Dhismihii lagala wareegay kaniisada oo laga furay Masjid [Video]

Magaalada Flen waxaa laga furay masaajid cusub oo loogu magacdaray Alhudda Masjid. Masjidkaan ayaa flen-alhudda-masjidqorshahiisa muddo socday ka dib markii dhismaha laga iibsaday kaniisada Pingstkyrkan.

Waxaa ka soo wareegatay mudo ka badan sanad markii Muslimiinta Flen qaasatan ururka Alhudda ay saxiixeen iibsashada Kaniisada la yiraahdo Pingstkyrkan ee ku taala isla magaalada Flen, heshiiska ayaa waxa uu ahaa in ay lacagta oo gaaraysay 4 milyan karoon ay ku bixiyaan muddada sanad gudaheeda ah, nasiib wanaagse waxa ay noqotay in waqtigii oo la gaarin lacagtii soo wada xarooto. Muslimiinta ku nool Sweden iyo qaasatan aqristayaasha Somaliska.com ayaa ka qeyb qaatay bixinta lacagta lagu iibsaday dhismaha kaniisada.

Sabtidii la soo dhaafay ayaa si rasmi ah loo furay masaajidka Alhudda, kaasoo ah mid qiimo gaar ah leh maadaama goob kaniisad ah loo badalay masaajid. Furitaankii masjidka ayaa waxaa ka soo qeyb galay dad badan oo ka kala yimid daafaha Sweden.

 

Daawo Video

 

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

24 Responses

  1. aamusane says:

    ASCmasha allah waa arin aad faraxad u leh in kanisad lagu badalay masajid tasna waxay ku timid waa arin juhdi badan la galiyay alle ayaa mahadas leh anagana alle hanaga dhigo kuwii ku cibadaysta gurigisa sharafta badan

    U codee: Thumb up 3 Thumb down 3

  2. mandeeq says:

    masha alaha waa arin ad iyo ad lugu farxo melkasta oo kanisad ahna waxan urajayanaa in masajid lagu badaalo sha alaha

    Fikrad lala dhacay Thumb up 7 Thumb down 1

  3. mohamed says:

    maashalaah ilahay dadkii dhisay ajar badan haka siiyo kolay waa sadaqa jaariya waligeed ayay soconaysaa inshalah

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  4. qamar says:

    masha allaah waa farxad aad iyo aad uwayn, ilaahay ajar haka siiyo intii dhistay inta wax kudarsatayba.

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  5. QISO,XANUN BADAN, O KADHACDAY ESKILSTUNA says:

    WALALA, YAL WAXA KADHACAY QISO XANUN BADAN MAGALADA ESKILSTUNA, WAXEY UDHACDAY SIDATAN ANO SOKOBAYO WAXA DEGANA RER GABAR IYO CIYALKEEA O 2 CANUG IYO HOYADOT WAXA KAMAQNA ABAHA FAMILKA IYO 5 KALE O EY DHALEN WAXANA HAYAY 5.TA KALE ABAHOD, O EY KUWADA NOLAYEN AFRIKO, DACWO BADAN KADIB WAXEY HELEN O GOLANSHO 5 ILMO IYO ABAHOD, HOYADI IYO 2DA CANUGNA WAXEY KUSUGNAYEN SWEDEN WAXEY SOGALEN ABIHI IYO 5 ILMO U WADAY 2012-12, waxey kaso kaxeysay elaborka waxayna kutiri guriga ilama sexaneysit o dagal ayey sisay ilmihi abahod o ayada qabay ilen nagta nin kale ay guriga ugujiro bes sidi lojogay xaley aya boliska waxey lakulmen dhagar qabihi rerka kalageyay o tug cml daqada kagalayo guriga weyna xiren ceb ALLOW hoyadas so hanuni,

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

    • samaan jecel says:

      walaal allahi ku uuntay kabaq islaamka ceebahooda ha sheeg sheegin teeda labaad aaqiro malagu so tosina sidaan faafinta ah waxa kaaga qeyr badan inaad u nasteexeeso labadaba inaguna eebe waxaan uga baryeyna inuu wanaag dhex dhigo lamaanahaan igana raali noqo wall

      U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  6. XAMDI SWEDEN says:

    TO,JIMCALE,&INTA KALE O WALALAHEN AH O KASHAQEYSO WABSETKAN somaliska.com, walala yal hadan nahay bahweynta somaliyed e kudhaqan wadankan waxan ad ugu xiran nahay wabsetkan, marka waxa naga codsi ah in aad noso gudbisan arimahan okale si loga fejignado wayo waxan arkay ama maqlay hoyoyin farabadan anan kutil mami karin rux hoyo ah falka ey kudhaqmayan hadad aragto ilmo aabahod laga dhexsaray o najiskale hosta lasogashtay din islan iyo dhaqan somaliyed midna maha e fadlan arimaha BULSHADA,KUSODARA WABKA, O ARINTANA MAQAL KASO DIYARIYA E NOSOGUDBIYA AJAR IYO XASANAD ALLAHA IDINKA SIYE SI AN UGA FEJIGNANO,

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  7. layla says:

    salaamu claykum w.w. walaalayaal arintaan waxaan u arkaa in ey sabab leedhay oo eysan sababa la,aan dhicin hooyo ilmo cidladaanku heeso waagaran kartaa laakinse aniga layla ah waxaan daganahay meesha qofkaan kasoo qorey dhacdadaan waxaan anigu oggahay nin 5 caruur ah africa kala imaadey oo iyadana 2 inta kuheesatey sey sheekadaan u egtahaybaana usoo qoraayaa sheekadaan gabar meeshaan ku dhibaneed oo habeen iyo maalin ninkeeda u ooyi jirtey uu isagana africa naag ku heestey oo uu ku dhaqleenaayey markuu isagu is qaboojinaayo mawuxuu umaleenaayey in ey iyadu ninkeeda u baahneen waa wax xun laakinse hadey go,aansatey in ilmaheeda kali u ahato walow ey fiicneed in ey aabahana isaga dhaxdeeso ciyaalkiisa waayo qurbo ayaa lajogaa laakinse weyba dhacdey hadey dhacdeyna hasoo xasuusto ayuumuhuu africa ku baashaalaayey iadana barafkaan ku dhibaneed oo intaas oo diidmo iyo banaan uadeegista u dheertahay hooyo kaligeed meelahaan ilmo ku heestao kuna dhashey ilaahbaa taqaan raguse ilowsho dhawaa….. kuwa hadda africa kasoo socdana hadey naago iskusoo qaadqaadaanhailasocdaan iney seeftu latageyso.

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 5

  8. FADUMO,XASAN@leyla abayo xasusnaw ALLAHA,KU UNTAY says:

    @leyla, SUBXANNA,LAH, walaley mawaxad benisay AAYDKA,RABBI,SW/ walashey horta wanku duceynena in ALLAH,XAQA KUWAFIJO, mida kale waxey ila egtahay in ad shekadan waxbadan ka ogtahay lkn hadadan xaqa ka shegin o ad u hadasho nafjecleysi iyo jes jes wa ku kaliga hadan usogudbo arinta ad ka dhigatay difac o ah NAGBU,AFRIKA KUSOGURSADAY, ogow in lobaneyay o AAYATKA ALLAAH,SW/ EY U FASAXEN RAGA ILA 4 MARWO AH, mida kale nag u hada sweden kajogo maxey utare o ayadane afriko jirto waxa lagayaba in usanba hada qabin ok kasotag adigana mawaxad ku tagersantahay nag laqabo o sida adshektay 7 carur ah heysato in ey ninkale kulasexato macaasi,XASBUNALAH, abayo hadad tahay rux muslimid qalis ah o iman leh sweden iyo sharciga galada intat waxkuxukumi lehet waxa ilahabon in ad kudhaqanto sharecada islamka wayo xasusnaw in ey YOMUL,BACATH, danbeyso o ey ka ordayan xata kuwa ad dhashay e imanku wamuhim iman qalis ah ALLAHA IDIN SIYO ADIGA IYO GABADHASBO?

    U codee: Thumb up 3 Thumb down 0

  9. Mustafa says:

    Asc/ oll hadan kahadlo fikirkeyga marnaba XAQA,&BAADHILKA, leskuma qaldi karo shekadan wey cadahay @LEYLA, walashey hadan kuweydiyo hal,su’aal o ah adoo,7 carur ah sweden kuhesto, hadan kudhaho wankuraba, e ninkan bas e ilmaha abahod ah naga buri ogow guriga unbad kaburin karta mahe nikaxaga wili wuhesta, e haska heste nowad shakada an dhacda iska gadino CARADA,ALLAAH,SW, kasokow ma,umaleyne in an jacel kuhayo ama an ahay nin xalal ah SUBXANA,LAAH, JW,tu wamaya ALLAAH, bankudhartaye in anan jacel kuheyn e waxan kuguwata dan ogowna in anan doqon ehen o an ogahay waxa atahay o ana anan isku ka haleynenin wayo waxatahay ruxi ninkey udhashay 7 carur ah iska burisay e anigo nikax kuqabin iga doratay? Intas iga jawab, le bes ka leyla ahan ti RABI,SW, kumaba muqate wan arkayaye?

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  10. Muslimad, says:

    Asc/ @leyla, huno hadad magaca bedalatay ogow in adan ALLAAH,SW, aadan qaldi karin lkn anaga wadna qaldi karta o magaca ayat iska bedela, ok hadan ugudbo fikirkeyga, mesha wan wada degan nahay walashey leyla, wana wada ognahay waxa mesha kajira, lkn,ALLAAH, HASO HANUNIYO GABADHAS WALASHEN AH IYO INTI KUFARAXSAN WAXA MESHA KASOCDO, HADAN KAGUDBO,TAS mustaf/walal wad lahadashay wlh ALLAAH caqliga salimka ah hakudayo walashen hadi wax loshegi jiray wale waxbad ushekta?

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  11. Cukash, says:

    K.k.k.k. Ceebey tacaaal arintan waxan ku arkay hada o laso shergareyay, facebook ga, oo xata sawiro ninka laqabtay ah ey kujiran wilibo aso xabadka dhulka lodhigay e su?aalo laweydinayo poliska cml wlh ceebey tacal,k.k.k.k.k.k.k.k.k.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  12. abdala says:

    subxaanalaah yaab badanaa maxaa walay 7 caruur ah ayeyba u dhasheee koley sheydaan meesha kama maqna intii muslim ah alaha ka qabto horta ninkaas naagtii 7 caruura u dhashay ay waxaas kula kacday alaha u yasiro ilmihiisa asaga ayaa dhalay in shalaah weyna ogaan doonan aabohood ok hooyada 7 caruurra dhashay eee weliba ay ku jiraan qaar hada afrika laga keenay canug somaliya laga keenay sida aan la soconaba 5 jir marka ow yahay waa qof weyn camal kow dhibka ugu weyni ilamaha iyo mamada ayowba ka dhex dhalan doonaa waxaan kale oo la sii yaabanahay ilaahey hanaga hayee hooyadaas ayada oo waxaa la arki doonaaa xaalad halis ah ku sugan mida kale gabdha meesha ku soo qortay ninka ayaan naag guursadey iyo waxaas walal waxa nuucaas ah webka haku soo qorin lana soco hadiii aad tahay qof islaam waxa aad qoreee dad ayaa aqrisanaaa wax aad qiil u raadisaaa meesha ma yaaliin wax laga noxo weeye ceebta laha asturo

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  13. Mustafa says:

    @leyla, jawab ayan kasugaya, amusnantada waxey daliil,utahay in adan wax xaq ah ama JW, ah adan heyn, marka ALLAAH,XAQA LAGU CAABUDO, HAKU HANUNIYO ADI &INTA BADIL NIMADA KU SOCOTO, ASC/DHAMAN INTA XAQA KA QEB QADATAY, ALLAH, HAKA ABAL MARIYO ,YAA ALLAAH, ILAAHOW CARADADA,NAGA BAD BADI ANAGO DHAN?WTF,

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  14. XAMDI SWEDEN says:

    @abdala, walal waxa tahay rux aqli iyo caqido salim ah ILLAAH, siyay MASHA, ALLAAH’ walalkey abdala?

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  15. qamar says:

    subxaanallaah wal ciyaadu bilaah, ALLAAW imaanka iyo islaamnimada nagusug . ALLAW IMAANKA HANA QAADIN. waa arin aad uxun subxaanallaah

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  16. hanad says:

    walalayaal arintan kashekaynaysaan waa arin mucjiso ah marka alle umada xaqa ha tuso sida wax ujiraan aniga ahaan magaran karo lakin wixi khaladka familyda kuwada alle ha ka qabto isha allaah

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  17. layla says:

    salaan aqyaarta oo dhan walaalayaal runtii soomalida hbsiimo la,aanbaa wax walba dhaafineeso anigana muslim baan ahay dareenka hooyona wuu igu jiraa laakinse naag ogol ninkeeda oo ey sugeyso in u\u hadana saas sameeyo malahan midda kale walaal mustafe iyo inta kale ee aniga hadalka igu soo darteyba waad mahadsantihiin aniguse waxaan aqaan gabar ninkeeda burisey oo 7 dubada ciyaala ah leh maahane naag ninkale latumaneeso ma garanaayo hadeyse sheekadaa kahadleysaan ey tahay naag ninkale ninkeeda karaacdey taas kuma raacsani oo xaq maahan waxaase xaqdara inuu qofka samri waayo asagoo og dhibka kan kale heesta …….idinkuse waa laidiin soo qorey maahane yaa og xaqiiqda aniga daris bey ila tahay gabadhaan aan sheegaayo hadeynaan isku dad ka hadleen waxaasna gabadh ay kasuurowdo maahan nin iney xaaraan kusoo dhaweesato xaqana rabi wuu cadeeyey qof kastaana waa inuu illaahiisa kabaqaa waayo ruuxna majeclo iney taas ku dhacdo gabar kastoo ninkeeda sugeysa hadey arintaan lakulmi leheed wey dareemeysaa xanuunkey leedahay saasbaan idiinkaga baxay runtana halaga hadlo soomalida inta yumataa badan oo waskhnimada ku jirta rag iyo dumar markii sweden laimaadey illaahey la,iloobey mana ihi qof illaaheeda hilmaamsan laakin waan kadamqadey walaashey wey wanaagsaneed iney nikeeda udeyso ilmihiisa dhaxdooda laakin dareen waxaa ku cusbaa arinta wakhti beyna ubaahantahay mana eheen in web iyo meelahaan ookale lagusoo qaato sheekada saasbaan uuga xumaadey una dhahaayaa africa ninka kusoo aroosey wey ku fiicneed in saan loogalo khaladna haiga fahmina akhyaarey….

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 1

  18. runsheeg says:

    subxanallah,xasbunallah wanicmal wakiil .waa arin murugo leh runtiina aaad iiga yabisay .waxaa meesha iiga soo baxay in shirqoolada gaaladu ka leeyihiin dadka soomaliyeed qaybo kamida lagu guulaystay.talo waxaan saranay allah subxaana watacaala, halmid ayaan rabaaa inaaan cadeeyo walaahibaaan ku dhaarteee hooyada falkaaa ku kacday inaanay abid nolol dhamaystiran heleyn ciqaabta allahna marwalba ay ku dhacayso.gabadha aminsan in ay saxtahayna allah u noqo walaashay ha danbaaabib allah ka baq aduunku waaaa dhalanteeed ha is raaacin.asc

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  19. Abdi kariin says:

    ASC WALAHI LAMA QIYASI KARO FARXADA MUSLIMINTA MADAAMO EYSAMEYEYN WAX LAGU FARXO MAXA TYELALAY KANIISAD MASAJID LOO BADALAY WAA WAX WEYN AAN LA QIYASI KARIN ILAAH BAA MAHADA ISKA LEH OO NAWAFAJIYAY QEYRKA, WAXA MAHAD GAAR AH LEH DADKII SAMEYAY QEYRKA OO ISKU KENAY DADKA MUSLIMINTA ILAAH JANADII HAKA WARABIYO IYO INTA KAQEYB QADATAY, HADII AAN NAHAY SOMALI QEYRKA WAN JECELNAHAY AAN WADNO QEYRKA WADANKIINA ILAH HA NUU DAJIYO W.W.W

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  20. Xasbuna laaah says:

    @leylo, ALAAH,SW’ WUXU AAYAD KISA KU SHEGAY DADKA ADOKALA AH. YACLAMUUNA, MAA TAFCALUNA, SADAQA LAAHU CADIM, O MACNAHEDA AH WEY OG YIHIN MANA KUCAMAL FALAYAN, MARKA UMALEYN MAYO IN ADAN KALA AQON XAQA IYO BADILKA, WANO NA HADEY WAXKU TAREYSO INTI SHALEY IYO MANTA LAGUSHEGAY AYAT KU QADAN LAGED E WAXAT TAHAY QOF MEL LOWADO,WLH ALLAHU MANAJINA?

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  21. Xamdi sweden says:

    LEYLA, walaley malinta yomul BACATH, ogow in eysan qil noqonen awladi lagu siyay iyo abahod ban udayacay nagkale ayu afrika kuso gursaday e hada janis ayat heysata e ALAAH, U TOWBAD KENA adi iyo gabadhas hadad daris tihin na u nastexe o wani tus xaqa haku tagarin durnimo iyo naxli wlh wa iga wano,

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  22. Abdi says:

    Ilaahey waxan aga baryaa in labadaan qof is fahan dhexdood dhigo si ay caruurta u badbaado. Allahu kariim.

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  23. manaal says:

    asc wr wb ilaah hasoo hanuuniyo inta
    hanuunka u baahan ilaaheyna
    hana qabto gaalada iyo
    sharta eey wataan
    sunxaanalaaah
    waa arin laga noxo
    subxaanalaah

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0