Digniin caafimaad oo ku saabsan maraq-digaaga (ALLKRYDDA)

5

Hay’ada dhowrta tayada cuntada ee la yiraahdo Livsmedelsverket ayaa digniin ay soo saartay ku sheegtay ineey labadaas maraq digaag laga helay bakteeriya la is qaadsiiyo. Ilaa iyo hadda 149 qof ayaa la sheegay in bakteeriyadas laga helay ka dib markii maqaayad ku taalaa deegaan Öland ay ka cuneen cunto lugu daray.

Cidii daneeyneysa waa kan warbixintii ku sabasan xawaajigan ama maraq digaaga laga digay in la cunno. Linkis-kaan hoose riixa si aad u akhristaan su,aalaha iyo jawabaaha la xirriira ee laga bixiyey.

Swedish: http://www.livsmedelsverket.se/matvanor-halsa–miljo/sjukdomar-allergier-och-halsa/matforgiftning/nationellt-salmonellautbrott—fragor-och-svar/

 

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here