Dood ku saabsan caruurta la soo korsaday oo lagu qoray saxaafada Sweden

Shalay waxaa wargeyska caanka ah ee SvD lagu qoray dood ku saabsan mideynta caruurta la soo korsaday ee Migrationsverket ay diiday in lala mideeyo waalidkooda. Ka dib markii ay Sweden bilowdy qaaditaanka DNA ayaa waxaa meesha ka baxay caruurta la soo korsaday tasoo keentay in qaar badan looga soo tagay Afrika.

Afar qof oo isugu jira quburo jaamacadeed iyo xildhibaano u dooda xuquuqda soo galootiga ayaa mowduucooda ay ku qoreen bogga SvD waxay ku soo qaateen dhowr tusaale oo ku saabsan caruur Soomaaliyeed oo loo diiday in lala mideeyo waalidkii korsaday, iyagoo dowlada ugu baaqay in ay hirgaliso sharciyada caalamiga ah ee quseeya xuquuqda caruurta isla markaana la siiyo caruurta la soo korsaday xaqooda ku aadan in ay la noolaadaan waalidkii soo korsaday.

Shalay ayaa sidoo kale ku beegnayd 25 guuradii ka soo wareegtay sharciga caalamiga ah ee caruurta kaasoo loo yaqaan (Convention on the Rights of the Child) kaasoo ay dowlada cusub ee Sweden ku dhawaaqday in uu ka mid noqon doono sharciyada wadanka Sweden. Sharcigaas ayaa faraya in caruur kasta ay xaq u leeyihiin in lala mideeyo waalidkooda.

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

38 Responses

  1. umu maahir says:

    War dadkan maxaa ka qaldan wayo macnahoda wanba fahmiwayay wayo waxaa jiro nin iyo nag isqaba caruur isku leh ona lodidayo hoyada iyo ninkeda iyo caruurta in la isku mideeyo hoyadi maa la leyahay sosaxii canugada in abahisa lo geyo ama abihi baa la leyahayvsosaxiix nagtada in ilmaha logeyo marka waxas ma ficantahay oo yaana daran koriska in lododo ama kuwa wax isku dhalay ona kala maqan ona la isku didayo carurne isku dhalen waxana lagu hesta 2 sano ma isla nolen kawaran iyo masakinta wax isku dhalin tas maficantahay

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 2

  2. umu muscab says:

    ilma kasta xaqiisa lasiinaa beey leeyihiin,ilma lasookorsaday ayeey kahadlayaan kuwi isdhalayna wey isku diidanyihiin maxeeey marka xuquuq ka ogyihiin. reer laba sano yaa baryahaan aqbaar inoo hayo ilaahay wax farxad leh ha ino soo wada yeersiiyo kuligeenba

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 1

  3. amina says:

    Asc walaalayaal Asbuuci hore aan diidmo kahelay migration ka
    Marka dadka is dhalay has fududeeyan

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  4. Yasin says:

    ASc dhamaan walaalaha Muslimiinta. Arinta koriska hadii sharciga sweden lagu daro oo baarlamaanku ay hirgeliyaan waa arin u aad u wacan waana wax lagu farxo. Tan dadka carrueaha isu dhalay kuwaa oo labo sano qabin arintaas meesha wey ka baxday oo dhowaan wiil aan sxb nahahy ayaa reekiisa loo keenay oo uu hada ky faraxsanyahay dhowr sano oo diidmo kadib.

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  5. ustaad says:

    Aamina diidmo noocee ah walaal bal noo faahfaahi,

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  6. amina says:

    Walaal waxaan ka mid nahay
    Dadka 2sano lagu hays tay
    Kadib markii lafasaxay yaan soo cusbonaysinay case kayagii
    Hada anigu waxaan migration ka helay didmo
    Ayku saleyeen aqon sigaga cade iyo 2sano ma wada daganeyn
    Lkn ilmahayga oo sanadadii here ila dhici jiray
    Hada waxay heleen ogolansho inay iswidhish noqdan waxaa hada umaqan numbers ka loogu soo saari lahaa passport ga
    Ana maxkamada yaan jawaab kasugayaa

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  7. amina says:

    Waxwalbo waa nasiin waxaa jira dad badan oo lasiiyey oglaansho iyo dad wali lahaysto

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  8. umu maahir says:

    Amina anigane kula mid baan kula ahay hada dhaw diidmo isiiyeyn waxana ahay dadki laku hestay 2 sano marki ladhahay waa lafasaxay hadane felki baan cusbonesiyay kadib diidmo ayey isodiren kadib waxey idhahen 2 sano ninkaga iyo adiga ma wada nooleen marka abayo ma aqano sidey wax u raban oo dad ey didaan dadne ey ogolaadan

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 1

  9. umu ali says:

    asc dhmana walaha waan idin samalay sweden wax ay cadalad ka og yihin malaha ani didmo aan leahay bishan waxa ay shegan waa been inkar aan nooga dhacday kuwan alle shartooda hana kaafiyo

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  10. umu muscab says:

    ASC UMU ALI WAAN KUSAALAMAY ABAYO, MA MIGRATIONKA AYAA KUSOO DIIDAY MISE MAXKADA?MISE WAA MAXKAMADEE MA TAN HOOSAA MISE TAN SARE. ILAAHAY BAA INO WADA MAQAN OO KHAYR KA RAJAYNAYNAA INSHA ALLAAH

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  11. umu ali says:

    wcs abayo waa maxkamada sare dhan dhaxe bishi 9 30 keedi ay isoo diiden tan kale 7 bishi 11 ayay isoo diiden marka wax laga sheego lama yaqaan

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  12. mohamed says:

    abayo maxay kuleyehin 2 sano miyey kuguhaystan iyo aqonsegi gormad bilawday dacwadada

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  13. mohamed says:

    umu ali

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  14. umu ali says:

    haa walal waxan bilabey dacwada 2013 lkinse 3 didmo sanadkaan 2014 ay isiyeen 2 sano iyo aqoonsi ay igu haystaan

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  15. sahal says:

    asc abaayo umu ali adiga dadkii hore isu sheegtay miyaad tahay adigoo raaliya mahadsanid

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  16. umu ali says:

    may walal waxa nahay guur dambe

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  17. zuhur ali says:

    asc

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  18. zuhur ali says:

    asc walal waan idin salamay dhamantiin allah qof kastooo muslim ah muraadkisa ha siiyo kurbadana haka qado

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  19. zuhur ali says:

    suaal ayaan qaba hadii qof wax ka og jiro fadlan ha so jawabo su aashayda waxa waye ninkayga dacwad so xereyay sharxi ethopian uu haystaa markaa dad ayaan ka maqlay dawaladan cusub waxay ku xiraysaa qof shaqeeya uun ba loo keenayaa waxas wax jira miyaa walal

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  20. amina says:

    Asc walalayaal maidinku jiraa qof akhbaarhaaha arimaheena ku saabsan
    Waxaan filaya inaad inoso gudbin doontaan
    Cidii jawaab heshay walashen na zuhur na kacaawin doontaan a rink eedo
    Cidi kawarhaysaa
    Asc

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  21. umu muscab says:

    asc
    waan idin salaamay akhyaarta, zuhur walaal aniga waxaan aqaanaa laba gabdhood oo bishi 10ad loo ogolaaday uguna dacwooday nimankooda baasabor ethopian ah

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  22. umu muscab says:

    labda gabdhoodna mashaqeeyaan

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  23. zuhur ali says:

    umu muscab shukran walal

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  24. umu muscab says:

    maya mashaqeeyaan

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  25. umu muscab says:

    asxaabeey baryahan maxaa loo aamusay ma afkiibaa juuqda gabay,reer laba sano aaway wax cusub yaa inoo haya baryahan

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  26. amina says:

    Aaway dad ki aan isku danaha ayehn
    Walaalayaal anaga case kayagii maxkamad buu aaday goana kamay gaarin ee waxay dib ugu celisey
    Migrtionka walaalayaal cidii arinkaas warkala socota
    Plz jawaab haiga siiyo

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  27. abdi says:

    walal dna horey miyad umartey adiga mise hada immgaration kaqadayan madama case kaga immgarationka lagu soceleyey

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  28. amina says:

    Maya wali DNA ma marin

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  29. sahal says:

    asc amina ayoo dadkii hore miyaad aheed isu sheegtay mise gadaal mida kale waxad isheegtaa abaayo maxakamada waa magaladee iyo imisa bilood ayauu layalay case kaga maxkamada adigoo raaliya abaao mahadsanid

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 1

  30. Adow says:

    Asc illah ha sahlo amuuraha. aniga aya ahaa dad guur hore oo xaskeyga markay imaneysay i shegatay lakin carur ma wadan markaas lakin waa ku jiraa skatt-ka waqtiga an is guursanay, carur meshaan igu dhasheen dacwo waxan ilaabay 2010 ilaa hada sanadkaan ayay iga qadeen Dna diidno ayay isoo direen oo ay igu dhahaan aqoonsigaaga marka racfaan aya ka qaatay ilaa hada jawaab ma haayo waxey qadnee igu dhaheen maxkamada malmö ugu badnaan 6 bil hada waxaa sugaa 4 bar marka ilaah ha fududeeyo, Hada waxaa rabaa inan sameeyo guur aan isku rajistareenaayo skatt-ka ma wax dhib ah ayay i keneysaa mise waa iska caadi iga so jawaaba insha allah qofkii qibrad u leh mahadsaniddin

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  31. amina says:

    Sahal walaal waxaan ahay guur danbe waxaane xaraynay case ka August sanadkan
    Mxkamada soo celisay waa malmö

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  32. faadumo says:

    waa arin wanaagsan hadii swedhan ogalaaneyso caruurta koriska ah aad baan u soo dhaweeyneyna asc

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  33. umu muscab says:

    asc reer laba sano wax akhbaar ah yaa inoo hayo baryahaan?

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  34. Mohamed says:

    Asc,waxaan maqlay in famil soomali ah lagu dhahay lacagtii migrationka Ethopia qaadan jira 600 dolay hada laga dhigay 6560 dolar.Yaa maqlay dadkale aay arintaas ku dhacday?

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  35. aabe soomaliyed says:

    asc asxaabta 2 sano yaa war cusub haayo maalmahan ogolaansho ama diidmo miday ahaataba qofkii war cusub haayo hanagu kordhiyo

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  36. amina says:

    Asc akhyaarta

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  37. abdi says:

    wcs amina walal wax cusub?

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  38. sulmani moha says:

    wllyaal waa siwanaagsan anni waa rajaynayaa in dadkayga oo dhan la iisoo qaaado insha allah

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0