Dowlada Federaalka Somalia ayaa shalay soo saartay warqad ay ku cambaareynayso wasiirka arimaha dibada Sweden Margot Wallström, iyagoo la saftay dowlada Sacuudiga oo maalmahaan waday olole ka dhan ah Sweden. Dowlada Somalia ayaa warqada ay soo saareen waxay ku sheegeen in Sweden ay jabisay qaanuunka diblomaasiyada iyo sharciyada caalamiga ah. Dowlada Somalia ayaa hadalkooda ku daray in diinta Islaamku ay bani'aadamka u keentay xoriyad iyo sharaf isla markaana in dastuurka Sacuudiga lagu tilmaamo mid qadiimi ah uu yahay weerar ka dhan ah dhamaan Muslimiinta caalamka. Hadalkaas dambe ayaa u muuqda midka ay ka duulayso dowlada Somalia oo u qaadatay hadalkii wasiirka arimaha dibada Sweden mid ka dhan ah Islaamka. Wasiirka arimaha dibada Sweden iyo raysal wasaaraha ayaa labadaba cadeeyay in Sweden aysan dhaliilin Islaamka iyo Muslimiinta balse ay dhaliileen xaalada xaquuqda bani'aadamka ee dowlada Sacuudiga, qaasatan sida ay ula dhaqmaan dumarka. Dowlada Sacuudiga ayaa u muuqata mid isticmaalaysa saamaynteeda dhaqaale iyo diimeed, si ay isaga hor keento wadamada Muslimiinta iyo Sweden. Balse waxaa qalad ah in wadamada sida Somalia ay si indho la'aan ah u hogaan samaan dalabaadka Sacuudiga isla markaana ay xumeeyaan xiriirka kala dhexeeya Sweden. Haddii laga hadlayo cida taageerada ka mudan Somalia, waxaan leeyahay waa Sweden maadaama aan ognahay sida Sacuudiga uu ula dhaqmay shacabka Soomaaliyeed ee u soo haajiray wadankooda xiligii dagaalada sokeeyo, kuwaaasoo tarxiil joogto ah iyo xabsi lagu haayo, halka Sweden ay Soomaalida siisay magangalyo iyo dhalasho intaba.

Dowlada Somalia oo Sacuudiga uga hiilisay Sweden

Dowlada Federaalka Somalia ayaa shalay soo saartay warqad ay ku cambaareynayso wasiirka arimaha dibada Sweden Margot Wallström, iyagoo la saftay dowlada Sacuudiga oo maalmahaan waday olole ka dhan ah Sweden. Dowlada Somalia ayaa warqada ay soo saareen waxay ku sheegeen in Sweden ay jabisay qaanuunka diblomaasiyada iyo sharciyada caalamiga ah.

Dowlada Somalia ayaa hadalkooda ku daray in diinta Islaamku ay bani’aadamka u keentay xoriyad iyo sharaf isla markaana in dastuurka Sacuudiga lagu tilmaamo mid qadiimi ah uu yahay weerar ka dhan ah dhamaan Muslimiinta caalamka. Hadalkaas dambe ayaa u muuqda midka ay ka duulayso dowlada Somalia oo u qaadatay hadalkii wasiirka arimaha dibada Sweden mid ka dhan ah Islaamka.

Wasiirka arimaha dibada Sweden iyo raysal wasaaraha ayaa labadaba cadeeyay in Sweden aysan dhaliilin Islaamka iyo Muslimiinta balse ay dhaliileen xaalada xaquuqda bani’aadamka ee dowlada Sacuudiga, qaasatan sida ay ula dhaqmaan dumarka.

Dowlada Sacuudiga ayaa u muuqata mid isticmaalaysa saamaynteeda dhaqaale iyo diimeed, si ay isaga hor keento wadamada Muslimiinta iyo Sweden. Balse waxaa qalad ah in wadamada sida Somalia ay si indho la’aan ah u hogaan samaan dalabaadka Sacuudiga isla markaana ay xumeeyaan xiriirka kala dhexeeya Sweden.

Haddii laga hadlayo cida taageerada ka mudan Somalia, waxaan leeyahay waa Sweden maadaama aan ognahay sida Sacuudiga uu ula dhaqmay shacabka Soomaaliyeed ee u soo haajiray wadankooda xiligii dagaalada sokeeyo, kuwaaasoo tarxiil joogto ah iyo xabsi lagu haayo, halka Sweden ay Soomaalida siisay magangalyo iyo dhalasho intaba.

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

52 Responses

  1. Wadno qabad says:

    Maa iska dhahded Sweden baan u hadlaayaa kuleey wariye caadi ah maahidee. Wariye caadi ah waxaa kugu yaqaanaa inuu warka uun faahfaahiyo maahan inuu i eexdo meel gaar ah

    Dood kulul. Ka Jawaab? Thumb up 17 Thumb down 16

  2. maxamuud says:

    Dhaliisha dawladda soomaaliya u soo jeedisay dawladda sweden ma ahan mid haboon maadaama aan ognahay sacuudigu inuu dhibo muslimiinta dalkiisa tagta gaar ahaan soomaalida way garaacaan kadibna taxiilaan ayagoo sacuudigu ka fog dhaqanka banii aadamka waxaa la rabay in ay soo dhoweeyaan dadka islamka ah maadaama ay ku yaalaan xarameynka ayna maamulaan dhulkii uu ku dhashay kuna barbaaray nabigeenna NNK

    Fikrad lala dhacay Thumb up 28 Thumb down 4

  3. Ha says:

    Mudane Jimcaale wa kala labo diinta iyo in qaxooti laso dhaweeyay in Diinta islaamka lagu tilmaamo (medeltid) oo loola jeedo wax waqtiyadii Jaahiliga ee Europe ee kaniisadu dadka qasbi jirtay waxay rabto oo kale maad sweden kula safan tahay mise xoriyadu waa in naaguhu dharka dhigtaan Maka iyo Madiina.Balse dowlada somalia wax saas ah uma arkayaan Swedishku wayo wayba ogyihiin in ururka islamku cambaareeyay inkastoo dowlada somalia ay fiicnayd inaysan hadlin meeshan waxay qabtaba.

    Fikrad lala dhacay Thumb up 18 Thumb down 4

  4. muslim riktigt says:

    Gaal iyo muslim baa isku haya mesha waa inad muslimka garabka siisaa .

    Fikrad lala dhacay Thumb up 13 Thumb down 3

  5. muslim riktigt says:

    Naagaha sweden wey qawanyihiin yaa ku haysta oo leh dhar haqaataan wey isguursadaan yaa leh isma guursan kartaan ader shekada faham magaca loo socdo waa slam.

    Fikrad lala dhacay Thumb up 19 Thumb down 4

  6. nawal says:

    sucuudi iyo sweden sweden aaa mudan garab waaayo sweden somalida waaa qaaabisha wana sharciyaysisa wadanka wayku soo dhaweesa lakin loooooook sucuudi somalida sida damerada ay ula dhaqmaaan diinta xaga dhig siyaaasad aaa laisku hayaaaa ,,gaalka dil gartiisa siiiiii sucuudi iyo carabi midna qayrmaleh ,,waxan ka qiirooda suu sucudigu asagoo muslimah muslimiinta ula dhaqmo ,,ceeb caleeg xassan guurguurte maxaw ogyahay ,, ma soomalida melaha kala daadsan aw ogyahay baaahidooda ,,waa asaga carabka basasha ka dhargay warkiisa qadanayee ,,nacas dheh

    Dood kulul. Ka Jawaab? Thumb up 14 Thumb down 17

  7. al cadaala says:

    Scw. Dhamaan hada hore ugalo Warka horta somali melwalbe jogto in ladhibo wey ku habontahay sabobto ah wa dad dalkoda dumiyey midkale kadortey sacudi tarxilkisa Wa xigmad Wa dalkaga dhiso Wa aqli xumo warama lahen sharci daro kujog mida kale Swedan Kama fiirsan hadalkoda weyna kudagdagtey wasirada hadey firineyso xaquuq dumar mel badan kajirta boqolkiba Wa warqaldan wana dulan Islam in mako iyo madino dumarka ha iskuqawiyan ladhaho dolada Swedan waxan lagu aqon iney fara lagasho maha hadan kahadlo tan somalia Wa Wadan Muslim ah aragtidisa Wa ino kabaxiya mana aha hiilo Ee Wa sax

    Fikrad lala dhacay Thumb up 11 Thumb down 2

  8. Um Alwalid says:

    sweden hadeey xuquuqal bani aadanka ka hadleyso kow ha fiiriso dhibka meeshaan nagu haysto caruur iyo aabahood kala maqan iyo caruur iyo hooyadood leysku diidaayo oo shuruud la dhex dhigaayo aaway xuquuqda naagaha sacuudiga eey ka hadleeyso meey tan dadka wadankooda kunool oo dhinka qabo koow fiiriyaan markaas tan wadamada kale ka hadlaan

    U codee: Thumb up 3 Thumb down 2

  9. ABdi says:

    Jimcaal dastuurka sacudiga waa kitaabka quraanka iyo sunada nabi scw. Sweden dasturka wax ka sheegtay sacuudiga iyo dhaqanka, sucuudigana waa hormudka iyo khadumak laba xarameyn, sanadkasto waxa marti galisaa malayiin muslim ah, mida kale kala saar qoxooti yaro la qaabila diinta islamka. Fdl qalinka ha isticmalin waxada aqoon u laheyn.

    Fikrad lala dhacay Thumb up 11 Thumb down 3

  10. Um Alwalid says:

    tan soomaaliya soo dhex galkeeda waa ku qaldan tahay labo wadan oo boqortooyo aa is heysto oo iyaga meelo kale iska kala fiirsanooyo beritane hadeey rabaan heshiinaayo maxaa dhex sur ka dhigay oo berito iyada dhexda uugu lumeysaa oo dadka sweden kunoolne dhibaato uugu keeneysaa

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 2

  11. nur elmi says:

    Hidden due to low comment rating. Click here to see.

    Fikrad aan lala dhicin Thumb up 1 Thumb down 8

  12. cadde says:

    Asc dhaman muslimiinta. hadaan ka hadlo fikirdkayga dowlada somali iyo inta wadan oo muslimah oo kadanqaday hdalkan waa ay saxanyihin.sweden afar qofoo qoxooti ay wax siiyeen iyo diinta islaamka yaa shabadan arzaaqada szb ilaah ayaa bixiya adiga xataxasaxaa waajib kugu ah inaa canbaarayso hadaadan awoodina aa niyada ka nacdo hadii kale imaankaayaaba daciif sacuudiga neh waa wadan aan walaala nahay waayo xadiska nnkh ayaa ahaa muslim muslinka kale waa wlalkis. waxaa bulshada aa u soo gudgudbinayso soo turxaan bixi

    Fikrad lala dhacay Thumb up 5 Thumb down 0

  13. Alciisawi says:

    Hadii kaliya aala wax lagu qayaasayo ay un tahay : “sweden waa nasoo dhaweysay oo nadajisay” Hadaba ogaada in Dajjaal uu isna imaan doono Dadna uu soo dhaweysan doono dadka uu col kala hortagi doono marka sheekadu hadey kaliya tahay waa lana soo dhaweeyay” sheydaankuba si uu kaaga owlaado wuu kusoo dhaweysanayaa!!!

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 2

  14. Um Alwalid says:

    hadii la dhaho sheekada waa sheeko diimeed tabcan gebigeena waxaan raacsan nahay diinteena laakiin tan hada leysku heysto waa tu siyaasadeed

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 2

  15. Shiino says:

    waa la kala garan la yahay xornimo waxey tahay xornimada waa mida kaa reebta xumaanta iyo faxshiga marka xornimada yurub ma ahan mida saxda ah mida kale tarxiilka ayaaba roon mida ka jirto sweden tarxiilka wuxu ku jecleysiin karaa wadankada wuxu yahay lakin qaabilaada sweden waxad ilowday wadan kada aragtida dheer waa noocaas balse fahanka bani aadan wuu kala gadisan yahay marka ha isku mashquulinina yurubian waxey rabaan kaliga yaan la dhageysan wbt

    U codee: Thumb up 3 Thumb down 0

  16. muslim says:

    sida aad hadal udhigayso jimcaale sax , maha waxa loo hiilanayo waa diinta islaamka iyo aflagada loo gaystay shareecada uu soo dajiyaey rabiga cirka iyo dhulka leh

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  17. Somaali says:

    Waxan la yaabanahay dastuurka sucuudiga waa quraanka iyo sunnada taasi Ma aaminsani lkn si oonaba sucuudiga ayaa saxsan sucuudiga waxow samee waxa aan quraanka iyo sunnada low tiiri karin

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 1

  18. ballicalanle1988 says:

    asc gaal hadlaya oo weliba ka hadlaya arimaha islamka hadaad aragto waxuu u socdaa diinta islaamka markaa yaynaan ugu hiilin sharciga yar ee layna siiyay galada ayn u eegno diinteena suuban waxay ina fartay galaduba waysu hiliyaan ee maxaa diidaya in islaamku isu hiiliyo oo canbaareeyo gaalku waxa uu dawlad muslim ah ka sheegaayo aniga wayla saxan tahay in dawlada somalia is garabtaagto sacuudiga iyadoo la ogyahay in aanu bini aadantinimada aqoon hadana waxa laysku hayaa maha taas ee fahma diinteenana yaynaan ka raacin sharciyar oo qaxoontinimo laguu siiyay wa bilaahi tawfiiq

    U codee: Thumb up 4 Thumb down 0

  19. GOTEBORGARE says:

    hadey islaamka wax lagasheegay kuwa ey kutuntaan dowlada soomalia iyo sacuudia yaa kawakil ah yaana loo gadac woodaa lakin makayeelaayo sweden diin wax kashegtay nin islam ilasheeganaana in oow beerka igalaado oo idhaho yaa aswad yaa ximaar. markii dan laleeyahayna waxaaleydhahaa akhii ilahdartiis waaye, sxb dowlada somali iyo sacudia boqortodaya waa isku mid diin udoona maa lakin kacbadaas wa kusoo dukanaa

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 1

  20. khalid says:

    nikani waxow webbside kan u furtay inoow aqristo comment giina marka sxbo yaal ha u jawabina maxa yelay maba ahan wariye nikaan meshaan waa qol dadku naqaska isaga saraan

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  21. GOTEBORGARE says:

    nin shekh ah ayaa dhahay markaan taagay wadanka sweden waxan arkay qofka martida ah oo wadan kaas taga in oow helaayo marti soor ah 3 bilood kudhawaad ayadon laxireen ladileen lacag lasinaayo. 3-6 bilood hadoow xaq uyeelan waayo magal galyo waxaa loodirayaa wadankiisa asogoon laqasbeyn, asagoo shekqa shegay hada tagtid wadan ka carabta odhan wey disatid in aad masafirtahay dil iyo garac iyo masafiris iyo baahi, waliba wadamada qaar dadkaada waco kudhahayaan ama waligaa kujir xabsigaas

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 2

  22. mandeeq says:

    Muslim waxba kama ogaa sacuudi ee afka lee kayihin muslim lkn kuma dhaqmaan ee dowlada somali maxa waaji ah ay kutagertay sacudi walahi waa yaab wax latagero waxba kama ogaa ee waqtiga yaan leskaga lumin

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 3

  23. naana says:

    Asc kolay sacudiga ma . ahan wadan xaquuqda biniadamka ilaaliya wana kuso nolaan jiray mana ahan dad fican oo dinta ku dhaqma ee wey ku gambadan oo kaliya

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 2

  24. farxaan says:

    Varför tar det så lång tid att bli svensk?
    Lyssna
    jimcaale hadalkaan soo gali wobsedka isagoo af somali ah De flesta invandrare kan bli
    medborgare i Sverige
    när de bott här i fem år.
    Men flera personer från Somalia
    har skrivit till Alla Väljare.
    De skriver att de måste vänta
    i åtta år på att bli medborgare.

    – Jag skulle vilja fråga politikerna
    varför vi som är från Somalia
    måste vänta längre
    på att bli medborgare?
    Det är fel. Alla måste få
    samma rättigheter, skriver Hassan.

    Ehsan från Afghanistan
    har också problem.

    – Trots att jag har alla papper
    från Afghanistan säger
    Migrationsverket att jag måste ha
    ett pass som är gjort innan 1992.
    Varför är det så? skriver Ehsan.

    Så här svarade partierna
    i Sveriges riksdag.

    Socialdemokraterna

    Innan en person kan bli
    medborgare i Sverige
    måste vi vara säkra på
    vem personen är.
    Det är viktigt för att personer
    som gjort brott inte ska kunna
    gömma sig i ett annat land.

    I Somalia finns det ingen
    myndighet som kan göra
    ordentliga pass eller id-kort.
    Så har det varit sedan 1991.
    Därför godkänner Sverige inte
    några id-kort från Somalia.
    Det gör det svårt att veta om
    en person verkligen är den
    hon säger att hon är.

    För att en person från Somalia
    ska bli medborgare måste
    Sverige göra en stor undersökning.
    Det är därför det tar längre tid
    för somalier att bli medborgare.

    Moderaterna

    En domstol bestämde
    i januari 2012 att Sverige ska
    ha hårdare krav på id-kort.
    Det betyder att Sverige inte
    längre godkänner några
    pass från Somalia som är gjorda
    efter den 31 januari 1991.

    Sverigedemokraterna

    Migrationsverket har
    för mycket att göra och därför
    går deras arbete långsamt.
    Sverige har tagit emot fler invandrare
    än vad vi kan ta hand om.
    För att det ska gå snabbare måste
    färre invandrare komma hit.

    Migrationsverket godkänner inte
    pass från Afghanistan eller Somalia
    eftersom de inte är tillräckligt säkra.

    Miljöpartiet

    I Somalia och Afghanistan
    finns inte fungerande stater
    som kan göra id-kort
    som Sverige litar på.
    Men Miljöpartiet tycker att
    det är orättvist att människor
    som kommer därifrån måste
    vänta längre.

    Centerpartiet

    Det finns en särskild regel
    som säger att en del person
    får bli medborgare först efter
    åtta år. Det gäller dem som inte
    har pass eller annat id-kort.
    Självklar kan man prata om
    i fall den regeln är bra eller inte.
    Det är viktigt att hitta lösningar
    som gör att flyktingar
    snabbt kan visa vad de heter
    och var de kommer ifrån.

    Vänsterpartiet

    Det handlar om att det är svårt
    att bevisa vem man är.
    Det beror på att Sverige inte
    godkänner dokument
    från Somalia och Afghanistan.
    Passen är inte tillräckligt bra.

    Vi vill inte att det ska ta
    längre tid för någon som kommer
    från Afghanistan eller Somalia
    än för någon annan som
    väntar på att bli medborgare.

    Folkpartiet

    Det här är frågor för
    Migrationsverket och de säger
    att passen inte är tillräckligt säkra.
    I Afghanistan kan en person
    få ett pass om två personer
    följer med och säger
    vem personen är.
    Det räcker inte i Sverige.
    Somaliska pass är inte heller
    tillräckligt säkra och det är
    vanligt att människor köper
    och säljer passen.

    Kristdemokraterna

    När det gäller medborgarskap
    är det bättre att fråga
    den myndighet som jobbar
    med sådant, nämligen
    Migrationsverket.
    Det är de som ska göra
    vad politiker i riksdag
    och regering bestäm by {8sidor]

    U codee: Thumb up 4 Thumb down 0

  25. aAbdulghani says:

    Hidden due to low comment rating. Click here to see.

    Fikrad aan lala dhicin Thumb up 0 Thumb down 5

  26. Yuusuf Somali says:

    ASC Dhamaan Umada islaamka Jimcaale Diinta Maahan Fikir iyo sidee kula tahay Saudi Arabi Dastuurkooda waa Kutaabka Quraanka iyo Sunada Nabi Mohamed SCW Marka inaad cinwaan dhan ka dhigato Maahan Somaliya oo Sacuudiga uga Hiiliyay Sweden taas waa Qalad Mida kale Hada waxa 2wadan isku hayaan waa Arimo diin marka qof walba oo muslim ah waa inuu difaaca diintaa Xoog,,maal,,af,,Qali iwm sidoo kale kaliya Somliya maahan wadamada Saudi u Hiiliyay ee waa wadamada Jaamacatul carab oo dhan shalay waxa inaga horeeyay Walaalaheen Djibouti sidoo kale wadamo badan oo islam ah ayaa cambaareeyay dowlada sweden taasna waa mid sax ah waayo mar waliba gaalka iyo muslimka waxa ku xigo oo walaal tihiin islaamka taasna waxaa inoo sheegay Nabigeena Suubaana waana xadiis shariif ah oo dhahayo ( مَثَلُ المؤمنين في تَوَادِّهم وتراحُمهم وتعاطُفهم: مثلُ الجسد، إِذا اشتكى منه عضو: تَدَاعَى له سائرُ الجسد بالسَّهَرِ والحُمِّى ))
    Mida kale dadka dhahayo Warqada xun iyo ceeer yar ayaa ina siiyeen sweden ama gaalada taas micnaheeda maahan inaad mar waliba aad dhahdaa gaalka ayaa ka fiican.

    U codee: Thumb up 4 Thumb down 0

  27. lucki says:

    dawlada somaliya haday xuquuqda dadkeeda eegayso mahayn inay sucuudiga tageran swedEn diinta islamska wax kamay shegin ee gumaysiga sucudigay ka hadleen wana wax ka jira wadankaas dumara soomaliyeed intay khadamad nimo ugu shaqeyaan yay marka bishu dhamato ka dafiraan xaqooda mahan Nin dhargay oon waxba ogayn inuu canbareyo wadan dadkisii soo dhaweyay maxayse wax canabareyaan iyagibaaba dawarsanayee cajiib

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 5

  28. umu Sara says:

    Asc dhamaan walaalah muslimiinta ah aniga raayigaaygu waa in diinta aan u hiilino waayo dustuurka qadiimka ay shegegayaani waa diinta islaamka oo lagu dhaqmo inkastoo xataa sacuudigu anay ku wada dhqmin kitaabka ooy dadka muslimiinta ee soo haajiray si xun ula dhaqmaan hadana waa wadan muslim ah isaga ayaan mudan in loo hiiliyo iyo diinta islaamka Swedena Alaah ayaa noo qadaray inaan imano markaa adigu ma wadankaan ku noolahay darteed ayaad sidas u dhahday diinta ayaa weerar lagu yahay ee Alaah ha naga qabto adigana xaqa ku garansiiyo

    Fikrad lala dhacay Thumb up 8 Thumb down 1

  29. umu Sara says:

    Sax mashaa Allah waa runtaa

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 2

  30. umu Sara says:

    jimcaale ka fiirso waxaad soo qorayso walaalkeen ayaa tahay waan kula talinaynaa siiba waxayaabaha diinta ku saabsan

    U codee: Thumb up 4 Thumb down 1

  31. amiir says:

    waxa muhim ah inaad fahanto wasiirku hadlkuu yiri iyo faahfaahintu ka bixiyey wasiirku waxa uu ka hadlay waa xuquuqda binu aadimka sida sucuudigu uga tacadi falo dabcana taasi waxay taabanaysaaa somalida qaxotiga ku ah sucuudiga sida uu ula dhaqmo anaga marnaba taageeri mayno cid diinteena wax kasheegtay lkn wixi xaquuq binu aadnimo ah waxaan ka fiirinaynaa dhanka noo fiican

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 1

  32. shirin says:

    Horta dadow maxa laysu garab wada diinta islamka iyo bii ni adam nimada wasirku kamay hadal diinta waxay ka hadasha sidu ula dhaqmo sucudigu dadka oo ruunti ufu horeeyan somalida wan og nahay dafkena soomaaliyed ee halka taga siday ku nol yihinmarka anigu marnaba isma barbar dhigayo sacuudiga iyo sweden intaan sweden ka helayna waligay hadan jiro sacudi kama helayo marka dintena wacan waxba lagama sheegin ee ogada bii ni aadam nimada

    U codee: Thumb up 4 Thumb down 0

  33. ِAbubakr says:

    Reer Alla Sacuud oo Riyad fadhigooda yahay iyo siyaasada Sweden, Diin shaqo ku malahan. tankale Dowlad ku sheega Somaliya waxay ahayd in ay xishodaan waayo maba aqoonsana sweden dowlad Somali ah, haday aqoosananan lahaayeen anaga Somalida ah oo dalkan kunool nalaguma dhibeen isa soo cadeeya oo keena wax la idinku aqoonsado sida ID ama Pass, marka arintu Diin ma ahan ee waa siyaasad Somaliyeey yuusan afka idinka urin. Sacuudigana Diin shaqo kuma lahan waardiye ayay ka yihiin. Somaliya waxa intaan soo gaarsiiyay iyo dhibaatadan waxaa ugu wacan Carab Qaasatan reer Aala Sacuud. oo aduunka u yaqaanin Dowlada Sacudi Carabiya.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  34. suraya says:

    Allow jabi sacuudiga shayaadiinta Sweden viva

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 2

  35. cilmi says:

    hadii aan ka hadlo fikirkayga Sweden iyo Sucuudiga ah, ma aha laba leys dhinac dhigi karo, Sababtoo ah Sweden dadka Somalida ah wey soo dhoweysay oo diintooda iyo masaajidadooda masoo fara geshato,laakiinse sucuudigu Somalida koronto ayaa ku gubaa wuuna tarxiilaa ama xabsiyada ayeey iskaga dhintaan marka sucuudigu waxuu sameynaayo ma islaamnimaa? kise waa bani,aadantinimo? wallahay wax lagu sheego ma garanahayo.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 1

  36. ahmed says:

    waa runtaa dowlada cusub ee ay hogaamiyaan damujadiid alislaax sucuudigana saldhigooda yahay waa indho la’aan hadeey faragashteen waxa ka dhaxeeya waana sharaf daro, mida ay ka xanaaqeen oo ah waa dhaqan qadii mi ah waxaa ka sii daran dadka muslimka ah duliga lagu haayo damu jadiid ma arkaane xulafadooda ayeey arkaan hadeey sucuudi u doodaayaan dulmiga islaamka lagu wado ha ka hadlaan hadii kale waa indho la’aan.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 1

  37. Shakuur says:

    Gaal marasta Ku dhowra ayaa dharma Muslim ilmahaga tarxiilaaayo. FIFA Sverige.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 2

  38. Shakuur says:

    Shaqsiyan maanta hadii la ii dhoho yaad gubeeysaa Sweden iyo Saudi ….Saudi Arabia ayaan gubi lahaay.

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 1

  39. Sharmaarke says:

    Waa in la taageera dawladda sweden. waayo sweden diin kamay hadal waxay kaliya oo sheegeen xuquuq bani aadam iyo kaligii talisnimo waana wax xaqiiqa ah oo jirta, waayo sucuudigu waa kan xuquuqda bani aadamka ku tumanaya, tusaale sucuudiga sharicigiisu wuxuu qabtaa oo kaliya miskiinka ninka lacagtaleh ama masuulka ah ma qabto. tan kale somalidu way ku qaldan yihiin inay islamarkiiba sucuudiga la saftaan, ma illowdeen gabagii caanka ahaa. Muslinnimo nimaan kuula socon muslinnimo khaas ah. Gaal maxasta kuu dhawra ood magansataa dhaanta.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 1

  40. Geelle says:

    Dawladda somaliayay kuleeyihiin. xagay dawladu joogtaa maalinba wadanka sadaqo siiyay ayay la socdaan barina iyagoo swden taageersan baad arki doontaa. dhiig cusub dawlad maaha jimcaale adigana waan kugu taageersanahay war bixintaada iyo fikirkaagaba.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 1

  41. ogaal says:

    Aintaan waa hishiiska hubka oo qiil loo sameynaayay. Teeda kale diinta islaamkane ma qabto waxa sacuudiga looga dhaqmaayo. Dowlda Somalia boos uguma banaano itoobiya iyo keenya ha iska celiso mahadsanidiin

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 1

  42. Ibrahim says:

    Ninki gurigiisa kasoora ee isla markaasna kugu bahdila iyo midka waxba anan kusiin lkn sharafkaafa dhowra keebaa xuquuq fiican Saudiarabien dadka wey xirta wey tarxisha waxna masiiso’
    Lkn Sweden sodhaweynteda maxaa dabayaal akhlaq xumo cibada xumo bahdilad famil & caruurtiisa laga xoogayo intaas iyo inkasii dhibadan.

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 1

  43. aar says:

    warkaalay anaga sacuudi maxaa inaga galay.. afdheera dawladeena. carab waa dadka u qiiyanada badan caalamka uguna gaal jecel. somaalida qaar dhaqoonkooda beey diin umoodeen. WALIGIIN CARAB HA AAMININA, XITTA HADUU SHIIKHYAHY. DAWLADEENU WAA FADLAN LACAG KUSHUBO KII WAX SIIYO BAA ISKA FUULAYO, SHARMUUTTO. sweden inteey umadeena u qabatay carab meeysan u qaban, been maahan taasi. wax inaga galay malahan carab.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 1

  44. zahro says:

    sacuudi waxan dhahao ma aqaano lkn dowlada Somalia Ayaan waxaan dhahaa isdajiya oo waxaadan waxbo kaqaadi karin ama eysanba kuu oolin hagalina ee sheekadiin mooshinkeenida ah iska wata.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 1

  45. warsame says:

    sucuudiga shareeco islaam laguma xukumo waa magac u yaal adiga iyo ruuxa sucuudiyaanka ah isku xaquuq ma tihiin haduu gaari ku jiirsiiyo waxaad tahay adoon dhintay markaad joogto sucuudiga waxaa kaa qiimo badan ninka mareykanka ah ama europianka ah yaanan waxba been la idiin sheegin carab waxa keliya ee naga dhexeeyaa waa islaan nimo wax dhalasho la yiraahdo nagama dhexeeyaan maxaa yeelay agtooda hadaad madowdahay waxaad ka tahay adoon mida sweden hadaan usoo noqdo iney caayaan iska daaye waxaa fiicneed iney duqeeyaan intaan maka iyo midiina ka eheen waxaa degan ciidan mareykan ah dumarkooda oo qaawan ayay socdaan wadooyinka damaam war somali maskiin yaanan carab islaanimo idinku beer jilicsanin

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  46. amed says:

    asc dhamantiin waxad umalaysaa in dadku ay afka qabanayan dowlada somalia wax kastana ay ku salaynayan qaxooti iyo tarxiil marka dowlada somalia xaqbay uleydahay cidii diinteyda wx kasheegta inay karbashaato adiga qaxootiga ah calafkaaga waad cunee

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  47. abdul says:

    Afhayeen swedish cml u hadashay dowlada somalia waxe ka hadashay un qor saxafi fakarkisa ka hadlaya macqul ma ahan ama cadeey wabka ana leh dheh oo waxa dona ku hadli karaaa

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  48. wiilsare says:

    kolay anigu dowlada sweden ayan tagersanhay lkn sucuudaga ma yaqaanan bini adanimo wad ogtihiin sida ay somalida ula dhaqmaan waagi dagaladi sokeeye wadanka somalia oo hulcaya ayay somali gaaraysa 300 oo qof ka soo rogtay xamar marka sucuudi aniga asxaan nagama dhexeeyo mana taageerayo

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 1

  49. Yuusuf Somali says:

    Tiisa daryeelaa mid kale daryeelo saudi ayaa dad tarxiilay dad dilay iyo iwm ma soconeeso nin walba diintiisa ha difaacdo gaalada sida ay rabaan ayeey wax u socdaan eey ninkii korsada iska leh hadiiba sweden ceer lagu difaacayo taas waxay cadeeneesaa in somaliya mustaqbalka meel xun ku sii socoto oo hada waxaba banaanka is keenay kuwa sheeganayo shiico,,iyo kuwa banaanka la tagaan gaalo ayaa noqonay xaquuq ayaan rabnaa marka ilaah ha laga baqo mida kale waxa leedihiin sacudi ayaa na tarxiilay war sacuudi iska daa wadankaan u dhalanay dad ka mid ah ayaa la tarxiilay hantidooda la dhacay oo la leeyahay isma geeno oo isma guursaano sidoo kale waxa loo baxshay looma oyaan marka maxaan saudi ku maagnaa hadiiba wadankeenii intaas in ka badan ka jiraan

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  50. Hip hop says:

    26-åring åtalas för våldtäkt
    överfallsvåldtäktVÅLDTÄKT En 26-årig man åtalas misstänkt för att ha hotat, misshandlat och våldtagit en ung kvinna som tillhör samma idrottsförening.

    Totalt har nio vittnen kallats till förhör. Mahad Mahamud Ali, somalisk medborgare och gift, ska ha tvingat kvinnan till sex och sexuella handlingar vilka jämställs med samlag (fört in fingrar i målsägandens vagina och analöppning). Vidare ska han ha hotat att döda henne ifall hon skrek.

    Våldtäkten räckte dock inte – dagen efter ska Ali ha kallat kvinnan “äcklig jävla hora” och dragit ned henne i en soffa.

    Trakasserierna inleddes dock långt innan, i mitten av 2014, då han sagt åt henne att han “funderar över vad han ska göra med henne”, att han ska “ärra henne i ansiktet, att han ska skada hennes ben så att hon inte kan gå” med mera.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  51. Um Alwalid says:

    taan ka hadlaayey ayaa tanoo kale eheed ineey soomaaliya dhexda ku dhumeeyso صرحت وزيرة الخارجية السويدية “مارغوت والستروم” أنها سعيدة بعودة العلاقات مع السعودية لكنها لن تتنازل عن تصريحاتها السابقة.
    وطبقا لصحيفة “أفتونبلاديت” المحلية قالت “والستروم” خلال مؤتمر صحفي اليوم (السبت) أنها “أنا بالطبع سعيدة جدا بعودة العلاقات مع السعودية ، ونوجه التحية للسفير السعودي بالسويد، ويمكننا تفهم سوء الفهم الحاصل بأننا أهنا العالم الإسلامي”.

    وأضافت “والستروم” أنها لن تتراجع عن التصريحات السابقة حيث وصفت جلد المدون السعودي رائف بدوي بأنه “فعل يعود للقرون الوسطى”.

    وجاء قرار المملكة العربية السعودية لإرسال سفيرها بعد احتماع أمس بين مبعوث الحكومة السويدية “فون سايدو” وفادة الحكومة السعودية بقيادة الملك السعودي سلمان.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  52. cilmi says:

    Search in site…
    Saturday, March 28th, 2015 | Posted by News Hour
    Sucuudiga oo Dib u ceshay safiirkoodii Sweden .

    Boqortooyada Sucuudi Careebiyah ayaa dib u dirtay safiirkoodii u fadhiyey dalka Sweden , ka dib raali gelin ka timid dalka Sweden. Boqorka dalka Sweden Carl XVI Gustaf oo ayaa xaqiijieyy in labada dal ay is afgarteen.
    Ra’iisal wasaaraha dalka Sweden Stefan Lofen ayaa sheegay in ay raali gelin buuxda ka bixinayaan waxkastoo meel ka dhac ku ah Sucuudiga oo ka yimid Sweden, wuxuuna sheegay inay ka xun yihiin in Sucuudigu weerar qaawan u qaatay arintaas.
    ” Waan ka xunahay waxkastoo ahaa weerar iyo meel ka dhac Islaamka ama Sucuudigaba” ayuu yidhi Stefan Lofen.
    Labada dal ayaa xaaladoodu meel xaasaasi ah gaadhay , ayadoo Sucuudiyiintu adeegadeen awood dheeraad ah iyo galaangalka siyaasadeed ee dalalka Islaamka oo inta badan Sucuudigu dhaqaale xo

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0