Dowlada Sweden oo doonaysa in ay joojiso lacagta xanaanada caruurta

Dowlada cusub ee Sweden ayaa shaacisay in ay doonayaan in la joojiyo  lacagta xanaanada caruurta ee loo yaqaan (Vårdnadsbidrag) taasoo la siiyo hooyooyinka caruurtooda ku haaya guriga halkii ay xanaanada ka geyn lahaayeen.

Dowlada ayaa ku dhawaaqday in ay baarlamaanka u bandhigi doonto mooshin ku saabsan in la joojiyo lacagta xanaanada caruurta iyagoo sheegay in sababtu ay tahay in lacagtaan ay dhibaato ku tahay isdhexgalka isla markaana ay waalidiin badan ay ka hor istaagtay in ay shaqaystaan. Xisbiga Folkpartiet (FP) ayaa sheegay in ay taageerayaan mooshinka dowlada. Xisbiyada kale ee Alliansen ayaa isku qilaafay arintaan.

Lacagta Vårdnadsbidrag ayaa gaaraysa 3.000kr taaso la siiyo waalidiinta caruurtooda marka ay gaaraan 1 sano ilaa 3 sano ay ku hayn garaan guriga. Sanadkii 2013 ayaa guud ahaan waxaa lacagtaan la siiyay waalidiin gaaraysa 7100 qof.

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

20 Responses

  1. wardhigley says:

    lakinsa sheykadan waa sheyka danmarke biloow day sheyka swedan khaas uu ah mahan .marka ajnabi naceeb waa uu jiraa . waana uu sii soconaa ilaa qof walba uu wadan kiisa uu labanayo. qof ki rabo in damiir xumo ama in lagu dhaga hadlo ha ku nolaado dhuul uusan la heyn . wal wal xuman af lagaado aa ku jire

    Fikrad lala dhacay Thumb up 12 Thumb down 1

  2. Jey says:

    Wa so dhawaynayna in lajoojiyo waayo lacagtaas wa tan naagaha Somalida washay.

    Dood kulul. Ka Jawaab? Thumb up 11 Thumb down 7

  3. faadumo says:

    Ma fahmin ani ma lacag kale oo maama leydhi eheen oo xaq lo leyahay miya jirtay fadlan cidi igu dhanto haiso jawabto

    U codee: Thumb up 4 Thumb down 3

  4. deeqa says:

    Kkllllll horta ya yaqaan somali mabataqaan badankeedu waxaan tanfasaxa walidja ahayn badankoodu sanad markaygaarnba xananada caruurtau gaystan gooya dheh dadka dhahaya nagaha somali day washay lacagtasi umalaynayo hablaha haladaayo waa hooyoyin kuwan ahayn hadana waa hooyo da bari gabar walba

    U codee: Thumb up 3 Thumb down 0

  5. Mustafa says:

    Haaa Vårdnadsbidrag waa lacag ay hooyadu dalban karto ilmuhu Intuu yahay 1 ilaa 3 Sano iyadoo ilmaheeda guriga ku xanaanaysanaysa oo aan markaa geynayn dagiska amaba xanaanada caruurta lageeyo laakiinse aan jeclahay inaaney Sweden oodhan ahayn oo magaaloyinka qaar uun laga dalban Karo Mamma lediga isagu waa fasaxa ay hooyadu leedahay si ay ilmaheeda guriga ugu xanaanaysan karto sanadka ugu horeeya hadii aabaha fasaxa qaybsanayaana waa 380-cisho isugeyn

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 1

  6. zuhur ali says:

    asc ma fahmin lacagta ma mamo lidiga miyaa mise wa lacag kale faadumo suashada wan kula qabaa

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  7. Jiifdiid says:

    faadumo haa weey jirtaa waxaadna qaadan kartaa ilmahaaga markeey gaaran 1 sano ila 3 sano ee ka gaaraan lakin 3000 kun bas waaye wexeeyna dan ugu jirtaa naagti nin keeda ushaqeeyo ayadane taas ayee fadhigeeda ku qaadan kartaa

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  8. adoon alle says:

    waxa jirta lacag la qaato sabtida iyo axada hadii ilmahaagu kuu joogo guriga isla markaasna aanu tagaynin meel waxa aad ka codsan kartaa försäkringskassanka.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  9. Mohammed says:

    kkkkkk, habartay maaragtay ayaa ka dhacday, dadka qaar ayaad modaa in ay hadda ku soo baraarugeen oo ay lacag kamaqantahay looooooooooool

    U codee: Thumb up 3 Thumb down 0

  10. qeyre says:

    walaalayaal taas kagudba waxay aheedba waalajoojiyee

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  11. Ahmed says:

    Lacagta caruurta lagu qaadto oo dhan ha la jaro .. Furniinka baa aad u yaraanaya .. Dadka caruuraha dhalaya waa inaybka fekeraan masariifta ilmahooda.. sida caanihiisa iuo xifaayadiisa kkkkk

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 1

  12. laylo says:

    walaalayaal arinkaan wuu jirey ilaa dawladii hore intey jirtey asagoo jirey baa hadana kammun kasta uunan bixin jirin oo wey ku kal fikir duwanaayeen xisbiyada. kammunkastana xisbiga maamula bey ku xirneed oo stockholm oo dhowr kammun ka kooban xataa isku si waalidiintu umaysan wada heli jirin marka waa wax iska yaraa oo xisbiga S ka ma aaminsaneen lacagtaan in waalid cunugiisa guri lajooga uu qaato ilaa 3 jjir intuu ka gaarayana uu cunugi doogis aadin. waxaana sifican usii sharaxay walaalkay mustafa. ee intaan lacag ku fikireyno naga maqan waa inaan ku fikirnaa in awlaadena aan kula laabano wadankeenii.

    U codee: Thumb up 3 Thumb down 0

  13. nacala Tulaaha yuhuud wa nasaara says:

    Waxaan ka yaabaa dadka yidhaahda Dhul ayaa lagu laabanayaa ee afkaba soo mariya waar halkan ayaa kuu dhaanta meeshaad sheegayso hadaad wax ku ogtahay kamaad soo orodeen, iska daa nolole xabad ayaa afka lagaa galinayaa doqomayhow runta adeer naftaada ka sheeg, ha isku maaweelina waxaaan sal iyo raad toona lahayen. afkaba hasoo marin dhulbaan leeyahay qaxoonti xun ayaad tahay oo tuugasanyee,

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 3

  14. qaxooti says:

    gabar ninkeedu shaqeeyo ayaa kuhaboon lacagtaan ineey dalbato o caruurtana guriga kuhaysato. lakin familka ceer hadey kunoolyihiin faaido maleh.

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  15. Ahmed says:

    Walal lacagtas kommunada dhan ma bixiyay waa kuwo qaas ah marka somalida badanaa maba yaqaanan oo Ma qatan marka somalida waxay noqden wax afka lagu Tirto Sxb Somali Wadad waxkasta kaso bixi kara hadi lacagta la jira Adeer dadka mesha ay galan bay Somali galeee wixi uk kadhacay iyo Danmark kuquso Somali waxba loma reeban hadana wanolyihiin marka Somali yala cabsan canjelo iyo odkac aa cunenaa
    Wasalmu calaykum

    U codee: Thumb up 5 Thumb down 1

  16. runsheeg says:

    waxoow ku leeyahay doqon kaan nacalaa tulaha yuhuud iyo nasaara dhul gaalona waa rabyaa
    oo hala noqdo kii yiraa waa cayna isma ogo miyaa waxa ow qoraayo iyo magaca ow wato dadna waacayna

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  17. Abubakar says:

    Nin wadankaaku joogow maxaa farxad kuu Laban Nin qurbo joogow maxaad ixtiraan weysay ow siyaana Rabin aa yeeshay

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  18. geedi says:

    warddhiigley saxiib wadan aad sheegayso ee lagu labanayo xagee ku yalaa wadankii somali adigo miran baa ku xaaray intii soo hartayna shabab ayaa sanka u soo duubtay dadka qorta ka gooyin illah waxaan ka baryayay ummada somaliyeed in uu illah farad u furo alla mahad leh

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  19. khadijo baaslaawe says:

    asc walayaal lacagtaas waligeey ma mqal hooyo ayaan ahay oo ilmo heeysato awalba lacagtaas kamuunadooda ayaa u cunijiray magaraty lkn niamanka leh furiinka ayaa yaraanaa weeyqaldan yihiin sabaabka ugu weeyn ee la isku furo waa raga sooomaaliyeed oo inta badan mas uuliyada ooga aadan dhaqanka gabay ama diidan marka aan ku kaalmeeyo reeraha ha is firaan maahin mic naheeda ee runta kahadal

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  20. Nuur says:

    faah-faahin. haddi aan isku dayo in aan idiin jilciyo,waxaa weeye lacag aan somalida intooda badani aqoon oo aanay qaadan jirinba, taas oo lasiiyo waalidka ilmaha dadiisu tahay 1-3 hal sano ilaa sadex sano ee guriga lagu haynaayo lasiin jirey, ilmaha markuu dhasho ilaa uu ka gaadho 1 sano mammo ledig aya lasiinayaa, markaa taas maaha waa sideedii taasi.
    lacagtaa halajoojiyo, ma fiicno waa dib udhac, 3sano qof guri iska fadhiyey dadka ma gaadhi karo

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0