Dowladda Holland oo wax ka badalaysa siyaasadeedii soomaalida magangalyo doonka ah

Xoghayaha cadaallada iyo amniga wadanka Holland, Fred Teeven ayaa sheegay in wax laga badalay siyaasadihii dowladda ee arimaha magan-galyo doonka Soomaalida ah.
Qoraal uu aqalka labaad ee baarlamaanka u diray ayuu ku sheegay in qofkii cadeeya in uu naftiisa u baqayo , sababta cabsidiisuna tahay in qofkaasi ka mid yahay dadka Al-shabaab beegsanayso uu deggenaasho xaq-u leeyihiin .

Fred Teeven ayaa tilmaamay in kooxda Al-shabaab ay kordhisay dhaq-dhaqaaqa ay ka wado Muqdisho ayna bartilmaameed ka dhigtay dadka dowladda u shaqeeya ,kuwa garsoorka qaranka ka howl galah ,ciidanka AMISOM iyo kan dowladda , dadka u shaqeeya hay’adaha caalamiga ah iyo dadka Al-shabaab oga shakido in ay dowlada basaas u yihiin.

Isla masuulkaan ayaa bishii hore sheegay in Soomaalida magan-galyo doonka ah dib loogu celinayo soomaaliya uuna ka soo raynayo xaalka magaalada Muqdisho, asagoona intaasi raacshay in sanadadii tagay Holland 10 qof ku celisay soomaaliya . Xiligaas waxaa masuulkaan lagu eedeeye hubsi la’aan iyo in uusan xog badan ka hayn soomaaliya.

Faafi mowduucaan

Saciid Cabdi Cusmaan

Asc, ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

21 Responses

  1. yaab says:

    sac saciid aboowe hollan wax nagama gaaliine maxaad war ka haysa dadkii 2 sano?

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  2. ali says:

    asc asxabey talo isiiya wa hadi qof ilmid u kiiskeyga u kale hore uso maray u maxkamda i ku cilisay migratinosverket aniga waxan ka mid ahay dadka labada sano u lagu xujeyay aqonsi identit ah marki hore waxa diidma isiiyay migratinosverket waxan ka qatay racfan u udirsaday maxkamda hadana kiskeyga waxe ku socilisay migratinosverket shalay aya i iso dhacday warqad u dib lagu ciliyay kiskeyga migratino maxa is dhihi kartan walo badan u ila mid ah wa jogan dhibka kuli allah naga wada qado dhamaan muradkana allah nu wada sahlo walaal jimcamle adiga xata talo iga sii wa hadi u kiskeyga u kale hore u arag

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  3. Saciid Cabdi says:

    Waxaan la socnaa qaar ka mid ah dadkii labada sano lagu xujeeyey in reeruhoodii loo ogolaaday. Somaliska.com arintaas isha ayey ku haysaa oo waxa ay u guur galaysaa in dadkaas la ogolaaday ay jiraan sababo gaar ah oo ogolaashiyahooda keenay iyo in ay tahay arin guud oo dadkii labada sano lagu xujeeyey oo dhan wada taabanaysa.
    Marka ugu horaysa oo somaliska.com ay hesho war rasmi ah waan soo daabici doonaa.
    Mahadsanidiin

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  4. ali says:

    walal saciid wa mahadsanthy warbixinta a nasiisay aniga kiskeyga waxa lagu ciliyay migratinosverket maxa is dhihi karta walaal saciid adigo mahadsand qof sideda u kale hore ma u argtay u dib lagu ciliya migratinosv

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  5. Saciid Cabdi says:

    Cali , sxb marka hore wax kasta oo aan arinta ku haysta xiligaan kaaga sheego waa qiyaas iyo war aan rasmi ahayn; Laakiin hadii kiiskaaga aan kala mid dhigo kuwa kale oo aan horay u maqlay ama qaarkood u arkay, waxay iila muuqataa in migrationsverket-ku uu mar kale arintaada tijaabin doono, sidaa darteedna jawaab tii hore ka duwan iyo mid la mid ahba waad filan kartaa sidaan u arko.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  6. ali says:

    wa mahadsanthy bra saciid

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  7. c/raxmaan ismaciil says:

    Saciid Cabd sxb waad mahadsantahay marka hore waxan wax ka weydiin lahaa sxb dadka singalka hadaa warka heyso bro thnks

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  8. Abdi says:

    Asc saciid iyo asxaabta, qufkii war ka haaya arinta 2 sano, aniga sanadkii hore ayaan dacwada dib u xareeyay ka gadaal markii migrationka iyo maxkamadaha oo idil igu xujeeyen 2 sano ma wada noleyn.
    July 2013 ayaa dib u xareeyay dacwada hada reerki ayaa looga wacay safarada waxaa laga qaaday interview kaliya dhiigi weey dideeyn in ee ka qadaan sababtuna ma nala soo amrin ayeey dhaheyn. Arintaas oo kale yeey ku dhacday mise yaa war ka hayaa sxb yaal. waad mahadsantihiin.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  9. sahra says:

    waxaan rabaa in aan idin weedio walalheyga somaliyeed intii ka war qabta ama iila midka ah ama raktay ama soomartay waxaan ahay qof sharcikii wadanka loo diiday ilaa sedex mar wadan kalane fara kuma lihi oo sweden ayaa iska dhiibay markii horeba lkn maxkamada sare wee isoo diiday diidmadii sedexaadna waa laseeyey wadankana waa lakaa masaa furinaa ayaa ledhayahay waxana ushegay in aanan heesan meel aan ulaabto hadal dheer kadib waxa aay idhaheen arintada poliseka ayaan ku wareejinenaa marka mana isoo wacin poliseka wali oo bil ayaa hada laka joogaa markii ledhahay sidaas marka macquul miyaa anoo raali ka eheen in wadankii somaliya leeceliyo masa jirtaa qof somaliya loo celiyey iyo maxaan sameyaa oo iila gudboon o arinteyda hadee soo xer xereen aan sameyaa mase jireen meela leeka caawi karo plz qof wax kayaqana haduu jiro iku caawiya walalayaal dhamaantiin waad mahadsantihiin

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

    • Mohammed To Sahra says:

      A/s wr wb walal Sahra Arinta aad sheegtay Haddii aan wax yar kaaga sheego Waxaa Jira Dadbadan oo kula mid ah oo arintani ku dhacday .

      1- Haddii aan ku hor maro arintan Celinta ah , Qofka Soomaaliga ah * Haduusan ka imaanin Djabuti Somaliland ama Puntland oo aysan Tarjumaanda ku sheegin , ama aanan laguugu Cadeenin Lama celiyo inta badan sidaan wadankaan ku arkey Sweden. Wax loo celiyeyna ma maqal ama ma arag.

      — Lkn mida jirtaa waxa ay tahay Kiiskaaga marka lagu wareejiyo Police ka . Police ka wuxuu xaq u leeyahay adoon Raali ka aheen ama aaadan diyaar u aheenba , inuu ku wadankaaga si xoog ah ama Qasab ah kuugu celiyo. Warqada Passporta laguugu sameen lahaa ama mida ogolaashaha Saxiix ama ha saxiixin Police ku marwalbo xaq ayuu u leeyahay inuu ku celiyo lkn ma dhacdo somalida in lagu celiyo Migrationsverket ka inta badana wuu kuugu hanjabaa.

      —– Mida kale ee jirtaa waxa ay tahay Hadii Aad Buuq ama DAgaal ama wax la mid ah aad ku dhex sameeyo marka ay ku wareesanayaa Shaqaalaha migration ka ama mararka aad ballanta la leedahay. oo ay ku weediinayaan inaad warqada saxiixdo ama aad kusoo buux buuxiso guriga oo ay qaado ku dhahaan . Hadii aad hadal kul Kulul ama Hadal Ad Adag aad ugu Jawaabto, ama Ay kaa dareemaan inaaad tahay qof Raba inuu wadankale u baxsado, markaasi iyagaa si dhaqsi ah u wargilinayaayo Police ka inay ku celiyaan waliba si Gaaadmo ah .

      ”Allaha Ak-finiihim Bimaa Shi’ta ” ” Xasbiyal Allahu Wa’nicmal Wakiil” ” Allahuma Inaa Naj-caluka Fii Naxuurihim Wanacuudu bika Min Sharuuri him ”’ Aqriso mar walbo oo aad salaada Dukato insha Allah. isma Arkeysaan . Amuurahaaga Waad helaysaa Bi idni Laahi”…..

      Waxaa kula Gudboon oo aad sameeysaa ” Sida ay ila tahay”

      Marwalbo Alla ku xernow, Midna Ha iloobin . Adigoo si walba U cibaadeystay inuu imtixaanku kugu saa’idi karo
      QOF WALBO HEERKA UU IIMAANKIISA LA EGYAHAY BUU IMTIXAANKIISA NA NOQONAYAA.

      Sadaqa Badi . Salaatul leylka iyo Sujuuda Ku duceeyso , in badana Isku day inaad Sujuudo Alla ku barido . Aakhiro iyo aduun Alla weediiso.

      Guurso Hadii aad tahay Qof Awoodo ama u furan ‘Baabka guurka’ .
      Xaq Muslim waligaa iska ilaali.
      Cidna Ha uga heybeysan , hana isliidin.

      -Raadi Shaqo . si aad shaqo u hesho waa inaad Praktik sameysaa. Dulqaadna yeelo. Wax walbo Samir ayey ubaahan yhiin.

      Qofkaad wanaag ama wax ku tuhmeyso wax weediiso.

      Albaab walbo garaac , oo aad shaqo xalaal ah ka heleyso , hana Xishoonin , hana Niyad Jabin , Hana ka daalin…

      Ha ilooobin. Samirka iyo Salaada. Weesada. Ducadana marwalbo Badi.

      Mid xusuusnow .. ”Ina Laaha Laa Yadiicu Camala Caamilin Minkum Min Dakarin oo Unthaa””’

      WSC

      U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  10. ahmed says:

    haa wo jiira qof hada kahor loceliye somalia 0764471748 kas sowac sahro ana fafahin kusinayo

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  11. farxan says:

    asc akhyarta,aniga 1sual ayaan qaba hadu qof igacawinayo,suasheyda wexey yahay aniga waxaan haysta degnaasho talyaniga,wadan ayey ciyaal iyo xaskeyga jogaan marka 3jeer ayaa negative laisiyey sababtun wexey tahay identitigeyga iyo 2sano reerkada madhlanolanin bey dehen,marka hada sweden gudaheeda ayaan kaxarestey dacwada migrationverket wexey igudehen 1sano wadanka makabixi kartid ila anjawab kusiino marka maxad iledihin akhyarta ,mise qof o sideydha camal kudacdhey o kale mexey noqoneysa?thnx

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  12. ali says:

    farxan walaal sadex mar nagtivka lagu siyay ma ka qadtay apeal maxkamdeyda bra aniga kula mid ayan ahay waxan degnasha ka heysta italy xas iyo ilma sweden i jogan 2 mar aya nagtiv imgrshan iga siiyay marka sdexaad aya hadana imgrshan nagtiv iga siiyay hadana waxan ka qatay apeal maxkamdeyda waxa hada dacwadeyda dib lagu so ciliyay imgareshanka wallhi ma aqaan sided noqon donto allah i sahlo adna allah ku sahlo iyo inta muslim ah u walalheyga ah u somaliyed allah u sahlo aamiin dhamaan aniga only kale waxa ligu heysta a aheyd identaetit hadana jawab fican a ka suga insha allah u qeeyr ku jura waxe talo a iga sin kartan iga siiyay qof dacwad xarestay u nagtiv laga siyay u hadna dacwda apeal ka qatay u maxkamda dib ugu cilisay imigreshan ma argteyn walyaal jawaab iga siiyay

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  13. farxan says:

    bro ali,appeal wankaqaatey lakin maxkamada negative bey isiisey bro marka gudaha ayaan kaxarestey hada welina jawab ayaan kasugaya inshaalah ilahey hanofududheeyo.ali bro adiga lakin qof gudaha kaxarestey maaragtey aniga camal o sidas luguyiri?mahadsanid sxb

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  14. farxan says:

    ali bro,arintaada camal o migrationka lugusoceliyey waxaan umaleynaya in positive lugusiin dhoona ,i think so sxb

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  15. ali says:

    farxan maya wallhi wali ma arag qof gudaha ka xarestay lkn adiga wa hile insha allah walkey allah ku sahlo muradkaga ana sido kale iyo inti muslim ah u somali ah u dhiban aygna wana ku mahadsanthy bra
    farxaan talo wedarsiga

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  16. qaasimi says:

    Walaal Ali wad salaaman tahay marka hore, tan labaad maxkada hadii kiis migrationka kusoo celiso waa arin fiican, lakin sababta aay ugu so celisay maadan soo sheegin, waxaan aqaanaa wiil deriskeyga ah oo sidaada oo kale kiiskiisa maxkamada kuso celisay migrationka, oo weliba maxkamada aay soo dhahday qofkaan sharuudihii wuu buuxiyey cadeyn ku filan waa uu heystaa ee xaq ayuu leeyahay deganaansho in lasiiyo familkiisa, ileen dna ama dhiig aya laga qaaday, adiga waraaqda maxaa kugu qoran walaal…

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  17. sahra to mohammed says:

    walaal mahadsanid marka hore qof wanaga iyo waanada alle ishegtay intaat isoo xasuusisay waana ku mahadsan tahay walaal luqada leekuma heesto ee muqdisha ayaaba nabad ah ayee iku dhaheen waana laku celin karaaa marka melaal dadka laka caawiyo ayaan tagay misane waxa aay idhaheen arintada mar kale lama furi karo ama lakama dacwonkaro oo maxkamadii weeneed ayaa ku soo diiday marka alllaaah ayaan baryaa insha alllah ileen naxariiista alla lakama quusto marwalba illahay ayaan kabaryaa in uu iku quudiyo quud halaal ah imaankana ilahay iibadiyo mida kale hadan wax yar kaga sheego aniga qof xaas ayaan ahay oo hal caruur ayaan kasoo tagay marka arintaas iima banana ee dadka wada dhiban illahay amuurahooda ha uwada sahlo mida iku daran waxa aay tahay camal la,aanta iheeso oo wee idiideen in aan iskuul aado shaqa iska dayee marka hada waxba masameyo ee qeeyrka alla ayaan kasugaaa waana mahadsan tahay walaal wanaagsan ayaa tahay wcs

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  18. hassan yaasin says:

    asc all somalida dhamaantiin saxiibayalow yaa war naga siinkara dadka singalka arinkooda waad mahadsantihin all

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  19. Mohammed To Sahra says:

    Aamiin Aamiin walaal Macaan Dhamaan. lkn Camal la’aanta Waxbaan kaaga sheegayaa aad uga bixi karto insha Allah. oo aan isleeyahay. waxbaad ku qabsan kartaa. lkn halkaan kuuguma faah faahin karo. ee waxaad soo martaa . Madaxda , Website ka, Waxaadna wey diisataa , Cinwaankeyga , Meesha igala soo xiriir.insha Allah. Waan kuu faah faahin doonaa. . Reerkaaga Allaha kuu xifdiyo.

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 2

  20. Heliyo Somalilander says:

    Waar kan Maxamed la leeyahay maxaad qar qarinaysaa, ku yeeh qolada webka haysa soo waydii ciwaankayga, kan malaha waa dhooreba Miyiga laga keenay, wuxuu rabo anaa Fahmaya kan oo kale wadaad ayaa laiskaga dhigaya inanta waxaanba kaa shakiyay markii aad wacdi aan laguu diran dalaq tidhi, ha waalain inanta reer iyi yahow afka adag leh, shaqaan ku siinayaa kuyeeh orod caydhaada Guro nacasyahow inanta haku jees jeesin dhibku haystee. fuck

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0