Faahfaahin ku saabsan shaqada Safaarada Sweden ee Addis Ababa

Isbuucii la soo dhaafay ayay ahayd markii aan soo daabacnay warbixin ku saabsan shaqada safaarada Sweden ee Addis Ababa. Ka dib warbixintaas waxay akhristayaashu soo bandhigeen su’aalo badan.

Hadaba wakiilka Somaliska ee magaalada Addis Ababa ayaa mar kale isku dayaya in uu ka jawaabo waxyaabaha ugu muhiimsan ee ay akhristayaashu ku wareersanyihiin ee la xiriira lacagaha safaarada.

Dhaman codsadayaasha xaraynaya foomamka kala ah,

1:- Codsiga dagananshaha sweden’

Qofka xaraynaya foormkan ee haysta sharciga leh calaamadaha aan horay u soo qornay ee kala ah ( A3, A7 , AK, AC, AF, AM, AS, AT, AV, A5, A6, A8, A9, G, P1, P3, P4, AMA P5, ) uma baahna inuu bixiyo wax lacaga.  Dadka aan haysan sharciga leh calaamadaha kor ku xusan waxa ay bixinayaan…

QAANGAAR, 3900 BR=230$

KAYAR 18 SANO 1950 BR=115$

2:- Foorma lagu dalbanayo baasaboorka Alienka ee lagu soo dhoofayo’

Midkaam codsada kasta, dhamaan wax ay bixin doonan lacag isku mida, taaso ah sidan 1950 BR =115$.

Sidookale dadka kala ah KORISKA, WAALIDKA, WALAALAHA ayagu waxay bixinayaan dhaman lacagaha fiida oo qofkiiba waxa u bixinaya sidan. Qaangaar 3900BR=230$ oo ah foormka codsiga daganaanshaha.

*kayar 18 sano, waxa u bixinaya

1950BR=115$ tani waa foomka codsiga daganaanshaha,
1950BR=115$ tana wa mida lagu dalbanayo baasaboorka Alien oo u qofku kusafri lahaa,

Qoraalkan ayaa waxaa soo diyaariyay maamulaha xafiiska

Somali Diaspora Service ,Ahmed Dhicis.

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

45 Responses

  1. mukhar says:

    sxb Nairobi iyo kampala wad hilmaten inad war ka heshan e somalida adis un miyey degantahay ? wayo safaradi xita kenya aya xiran mana ka hadashan.

    Fikrad lala dhacay Thumb up 10 Thumb down 3

    • Ahmed dhicis says:

      Waan ku tala jirna inan kaso diyarino barnamijyo arimahaas, wakhti dhaw,

      thanks

      U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  2. Fatum siyad says:

    Walalow jimcale hadalkada waxa kujiray dadka walala ah dadka aan wax iskudhalin ma waxba lagabadalay mise raja malahan,

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 1

    • Ahmed dhicis says:

      Waxaan kaxumahay inan soo qadin , arintas, balse walashis sida an kahelay dadkas hada wada malahan,

      thanks

      U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  3. Qaasim xuseen says:

    Walal waxad iga so jawabtan dadki sugayey jawaabaha o lasiiyey diidmada hada foom cusub miya laga doonaya iga so jawaabo hadi ad igu dhantan

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

    • Ahmed dhicis says:

      Walaashis hadaad didmoyin hore haysato, dalbo dacwad cusub, sababto ah, Dhiiga DNA ayaa laqadaya, hada, hadad u baahato faah, faahin, dherada laso xarir xafiska, somali diaspora service, anaga kusin dona fikir dhaxal gala,

      thanks

      U codee: Thumb up 0 Thumb down 1

  4. Maanka says:

    Adis ababa safaradeda aniga aya shali tagay shaqada wey kala socotay mida kale fomka cusub ayee hada qaabilayan qofkii fom horey u xareye waxa u ku qasban yahay in fom cusub xareeyo marka DNA wuu kala socoyaa waa kaa

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  5. malaak sharif says:

    sc
    alaha u saqiro intii xareeysatay haduu qeer uugu jiro intaan xareeysanna alaha u sahlo haduu qeer uugu jiro yaa rab

    Fikrad lala dhacay Thumb up 10 Thumb down 0

  6. biibaaye says:

    waan salaamayaa dhamaan akhristayaasha iyo asxaabta webka somaliska.com. waad ku mahadsan tahay jimcaale warbixintaan wanaagsan oo aad noo soo gudbisay,raalina naga ahaw mar kasta su,aalo ayaanu ku weydiinaa oo aad warbixin soo qorto waxaana keenaaya dadkii oo ku wareersan arimahaan SWEDEN, jimcaale sxb aniga jawaab ayaan ka sugayaa maxkamada oo dhowr diidmo ayaan haystaa ka bacdina maalin dhowayd ayeey reerku safarada iska tageen oo waxay dhaheen maxaad noo haysaan ka bacdina safaaradii waxay ku dhahday waa inaad foom cusub soo xareysataan marka arintaas ayaan la yaabay anioo jawaab maxkamada ka sugaaya hadana safaardii dhaday foom cusub soo xareyso

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

    • Ahmed dhicis says:

      Biibaaye, u sheeg rerkaga joga ethiopia, inay laso xariiraan somali diaspora servic,
      waxaan baarayna kayskoda iyo waxa u ku danbeyay,

      thanks

      U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

      • aswaan says:

        asc walaal waan idin salamay dhan tiin umada soomaliyeed meel walba oo ay joogaan walaal waxan ku waydiin lahaa dadkii laga qaaday dhiiga sanadkii hore maxay samaynayaan ma foon cusub ayay dalbanayaan mise jawaab ayay sugayaan bal hadii aad wax ka ogtahay ii faah faahi ,Ahmed dhicis adoo mahadsan ,

        U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  7. aftaag says:

    ASC, waxaan asxaabta websetkan la xiriira ka codsanayaa inay wax nooga shegaan haday wax ka ogyahiin qof dacwadiisii maxkamada ka sugaaya oo la leeyahay haddana form cusub soo xareeyso,fadlan jawaab qofkii arintaas wax ka og waad mahadsan tahin.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

    • Ahmed dhicis says:

      Sababta laguu leeyahay so xare form cusub waa sidii aad u cadayn lahayd, dhecanka DNA, una mari lahayd interview sugan

      U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  8. HUUD says:

    asc Saafarada Sbaaro farsameysan ayeey dadka u dhigatay Form Soo xaree Reject ka danbeyso maxey tareysaa waa yaab,,maxkamadii ayaaba dadka siineysa reject Ee Safaarada wax ma ogolaan karto waxna madiidi karto meesha laga xukumo waa Maxkamada iyo W.Socdaalka ee kuwaas uun xooga saara wiblaahi towfiiq

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  9. raaxeye says:

    asc dhamaan waxey ila tahay in hada lawada bilaa waayo waayoo waxaan ogahay qof xareysay fom cusub bishii 12 nad ayaa jimcihii lasoo dhafay haan legaradeda kudhahday waxii horo walagasoo gudbay hada soooxareyso foom cusub marka aqiyareey waxaan idiin kula talin lahaa waxii aboodo in ey iska soo bilawaan magareshinka hadoow saas dhahay xaayaalo hee ziiyo

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  10. Omar says:

    Asc walalayal waxa idin leeyahey qofkii maxkamada jawab kasugaya waa ay fududahey hadii aad jogto sweden waxad waceysaa maxkamada mida adiga aad ka sugayso jawabta ilayn maxkamada migraionsverket ama maxkamada sare mida ay tahey tan kiiskaada heyso ayaa waceysaa waxadna u sheegaysaa lambarka kiiska dacwadaada ayaga ayaa kuu shegaaya in aan weli goaan lagaa gaarin iyo in ay dacwadaada xirantay wabilaahi towfiiq

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  11. Ahmed dhicis says:

    OGAYSIIS

    Dhamaan akhristayaasha, webka waxaan idiinku bishaaraynaya, in aan idiin diyaarinay , looyaro lasocondona hadba mesha, ay marayso dacwadadu, ayaga oo lawareegi dona kayskaaga , laga bilaabo marka aad formka xaraynayso, waxayna markaste kuula diyaar yihiin caawin, aan wax faida lagaaga donayn,

    somali diaspora service, addis ababa ethiopia,
    head office manager
    Ahmed dhicis
    tell: 251913928228

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 1

  12. C/k says:

    Waxay ila tahay waxa halkan ku qoran iyo waxa yaal Sweden oo xaqiiqo ah iney kala dheer tahay, waxa dadka reer Sweden degen oo dadka dacwadoodii dib mar kale u bilaabayaa aysan safaaraddu lacag ka qaadeyn,dadka sidaas ayaa loo sheegaa in aan foom lacag la bixineyn adinka Somaliska ah xataa waad soo qorteen, marka ninkaan Dhicis ah dadka yuusan waalin waxaan maqalnay xataa lacag safaaradda aan gaarin in dadka laga shubto, marka Somaliska sidii uu u fiicnaa ayuu waxuu la xirtay dad dadka iney qalin shubtaan raba bal fiiri magaca beentaa iyo buufiska beentaa ee dadka lagu wareerinayo. Dhicisna waa la yaqaan waxuu yahay cid aad qalin shubato Sweden iyo Addisababa ma joogtee Illaahay irsaaqad kale weydiiso, Lambaradaan sharciga inaan lacag laga rabin xataa horaad u soo qorteen dadka maxaad moodeen ma ineysan wax la socon runtii maqaalkaan waa wax aad looga caroodo Somaliska danbena la iguma oga.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 2

  13. aabe somaliyed says:

    asc walayal wan idin salamay dhamantin salan ka dib wax yar ayan idin fahansina inta an is leyahay wa ka ogtahay hadi an qaldana rali ka ahada hadi an u gudbo aniga swedhan ayan daganahy ilmahaygana adis aye jogan wan xariyay hadana maxkamada dhaxa aye tala kiska ilmahayga wan wacay dhor mar waxan waydiyy ma fom cusub ayan so xareya may naga war sug aye iyirahden marka waxan idin shega hadi ay max kamad tala arintina ma u bahdinin in ad so xaresan safaradna war uma heso wayo safarada migrationsverket ka aye ku xirantahay ayakana didme ku siyen lkn waxa ku cawino förvaltningsrtt qoladan la yirahda ama maxkamada sare marka aniga waxay ila tahay in lasuga ama ad wacdan max kamada howshada talo sida ano kale ilah towfiqda hana wafajiya

    U codee: Thumb up 3 Thumb down 0

  14. kowthar says:

    ASC waxan ku codsanayaa in aad nosheegto sababahaa eey u xiraantahay safaarada nairobi iyo wakhtiga la furii doono ileen waxa yiraan dad badaan oo somaliyeed oo ku sugaan dalka kenya oo aan adii kariin wadamada eey howsha ka socdaan sidaa kampala iyo Aidds ababo sababto ah kenya ayeey waxey ka dhiigten wadanki labaad oo qoxoti eey ku yihiin sikastaba ha ahaatee meshii dankaso gasho walagu qasbanani lahaa inla aado lakin wey adaagtahay galitaanka kampala fadlaan warnaga sosii waxa ku dhacay safaaradii nariobi

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 1

  15. C/k Warkan iyo warkaan isku fiirsha Soomaaliyeey, ka dibna caqliga ka sgaqeeya!!!!!???? says:

    Wakiilka Somaliska.com ee magaalada Addis Ababa ayaa booqasha uu ku tagay safaarada Sweden ee ku taala Addis Ababa waxa uu u kuurgalay shaqada Safaarada isaga oo nooga soo diyaariyay warbixintaan.
    Safarada Sweden ee ku taala dalkan ethiopia caasimadiisa addis ababa, ayaa so bandhigtay shuruudo muhiim u ah midnimada reeraha somaliyed taasoo ku wajahan qaababka ay u xaraynayaan foomamka iyo shuruudaha looga baahan yahay.
    Qof walba oo xaraynaya form cusub ha ahaado qof horay u xaraystay ama mid hada dacwadisa bilabaya, waxaa loga bahan yahay shurudahan,
    1: Caruurta an qaangaarin waxay isticmalayan formka nambarkisu yahay (163011)
    dadka kawayn 18 sano waxay istimalayan formka nambarkisu yahay (161011)
    waxa ay kasiman yihin labaduba formka ah ( Family details appendix to your application nambarkisuna yahay ‘ 239011 )
    2: Foormka lagu dalbanayo passaporka loyaqan alien passport, waxa uu noqonaya mid ay kasiman yihin dhaman codsadayaasha qadanaya formka,
    dhamaan formankan waa inay ahaadaan kuwo loobuxiyay si saxa mid kastana laga soo kiciyo hal koobi,
    3: Caruurta aan qaangaarka ahayn ee maraya tijabada dhecanka DNA haddii aysan lajoogin labada walid mid kamida waxa u qadan dona waraaq ay soo saxiixi doonto cida ay doonayaan inay lamidobaan, kadibna way so celinayan.
    4: Dhamaan dadka ay u dacwonayan dadka haysta sharciyada leh calamadahan so socda ma bixin doonaan wax lacagah kadib xaraynta formka,
    ( A3, A7 , AK, AC, AF, AM, AS, AT, AV, A5, A6, A8, A9, G, P1, P3, P4, AMA P5, )
    Ayadoo lagu jiro xili ay dadku aad u xaraynayan dacwadahooda ayaa hadana waxa jira in safaaradu aysan haleelin inay qaabisho dhamaan dadkas balse malinkasta ayaa waxa xareeynaya formka 20 qof ama 5 Qoys.
    Ahmed Dhicis Swedish Embassy, Addis Ababa, Ethiopia.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  16. C/k Walaalayaal waan ka xumahay, fahamka qoraalku waa iga hoos baxay says:

    Waan ka xumahay fahamka qoraalku waa iga hoos baxay waxaan ka bixinyaa cudur daar hana la iga raali noqdo si qaldan ayaan wax u fahmay iyo in dadka heysta sharci lkambaradaas ay lacag bixinayaan, waa inta kale inta aan lacag bixineyn hadaan si fiican u fahmay, mar kale iyo raali gareyn Somaliska ku socota iyo asxaabta kaleba. Mhadsanidiin.

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 1

  17. C/k Walaalayaal waan ka xumahay, fahamka qoraalku waa iga hoos baxay says:

    Safaaradda Nairobi wey furan tahay xafiiska arimaha dibadda aniga ayaa wacay påsklov bes ayey hada u xiran tahay thanks.

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

    • safarada sweden ee nairobi mafurno anaga ku dalne says:

      walal safaarada sweden ee nairobi mafurno anagaa ku daalnay waxaa nalagu dhahay dhismaha ayee ka guuree dhismo kale ayee u guuree arimo amaan daro dartees

      marka adi filinkaan cusub halkee ka keentay
      si xuna haii fahmin bro

      hadaa wax ka qabtone waad ka hadli kartaa arinteyda
      waad mahadsantihiin dhamaan tiin

      U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  18. maanka says:

    Soomaaliyey wax lacag la,aan eh ma jiraan ee qaabki ayay badaleen oo marki hore qofka marki form ka la xareynaayo ayuu lacagta bixin jiray haddase si qofka aanan wax helin eysan lacag uga qaadan ey u badaleen sidaan oo waxaa bixinaayo lacagta kan ogolaanshaha helo kan kalena maya waaye marka muhiimada sheekada waa intaas dadki dacwada ku imaaday ayaana fahmi karo hadalkaan

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  19. nasra says:

    asc wan fahanay lakin arintaas waxay afacaysaa waa dadka fomka cusub hada xareynaya anaga horooy nooga qaateen 2010 ayeey naga qaateen maka hada dhamaan lacagta foomfiisaha waa la wada bixinayaa aan u fahmay mase dadkii waagii hore laga qaday lacagta foom xareyskaa hadana markay mid labaad oo cusub xaraynayaan laga rabaa hadane waa yaab walee sweden ayadaan nolol kasoo radinay iyo inaan xabad uga badbaadnee ayadaiiyaaba lacag naga sii rabto ilaahow nookalmeey adaa allaahe

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  20. omar says:

    Asc dhaman asxbta ku xeran webka somaliska iyo mamulaha webka jimcale aqyarta waxan idiin shegayaa in aysan jirin wax lacag la yiraahdo lacagta fiisaha taasina waxan weydiiyey migrationsverketka waxeyna iigu jawaabeen waa lacag la aan fiisaha kaliya waxa laga qadayaa faro iyo indho intaas ayaa idiin sheegi lahaa wabilaahi towfiiq

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  21. hodan says:

    asc dhmaan walal axmed waxad ii sheegtaa aniga hada laba sano ka hor yaan xareeyay foom hal diidmo ayeey na siiyeen sidaan u sugeeynay wax manala soo hadlin markii danbe ayeey dhaheen hada soo xareesta foom cusub marka foomkaas wax maka badalayaa sidii hore mise waa iska madadalo oo waa sidii hore uun muxuuse ka wanaagsanan ka raa foomkaan cusub aan hada mar labaad xareeyay walal isoojawaab

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

    • Ahmed dhicis says:

      Walaashis haa so xare formka cusub, waa wadadan kumidobi lahayden

      U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  22. Magaca...sakra says:

    Asc walal jimcale waxanku weydiye adoraliah aniga waxan ahay dadki neyrobi 2010 waxmaray hadana waxan joga kambala fom cusub ayan xareye mante ayan halmar antarfuyu iyo dhecan laiga qade lacagna wanbaxshey sababta laiga qaday maxey tahay lacagta labad jawab walal

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  23. Caaqil says:

    soomaaliyeey waa su aale waxaan maalin walba maqalnaa dad ayaa adis ababa looga qaaday dhiig ama DNA marka su aasheeyda waxeey tahay weli qof sweden ku sugan oo dhiig laga qaaday yaa maqlay ama yaqaano jawaab ha iga siiyo qofki ka jawaabi karo su aashaas waana idin wada salaamay guud ahaan wabi laahi toowfiiq

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  24. HASAN says:

    Magaca…sakra WALAL MARKAA FOOMKA XAREEYSAY OO ITARFUYUUGA LAGUU BALAMINAYAY MIYA ALAGU SHEEGAY IN DHECAN LAGAA QAADAYO MISE MARKAA INTARFUYUUGA MARTAY AYAA LAGUU SHEEGAY ISLA MARKAAS AYAA LMagaca…sakra LAGA AQAADAY WALAL

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  25. hassan says:

    asc walaaliyaal waan idan salamay dhaman milkiliyasha webka iyo dadka somalida akhrisato webka intaa kadib aniga ilmahayga masar ayay jogaan markii hore intervu ayay maren sanad kahor 1 mar ayaan kahelay diidmo migrationsverket muda kadib waxay igu dhahen dacwad cusub ayaa lagaa rabaa waayo DNA ayaa laqaadi donaa iyo faro kadib waxaan tagay masar warqadii ayaan kaqaatay skatteverket kadib foom cusub ayaa la isiyay oo kii hore kaduwan waan buxshay kadib intervu ayaan marnay caruurteda iyo xooyadoda waxaa laga qaaday faro iyo lacaq tii hore kabadan kadib waxaay noo shegen in DNA aan sugayno marka aay bilaabato shaqada hey ada socdalka
    marka walaaliyaal kolay masar majirto ninki haysto pasporada meshaas lagu husay wax mabixinaayo waayo aniga A7 ayaan haystaa waana la iga qaaday lacaq marka ilahay sidii roon hanoo yeelo inshaa alaah

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  26. Samsam says:

    K.k.k.k. Ma,anaa,walan mase cadan,aya lagahesayaa, war,adunka wax layirahdo firiiiii majiran aniga,A8, AYAN HESTA WEYNA IGA QADEN LACAK EE SOMALIYEY BENTA ISKADAYA?

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

    • fariid says:

      samsam lacagta lagaa qaaday waa lacagta främlingpass ka ee lasoco
      middaas iyada ahna in qofkasto laga qaadayo waa sax oo wuu noo sheegay .

      U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  27. Sakra says:

    Walal aniga markan fomka soqadanye ayan tusay waraqihi an lacagta kubaxshay 2010 waxeyna igudhehen hada lacag cusub aya laga raba marka shale ayan fomka geye weynaiga shubte lacagta halma ayana fomka iyo antarfuyuga iyo dhecanka laiga qade sidan labasac utagay aya todobada duhur nimo laiso fasaxay fom goni laoxareyo kadibna ila labobil lais balansho ayan arki jiray macnahan magaranayo

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  28. caisha says:

    dhamaan waan idin salaamayaa ASC, walalayalow waxan haystaa wiil waxu jira 17 sano iyo afar bilood oo waxan dacwadiisa bilaabay 2010 kii, kabacdina sweden ayaa waxay joojisay somalida arintoodii oo waxay isiiyeen diidmooyin ka bacdina hadda waxan xareysan lahaa dacwada mar kale marka waxaad ii sheegtaan haddad igu dhaantaan ama igaga fiican tahiin meeqa sano ayaa lagu qaan gaarayaa, Hadda wiilkaygu ma qaangaarbaa mise weli wax ayaa u dhiman waqtigiisii. waxaan ahay hooyo keligeed ah oo aan wax caawina haysan ilaahay dartii qofkii wax war bixin ah ka haya arintaas ha iisoo gudbiyo. weliba waxaan aad u jeclaan lahaa Jimcaale ama waxii islaam ah oo arintaas igaga fiican ilaahay dartiis anay iigu soo sheegaan, mahadsanidiin.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  29. cadefidow says:

    2010 miyuu jirray 17 iyo afar bilood mise haduu jiraa haduu hada jiro uxaree foom cusub waxaana lagu qaan gaaraa 18 sano wadamadaan gaalada marka abaayo sida magareeshinka kuqoran caruurtii 18 sano jirtaa ama halkaan hajoogo ama dibada hajiree cidna umadacwoon karo loomana dacwoon karo waxaa kaloo wararku igusoo gaarayaan in sedex bilood kadib eey wax bilaabmayaan waa dhanka isweedhan laakiin banaanka safaaradahu weeywadaan shaqadoodii kenya maahee marka walaal hadii bilo uga dhiman yahiin hada uxaree si uusan uqaan gaarin caruur sweden ku qaan gaartay waalid uma dacwoon karto waalidkuna umadacoon karo caruur ku qaangaartay dibada sida afrika iyo waxii lamid ah asc

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  30. caisha says:

    cadefidow waad mahadsan tahay ilaahayna qeyr ku siiyo, aboowe hadda ayu jiraa 17 iyo afar bilood marka waan ka cabsoonaa in la i yraahdo wuu kaa qaan gaarey, SWEDEN meel fiican ma aha iyaga ayya ilmahaan iga qaangaarsiiyey sida maalin kasta diiddmo la isiinaayo. ilaahay waddankeenii ha ino hagaajiyo.
    Somaliyeey inoo duceeya in uu ilaahay wadankeeni inoo hagaajiyo. waan nacay wallahy oo billahay sweden.waxan ka cabsoonaa in wiilkaygu alshabaab iga raaco, iyo qaraxyada somalia ka dhacaayo.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  31. wadani says:

    ar dadka beenta halaga daayo iyo buufiska

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  32. hodan says:

    amiin alah wadankeeni nabad hanooga dhigo qurbo waxuu yahay waan aragnaye

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  33. Aden mohamed says:

    i have type AC permit and paid 3900 br! can some one tell me what is happening then?

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  34. yasin says:

    asc aad ayaan kuu salamay walal salan kadib waxan raba in aan wax kaa weydiyo qofka heysto, ex resadukiment oo loo diiday xaaskisa oo ey san ilmo isku dhalin lakin ey ayaada 3 ciyaal ah wadato oo ey asaga u dhalin loona diiday maxaa laga sameyn kara walal adiga oo mahad san iiga soo jawab.Mvh.yasin

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  35. longman says:

    asc waa idin salaamay dhamaan waxaan idin weydiiyay cidii igu dhaanta waxaan xareysay habartey formkii waxey shubtay lacagtii waxaana laga qaaday faraha iyo sawiro waxaana ladhahay waan idin soo waceynaa dhacaanka iyo enterviyuga marka macquul matahay taas oo ma dhacdaa?

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  36. maama says:

    safarda nairobi wey furantahay dhismihii hore we ka guurtay si ku mel gar ah ayey mel kale udagantahay

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 1