Facebook oo lagu tilmaamay balwad

Cilmi baaris ay sameysay jaamacada Chicago University ayaa lagu soo bandhigay in isticmaalka Facebook uu la midyahay ama ka daranyahay balwada sigaarka iyo qamriga.

Cilmi baarista oo ay jaamacadu ka qaaday 1000 qof ayaa lagu ogaaday in dadkaasi aysan noolaan karin in ay Facebook galaan mooyaane. Inkastoo cigaarka iyo qamrigu ay leeyihiin waxyeelo caafimaadka ah, ayaa warbixinta lagu sheegay in Facebook uusan qaasatan lahayn dhibaatooyinka lala xiriiriyo balwadaha kale balse uu yahay waqti dhumiye.

Su’aal: maku ku jirtaa inta isticmaasha Balwada lagu magacaabo Facebook? Sidee ayaad u isticmaashaa Facebook?

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

12 Responses

  1. superdeeqo says:

    wan ka mid ahay dadka isticmaalo fb lkn mihi dhalin yarada qaar oo leh 2 4 5 ciwan waxan lee yahay hal oo kaliya kalkasna maba iska joojin karo balsa xili gooni ah ayan galaa.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 1

  2. maxamed muqtaar says:

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk wlhi dhibaatowaaye hadee balwadtahay lkn aniga marwalbo magalo alhamdulillaah

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 1

  3. abdirahman says:

    Acs dhaman bahda somaliska hadii aan ka hadlo fb. waa mid caqabad weyn ku haysa bulshada ku kala nool dunida daafaheeda waana mid lagu soo kalo fikrada kala duwan qof walbana iskama soo kalo dabcan fikrad ayuu ku soo kalay hadii aan dhihi lahaa tadka u soo kala inee dunida daafaheeda ku yeeshan asxaab tira badan qaarna iney ku yeeshan mustaqbal qaarna waqti lumis dabcan laguma soo koobi karo halkan micnaha loo isticmaalo fb lkn waxa dhihi lahaa qaasatan somalida in aysan ku lumin waqtigooda qaaliga ah

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 1

  4. Dib cune says:

    Habeen iyo maalin waan ku haystaa garoobada xaafada ayaa soo galaan

    Jimcaale adiga masoo gashid miiyaa ?

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 3

  5. ilove somalia says:

    ASC ANIGA FB MAGALO MANA JECLI LAKIIN WAXAN KAYAABANAHAY XALAY WAAN SOOGALAY WEBKA SOMALISKA NAAGAROOBA BAA LA AFLAGAADAYNAYEY CAANA SIDOO KALE WXAAN DHIHILAHAA DADKA WEBKA SOOBOQDA QAARKOOD AMA KA HADLA MOWDUUCA LAGA HADLAYO MARKAAS AMA ISKA AAMUSA ISTAXYUU CALAXAALAKUM YAA RIJAL DABCAN GAROOBCAYMAHA LAKIIN IDINKAA KADHIGAYA

    U codee: Thumb up 3 Thumb down 0

  6. ragiihore says:

    kkkkkkkk garoob suubane rasuulkii aaba amaanaye see cay utahay? Waxba kamayaqaaanaaan garoob inuu kawanagsan gabar hada ubaahan in waxabaro lol, tankale kii facebook ahaaa aniga xaqiiqdii waangalaaa lakin umagalo aan dadkabaratid lakin newska websiteyada ayaan aniga oo aan aadin webkale kala socdaa waxii update ah sida somaliska ookale aniga oon soobooqan webka ayaan statuskayga ku arkaa waxii new ah, sidaas ayaaan usoogalaaaa xataa majecli onlinekiiisa inaaan noqdo, lakin somalida chanceka haysata xaan dhihilahaaa ka faa’iideysta chancekaad hayssataan oo waqti yuusan idinkaga lumin facebook ama wajibuuk

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  7. naana says:

    anaga waaxa balwad noo ah somaliska .com

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  8. Ha ifiiirin ku fiirima says:

    Alxamdullilaah aniga waan gala fb ama wajibuug waxaana ka faa’ida faaido lkn markasto ku majiro maxaa yeelay waxaan ku jiraa heer jamacadded marmaar dhif ayaan firiyaa hadii aan firaaqo u helo

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 1

  9. Magaca...c/lahi says:

    Wa sax sida ay shegtay nana

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  10. sweden says:

    asc aniga horta facebook wan qabaa laakiin 10 xabo ma qabi mana nolaan karo facebook la aan mana ah qof sigel ah waxana ahay xaas laakiin wan waheshadaa oo markana ubadka iska sexiyo ban galaa oo aan asxaabta iyo qarabada la hasawaa xita pcga haduu iag haleysan yahay mobilkana ka galaa sida sigaar iyo jadka aad sheegteen waaye facebook hadii la barto ma leyska celin karo kkkkkkkkkkk

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  11. geeljire libaax dile says:

    fb waxan aaminsanahay inuu faa’iidooyin badan sookordhiyey inkastoo uu khasaaruhuna kamadhnayn meesha

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  12. mr.young says:

    a s c
    horta aniga facebook malin walbo waan galaa waxaana leeyahay 7 cinwaan oo ah facebook
    facebook la,antiisa waa abaar ayaan qabaa aniga mana laga yaabo in aa hal malin dhafo waayo nolasheda facebook la,an masoconedo batarigeda waa facebook aniga tv madawado school ka marka aan joogo iyo marka aan xaafada joogo ba waa isku key mid tv ama wax walbo asiga ayaa ii eh cml marka facebook caaya dheh ama amaana idinkee idin talaa

    sabab too ah aniga waxaan soo maray
    7 wadan 7dodana luqadaha loogu hadlo sifiican baa u bartay wadan kastane asxb ayaa ii joogto marka facebook nolasha ayaa ku xiran 7 facebook aan leeyahay na hal mar la damiyo 24 online ayaan ahay alla facebook kaliya ma ahan ee waxaan is ticmalaa

    1:facebook.com
    2:windowslive.com
    3:twitter.com
    4:googletalk.com
    5:nimbuzz.com
    6:yahoo.com
    7:ebuddy.com
    8:hi5.com
    9:myspace.com
    10:skpy.com
    11:youtube.com

    marka facebook cudur waaye ayee keeneen
    idinkee idin taal dheh

    asxby aduunka laba bari waaye ee iska baashaala

    cml

    förbi alla nä men! Väninna

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0