Fadlan aan ilaalino sumcada bulshada [Video]

32

Videowgaan waxaan ka soo helay bog ay cunsuriyiinta Sweden leeyihiin oo ay ku eedeynayaan Soomaalida in ay yihiin dad reer baadiyo ah oo aan waxba garan. Inkastoo gabdhaha videoga ka muuqda aysan la socon in la duubayo balse waxay marmarsiyo u noqonayaan borobogaandada cunsuriyiinta iyo sheekooyinka laga aaminsanyahay Soomaalida ee ah in ay yihiin dad aan ilbax ahayn.

Waxaa na saaran dhamaanteen masuuliyad ah in aan ilaalino sumcadeena bulsho ahaan, ficilkii uu qof Soomaaliya sameeyo waxaa loo saarinayaa bulshada oo dhan ee hebel ayaa sameeyay lama oronayo.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here