Farax dharkiisa ayaa banaanka loo soo dhigay [Daawo]

Filimkaan waa mid la sameeyay 2009 oo ay sameeyay dhalinyaro Soomaaliyeed oo ka dhiidhisay dhibaatada maandooriyaha Khaatka uu ku haayo bulshadeena.

Filimkaan ayaa ah mid si weyn u taabanaya boogta kala geysay reero badan oo Soomaaliyeed. Ragga oo iska qayila iyo dumarka oo ku jahwareersan arintaas miraheedu waa kala tag iyo kala fogaasho. Hadal badani haan ma buuxshee ila daawada filimka.

 

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

17 Responses

  1. C/k says:

    Waa dhacdooyinka ka turjumaya dhaqanka xanuunka badan ee heysta muqayiliinta iyo qoysaska Soomaaliyeed oo jooga meelo badan oo ka mid ah Aduunka.

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  2. Khadija says:

    Waa xaqiiqa bulshadeena ka dhex jirta waxa uu ka hadlayo filimkaan, waxaan aad uga helay qaabka uu Faarax filimka u jilayo waxaad moodaa ineyba isaga run ugu dhacday dhibaatadu sida uu dareenkeeda u muujinayo. Intaan filimka daawaneyay mar waan murugoodaa marna waa iga qosliyeen markay xitaa adeegii cida ee mooska iyo caanahiiba isku fuuqsadeen miskiin maxaa ka raacay saaxiibkeen Faarax. Fu’aadaaba iigu daran asagaa hore ugu reer beelay markaasuu miskiinka Faaraxa hore usii galaaftay xaasidsanaa mise arrintiisu waa mudul gudbtey mudul gubtey kama naxo camal kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk.
    Allahayow inta bahalkaas u ibtileysan rag iyo dumarba soo hanuuni wax kaloon iraahdo ma aqaano runtii.

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 1

  3. ---Joorje--George afrah-- says:

    Horta aniga waligeey Jaad ma cunin lakiin waxaa la ii sheegay oow aad u qaraar yahay!, Taasoo ku tusee in qofka waxa Qraar bad sada eey ka dhumeeyso, dareen affection-ka ama beer laxow siga laga rabo aabe& ninkastaba in oow u yeesho Xaaskiisa iyo Carrurrtiisa! TAsoo la waayo Curda la ‘aanto oo keenta QAlbi ama MAskax Maqnaan, oo iyada Qofka dhaxashiisa DAbeecad&dulqaad xummo, HILmaansho, naf jecleeysi iyo FARxad la’aan, intaas qof kulan sadey Cidda Guri la joogi Kartaa waayo!? dharka u tuur duf iyo dulli haku baxee! no no no— Ciddii Kanexee ama oo la joggaa Qof saan ah waa in eey Geeyaan meelaha dad- lagu SUN bixiyo si deg deg ah! Tassoo loo yaqaan=”Rehab center” Waa iga talo.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  4. ifka says:

    salan sare dhaman bahda somaliska.com talow ninka dhigaya movie ma run ayay ugu dhacday qisadan hada ka hor wuuxuu u dhigaya siidi nin hore ugu dhacday camel dumarku maxay karaban raga qadku wa wax hadii aan nahay somali aan cado ka dhiganay hadii aad qofka sarto cadadis waba ka sidaraya war xagad ku maqnad iyo waxan lojoogin ninka wa ku dhib iyo cano somar anigu waxan oran laha dumar yahaw shalay markii aad joogten afrika wad isdabari jirten mantana isku daya in aad kala bad badan adiga iyo xajiga oo wixi dhib ku ah ka daya

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  5. Ahmed says:

    waa arin jirta oo ka dhex dhacda qoysaska somaliyeed dhexdeeda qasatan kuwa balwada dhigatay aniga oo ku hadlayo magaca Raga wanagsan qasatan kuwa ah aabe waxaan leyahay waa arin fiican in lagu subiyo kuwa sidaas u dhaqma lakin waxaan kula dardarmayaa dumarka somaliyeed in ay carurtooda si wanagsan u xafidtaan oo ay ku dadalaan ayna ku tarbiyeyaan wadada wanagsan waxuu raga ayaa suqa ka so adega aniga hada ayan ka imid adeeg xaqiqdii oo hadi aan aniga xaskeyga uso adegin iyo caruurteyda aniga miyaa guriga farisanayo oo ayada miyaa iso adegeysa adiga ma ahan kii somaliya oo kale oo salada in la qato oo laso gadanayey wax la cuno malintaas oo kaliya halkaan waa ka duwan tahay marka waxaa haboon in aad adiga u so adegtid xaskaga oo ad cawisid iska dayeee walaahi waxaan ka badalaa carurteyda xafayada oo aan iga aheyn in aan is faninaayo wana ku fanayaa arintaas xaqiiqdii waana wax jaabibadka ah oo dhankeyga iga saran in an sacido xaskeyga run ahantii waxan filayaa in arintaas wax ka bali donaan raga balwada dhigatay oo xiliyadaas qayilada ka yimid

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  6. Ali says:

    Kkkkk waa waxaa lagu farxo in aan garano bal in aa bulshadeer uu daa shaday jaadka loo sameeyo wacyi galin fiican balse waxaan ku qoslay in dhibatadan ay haysato reer badan oo somalia ah waayo aniag waxaan ku noo lahay magaalo yare ku taalo south africa nasiib magaaladaas waxaa ka baxa jaadka laga isticmaalo south africa magac magaalada waxaa la dhahaa burgersfort jaadkun waa lacag la aan waxaa ka soo guraneesaa gurigaag gadaashiisa kawaram kan ku helaayo lagac la aanta iyo kan ka bixinaayo lacatiisa keeb qasaaro badan fikir ahaan waxaa qasaaro badan kan lacag la aanta ku helaayo

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  7. sahra says:

    walaal dumarku kibirka ha iska daayaan oo ragooda si wanaagsan ha uula dhaqmaan waayo qofku maaha ilmahaagii waa ninkaagii haduu xumaado oo qaadka ku talax tago waxkale sameeyaan ini odhan lahaa dumarow oo ragiina si dagan wax ugu sheega dhar dibada la isku dhigaa xal noqonmayso .ragana midbaan odhanayaa ragu waxay ceeb moodaan in ay reerkooda usoo adeegaan lakin tasi ceeb maaha xaaskaaga ood caawisid ajar baad ka helaysaane xaskiina u naxariista oo wanaag kula dhaqma

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  8. samka nuura says:

    asc wrwb dhamaan walaalaha somali.com waxaan ku raacsanahay intey tiri walaasheen sahra maasha alaah ku dayasho wacan oo wanaagsan insha allaaah

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  9. Rajo Doon says:

    Jaad ha ii Dambeeyee ,, Arinta mideenta Reeraha inte maree. Tacbaan aan ahey yaaqey naagteeda weli iga maqan

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  10. axmedsomali says:

    walaahi waan qoslay anigu maahii dadka qadka cuna lkn waa sida ay u dhaqman. dhalinyaradi somaliyed sas ayey noqden markas aya eeda la saarayaa hooyinka la rafaadsan ilamaha ,raga somaliyed ha ogaden inu saran yahay waajib rabbaani ah oo ilahay saaray lagulana xisaabtamayo maalinta qiyaame. gabadh aad been ka badisay ilmihii ku dayarday,sanadkastana aad rabto inay ilmo dhasho waa wax layaab leh,dhalinyarow ama rag oo dhanba inay isa saxno walalyal, markaas ayaa hawéenkuna noo wanagsanayan

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  11. deeq darajo says:

    waaaaaaaaaaaaaaaaaaw saaxiibkeey JACEEELOOW AHAAA oo filin dhigayo EXS,,,CAP,YOWNIYAN BOOY AHAA SALAAN SARE

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  12. fowsiya says:

    asc mansha allaah waa filim fiican oo wacyi galin ah raga iyo dumarkabo in ay tusaalo ku qaataan wax yaalaha ay sameeyaan waana u hambalyey nayaah wiilasha jilay iyo dadka leh websitkaba aad ayaan uga helay qabka loo jilay filmka

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

    • Ronaldo says:

      Thanks for your thoughts. Makes a lot of sense for many to take the test. I am on the fence. Good luck to you… and see you at eMetrics San Jose!

      U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  13. kici says:

    ilove it jad viva marqan nag somali uma bahni hade jadka ku xeran tahay stop aroos

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  14. hooyo somaliyeed says:

    asc waxan sax ah in ninka xun sas loola dhaqmo waayo bal fiiriya hooyada waxay heesata nuune yar ma guriga ayey kor uga soo xirtaa oo doonata adeega guriga way xanuunsan karta ama nuunaha xanuunsan karo meshan wadenkeeni waxan heleynay daris ku caawiya ama rerkaaga meshan aniga iyo ninkeyga isku ah rer daris haduuna i cawin yaa i ii macinaya danta waxay ku jirta in la fiirsado nolosha guriga gacmaha les qabsado lana dhafo fikirka qaldan ee laga aminsanyahay naag waayo meshan caruruta hadadan xananesan 2 walid waa la qadanaya marka ha laga fikiro ubadkeena xata aabaha waa in uu carurutiisa bara diinta iyo dhaqankan lahen wayo waxba kama oga dhaqankeenii caruruta waxan nahay asal haduu aabe carurutisa sxb la noqon dhib aya ku sugan ee uu meelaha jaad la galo waa iag talo ee aan bad baadsano caruruteena

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  15. kiin says:

    asc ninkii balwad lehba hadii saas loola dhaqmi lahaa nimanka qaar wey ka waantoobi lahaayeen laakiin naagaha qaar wey iska sabraan ,nin reerkiisa balwad ka doorsaday asxaanmalaha ilaahay kuwaas jidka toosan ha tuso

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0