Fredrik Reinfeldt oo iscasilay

Raysal wasaaraha Sweden Fredrik Reinfeldt ayaa ku dhawaaqay in uu iska casilayo jakada raysal wasaaraha, isagoo qirtay in doorashada looga adkaaday xisbigiisa. Fredrik Reinfeldt ayaa sidoo kale ku dhawaaqay in uu iska casilayo jakada Gudoomiyaha xisbiga Moderaterna (M) marka la gaaro xiliga guga ee sanadka soo socda.

Fredrik Reinfeldt ayaa mudo 8 sano ah hayay hogaanka wadanka Sweden, isagoo lagu amaanay in uu dhaqaalaha wadanka si fiican maamulay.

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

4 Responses

  1. hassan says:

    Somaliska

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  2. hassan says:

    Mahadsanid sida aad uga haqabtirtay somalida aan luuqsda fahmeyn

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  3. hassan says:

    Jimcaale sxb tack 1000

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  4. Ali abdalla says:

    Somali maanta maahan isku dhaqan iyo isku diin.

    Fri från religion, respektera detta.
    Du har rätt till din religion men tvinga inte någon till din tro. behåll det hemma.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 4