Gabar 12 sano jir ah oo lagu kufsaday Stockholm

Gabar 12 sano jir ah ayaa lagu kufsaday Stockholm galabtii jimcada sida ay u sheegtay booliiska. Gabadhaan oo ku sii jeeday guriga saaxiibteed oo ay isku da’yihiin ayaa booliska u sheegtay in nin uu ku kufsaday dibada guriga saaxiibteed.

Saacadu markay ahayd 8:24pm ayaa booliska la soo wacay iyadoo gabadhaan ay sheegtay in nin aysan garaneyn uu soo weeraray ka dibna kufsaday. Gabadhaan yar ayaa la sheegay in ay argagaxday ka dib dhacdada.

Booliska ayaa bilaabay baaritaan balaaran oo ay ka qeyb qaadanayaan ilaa 30 askari balse ilaa hada lama soo xirin qofna. Waloow kufsiyada aysan ku yareyn Sweden ayaa hadana kufsiyada loo geysto caruurta da’dooda ka yartahay 15 sano ay yihiin kuwo yar. Sanadkii la soo dhaafay ayaa waxaa la soo wariyay 23 dhacdo oo la xiriira kufsiga caruurta.

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

20 Responses

  1. safiyo says:

    oo ilaa saaka polis didayaan arkayay askari faruurya qaniiyaysanayana waan u jeedee askartu ma qofkiibay raadinayeen waanba naxay markaan arkay polis faruurya qaniiyeesan ani inuu ii dharanbaaba mooday gurigaanba ku cararay

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 5

    • boqor baasho says:

      sis safiyo waa halkee meesha mashaqadaan ka dhacday stockholm ka xaafadee

      U codee: Thumb up 2 Thumb down 2

  2. lii says:

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk been ku xoog weynaa wey iska camiraneysaa kkk loooooool

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 2

  3. hamdi says:

    KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK WAXAN KUQOSLAY BENKUXOGWAYNA KKKKKKK SUU UYIRI QOFKANI walahi wa naxdin oo mesha umad ma marayn miya yabbadan mise xili dnaby socotay ilahay ha u macino ilmaha yar yar ee kaligod iska soconaya walahi wamusiibo ilmayara qalbiga ayaba jabay wa wax argagax leh wlahi ilahay ha kuuboga dhayo saqir batahay wxaan rajayna manaxahas iimanka belay inuu kasobaxo xaqagii oo ilahay kuu ifiyo insha alah adigana alaha ku dajiyo niyada walidkana caruruta alaha uga dhigo kuwa maqla warkoda wa isku dhibanyihin wlahai qof kasto ilma dhalay wuu daremaya ilmahas yarka dhibkisa iyo kan dhalinba marka hala isjiro bulshadena somaliyed 12 jiradi faraha ayalagu dhigi la yahay ee ilahay walidka hakdhigo kuwo masuliyadooda guta ilmahan ha u hanunsho wayo cid an ale hanuni ma hanunsanto insha alah

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  4. dhashike says:

    K k k k k waa gaalo godkeedu biyo ugu galeen ninka kufsadayna wuxu ahaa **[QABYAALAD WAA KAMAMNUUC SOMALISKA.COM]** baa leh k k k k k gaaladuna sino uma yaqaanaan gogol dhaafka kk k k

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 1

  5. rashka says:

    dhashike sxb cuqdad ayaa ku heyso waayo meshaan maba looga hadlaayo somaali maxaa kenay qabiil? tan kale somali hal ayey u tahay swedish-ka ee iska daa kala qoqobka . qalinka qaado qabiilka dhig.

    U codee: Thumb up 3 Thumb down 0

  6. Ragiihore says:

    Sxboow qabiilka horta mahaan hakeenin tankale sxb howshan dadkii wadanka udhashay waaayee maahan mid somalida badi kudhacda lakin gabadhii waaridkeed maqliweysa ayadaaa larifaaa out iyo club aad tii kujirtana dee ayadaaaba awalba ubaahneyd kii madoobaa ama cadaaakkkkkkkkk, lakin gabadhii aqlaaq wanaagsan ee maqasha waaridkeeed mabaxdo xiligaaas,

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  7. Massago says:

    Horaa loo yiri laxdu ´mahey is dhigtaa baraqq lagula siiyaa iidu 8-30 habiinimo anoo nin rag ahba mabexee yaa ii yiri bax iidoo 12- jir ah karood jalaf hasiiyee.
    Tan kale sawirka maha iiga muuqdo 12 jir maw eg yahay bal ila damoodha maandheeyskoow Jimcaaloow 12 jir miyaa mase 21 jir oo qoralkaa isdeba maray?
    Dhashiike ebow hawiye H-Gadir lee miyaa intaas miyaa qoontaadu abuur haku kaboodee.
    Safiyo xaad tiri adna Bolis faruurya qaniinsanaayo aan arkay faruur swedesh maba arkin maandheey ayukoo dhama wada cadd cadd ii korta aan idin damoodhee maad tiri xasil ay kugu sugaan maba leh kuwaase wax kheyre

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 1

  8. Jimcale says:

    Ragga qoslaaya waxaad idin leeyahay war isku xishooda, waxa aad ku qosleysaan waa caruur la faraxumeeyay. Haddii ay gabadhaada ku dhici lahayd sidaas miyaad u qoslilhayd?

    mida kale waa qalad in aad caruurta ku tilmaantaan gaalo, caruurta ilaahay ayaa muslim ka dhigay ilaa ay ka qaangaaraan. Xitaa haddii ay gaalo yihiin ma ahan in aad dhibaatadooda ku faraxdo iyagoon dhibaato kugu hayn adiga.

    Marka ilaahay ha laga baqo oo yaan laga tagin bani’aadanimada. Caruurtu waa isku mid meelkasta oo ay joogaan xaq waxay u leeyihiin nabad galyo iyo in aan dhibaato loo geysan.

    U codee: Thumb up 3 Thumb down 0

  9. aniso says:

    nimanka rinkeybey tag tagan oo jaadka ka dhargay ayaan umaleenaya in aay gaban yer gawda ka sureen aneeyba habeen i ceersadeen
    ee swedishka waxan u sheegaya nimanka somalida naagahooda ayaa iska soo furo in aay waxba ka tareena haweenka ee hadii saqiiradsa ilaah ku saladay ha cafiyaan

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 3

  10. xalima says:

    WAA YAAB NIMANKA MAXAA KU DIRAY CARUURTA YER YER HABALO WADA SEX DOON AH AYAABA JOOGEE SWEDAN

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 1

  11. farxaan says:

    Asc mudanyaal iyo marwooyin marka xigta hadal waxaa idin dhameeyay mudane jimcaale balse waxaan rabaa in aan hal kalimad dhaho wlshee aniso abaayo hadaladaada ha xadid naadaan oo ka fiirso waxa aad ku hadleesid hadal keyagana qalad ha u fahmin hadaad u fahantaba sorry walal

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  12. mhanad says:

    xaliimo Email kaaga maxaa waaye sex aaba sheegeysaye loooooool… Aniiso ma ku qabteen markaas mise waa baxsatey lool … Mr jimcaale waa runtiisa ilmo walba muslinmo ayuu ku dhashaa marku qangaaro aya muslim ama gaal la xisaabiya hadana sheekado wax lagu qoslo ma ahan saan filayo..

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  13. DHASHIKE says:

    WAAR GABADHAAN BAL FIIRIYA WAA 21 JIR 12 MADAXAAS IYO GACMAHAAS MALEH ROONI OO 30 JIRA GAALADUW AXAAY DHAHDAA WAA 18 JIR MARKA QOFKII MEEL XUN JOOGA XILI XUN SOCDA GAAL IYO MUSLINBA WAX LAGA NAXO MA LEH WAAYO CLUB QOF XILI XUN KU SOO BAXAY IYO XILIGA XUN UU SOCDO HADII LA DILO ANIGU KUMABA FARAXSANI WAAYO WAXAA KA WAYN CAASINIMADA UU SAMEEYEY OO DARIIQII ALLE AYUU KA LEEXDAY ,,,

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  14. swedish-boy says:

    dhammaantiin waad edeb la,dihiin akhlaaqda ayaana idinka lunsan ee is soo toosiya kaddibna soo gala reer baadiyaalyohow aan alif iyo ba toona aqoonin

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 1

  15. mhanad says:

    Bismillahi in dadka dhan la wada caayo oo akhlaaq xumo lagu sheego swedish boy ma akhlaaq ayay noqotey ,,, taas hadey reer magaalnimo iyo akhlaaq fiican tahay uma baahnin

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  16. dhashike says:

    Swedish boy micneheedu waa wiilkii aay dhaleen dadka swedishka ahi adeer adigoo kale oorfane muqdisho ayaad ka buuxi jirtay jaanis baad u heshahay in aad ku noolaatid europe jawaan yahay jawaanku dhalay hana iga xanaaqin hadaan aabahaa cayey waayo abahaa caydu waxba kama tarayso waa swedish

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  17. khayre says:

    Asalamu calaykum, waxaan leeyahay hablaha soomaaliyeed ee sex ka sheekaynaya isku xishooda oo ilaahay ka cabsada hadaad sweden timaadeen hamoodina inaad ilaahay idin arkayn, wiilashana waxaan leeyahay ilaahay kacabsada oo hablaha cayda iyo qosolka maalaayacniga ah ha barina.

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  18. Kulmiye says:

    Walaalaheey dhamaan wanaa idiin dhahaa kafir sada waxaa kuhad keeysii?

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  19. daawuud says:

    Waa yaab dadku waalanaa dhashii ayaa laga dhici la’yahay war dadow alle halaga cabsado

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0