Gabar 15 sano jir Soomaali ah oo Sweden laga musaafurinayo

Gabadha lagu magacaabo Sacdiya oo 15 sano jir ah ayaa Laanta Socdaalka (Migrationsverket) qorshaynaysaa in ay wadanka ka musaafuriso dhawaan ka dib markii la diiday magangalyadii ay ka dalbatay Sweden. Laanta Socdaalka ayaa aaminsan in Sacdiya aysan jirin 15 sano balse ay ka weyntahay 18 sano.

Sacdiyo oo sanadkii hore bishii Janaayo iska dhiibtay Sweden ayaa sheegtay in ay ka soo carartay Al-shabaab oo ay dilay aabaheed isla markaana qafaalatay hooyadeed iyo walaalkeed. Laakiin Migrationsverket ayaa u muuqata in aysan midna aysan ku qancin dacwada Sacdiyo iyo da’deeda.

Sacdiya ayaa sadex jeer diidmo la siiyay iyadoo hada la qorshaynayo in wadanka laga musaafuriyo balse ururada u dooda xaquuqda qaxootiga ayaa ku doodaya in cadaalad daro lagu sameeyay Sacdiya isla markaana nidaamka lagu baaray da’deeda uu yahay mid qaldan oo xitaa dhaqtarkii baaritaanka sameeyay uu taasi aaminsanyahay.

Hada ayaa waxaa socota magac ururin la doonayo in lagu joojiyo in Sacdiya laga musaafuriyo wadanka. Waxaan ugu baaqayaa akhristayaasha in ay buuxiyaan magacooda si loogu bandhigo Laanta Socdaalka in dad badan ay ka soo horjeedaan musaafurinta gabadhaan da’da yar. RIIX HALKAAN.

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

47 Responses

  1. xafsa says:

    Xafsa

    Fikrad lala dhacay Thumb up 10 Thumb down 0

  2. soomaal says:

    wan u codeeyay. lycka till sacdiya

    Fikrad lala dhacay Thumb up 7 Thumb down 0

  3. xafsa says:

    Maya yaan la celin inanta

    Fikrad lala dhacay Thumb up 9 Thumb down 0

  4. ahmed says:

    waa ka xumahay in la celiyo hal siiyo sharciga

    Fikrad lala dhacay Thumb up 7 Thumb down 1

  5. abdirahman says:

    Qof dhib soo arkay uun baa garnaya xanunka Yaan la celin walsheen hala siyo sharciga

    Fikrad lala dhacay Thumb up 8 Thumb down 0

  6. moha says:

    Magaceygu waa Mohamed Ahmed Ali waxanq ku nolahay stockholm waana ka xumahay sxb ee xagee ku qoraa oon kusoo bandhigaa inaan ka xumahay magac ururintase ya sameynayo xagese lagu sameynayaa ?

    Fikrad lala dhacay Thumb up 6 Thumb down 0

  7. nur says:

    ILLAH ayaa wax kasta haye ALLE ha u fududeyo walsheeen sidi khyr ugu jiro insha ALLAH

    Fikrad lala dhacay Thumb up 6 Thumb down 0

  8. Xalimo sacdiyo Mohamed Omar says:

    Anigaba waa lagu celinayaa ayaa la idhahay waxaana wadanka soogaley 2012 ilaa hada sharci ma heesto lkn ilahey ayaa waxii qeer ku jiro Ka rajeenayaa lkn sacdiyo waxaa dha hayaa like til insha Allah waxii qeer ku jiro ilahey ha sahlo insha Allah

    Fikrad lala dhacay Thumb up 16 Thumb down 1

  9. maxamed says:

    Waa codeeyey aniga allaha u fududayo nasiib wacan….

    Fikrad lala dhacay Thumb up 9 Thumb down 0

  10. hani says:

    Wan ka xumahay gabadhaa yar crlin teeda waxana cod sanaynaa inaan la celin

    Fikrad lala dhacay Thumb up 7 Thumb down 0

  11. hodan says:

    Yaan la celin gabadha yar walaashena

    U codee: Thumb up 4 Thumb down 0

  12. jaabir ali says:

    Waan ka so horjeeda… waa in ay dib u fiiriyaan dacwada iuo da.deeda. waan cambaareynayaah wasaarada socdaalka

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 1

  13. liban says:

    haddi laceliyo wixi kudhaca oo dhibata ah ya qadaya masuliyadas waxan codsanaya in laga fiirsado go,anks yaan lagu celin somalia amankeda leskuma halen karo

    U codee: Thumb up 4 Thumb down 0

  14. c kadir says:

    wa ka xumahay in lo celiyo dhibatadi ey kaso cararatay waxan ugu baqaya in wax lo qabto in sha allah

    U codee: Thumb up 3 Thumb down 0

  15. saamiya says:

    Saamiya

    U codee: Thumb up 4 Thumb down 0

  16. saamiya says:

    Yaan lacelin gabadhayar ilaahay sharciga ha ugasooqaado

    U codee: Thumb up 3 Thumb down 0

  17. saamiya says:

    Anigaba ilaa 2012 baan wadankaan jooga sadex diidmo way isiiyeen ilaahadana sharci mahaysi ilaahay hanoogasooqaado sharcoga wadankaan waan ku dhibtoonee qof aan shrcilahayn waa dhib yaa wax wara kahaya laanta socdaalka iyo dadkii diidmada haystay

    Fikrad lala dhacay Thumb up 6 Thumb down 0

  18. amino says:

    Runti wanka xumahay qofki dhib arga darema somaliya waqtiga la jogo cid isguma halen garto mrka wanka so hor jedaa in la celiyo gabdha walasen e Wan u codenaya xage lagu qora

    Fikrad lala dhacay Thumb up 5 Thumb down 0

  19. amino says:

    Runti wanka xumahay qofki dhib arga darema somaliya waqtiga la jogo cid isguma halen garto mrka wanka so hor jedaa in la celiyo gabdha walasen e Wan u codenaya xage lagu qora

    U codee: Thumb up 3 Thumb down 0

  20. amino says:

    Magacega wa amino aways o ku noll Stockholm

    U codee: Thumb up 4 Thumb down 0

  21. Abdinur Nassjo says:

    oo joga Nassjo waxan ka codsanaynaa cid kasta oo rinkan wax ka qaban karta in ay ku cawiyaan Sacdiyo in Sweden ku nolato madama ay tahay qof yar oo Aan nolosheda marayn Karin gaar ahan Aniga waxan ka codsanayaa madaxda sare in aan la masafirin madama aan soo arkay xanunka ay ledahay anoo dayar hadana aan ku nolahay wadanka oo ah wadan xaqbadan nagu leh iyo dadkisuba

    U codee: Thumb up 3 Thumb down 0

  22. zuhuur says:

    Asc wall dhamaantiin wan kaxumahay in laceliyo wallashen sacdiyo Allaah haka furfiro ameen ameen yaa rabi

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  23. Abdi Ali Ciise says:

    magcayga waa Abdi Ali Ciise waxaan dhalaceyn usoo jeedinayaa magareshinka mahan dowlada waayo hada waxaa jirtay in wil intarfiyuugisa ben laga sheegay oo joornaliistayal ay kusoo fashilyeen ninkii turjumaada benta ah kasameeyay oo ay cadatay wilkasi in owsan ka imanin mesha magareshinka shegay in loo celinaayo marka hadii aynu nahay somalida kunool sweden aadban uga hortagayna arinkan gabadhan lagula dagdagayo

    U codee: Thumb up 3 Thumb down 0

  24. sara says:

    asc dhamaantiin kadib walaasheen ilaahey kheyrka ha waafajiyo sharcigana ha uga soo qaado gaaladaan

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  25. Ahmed says:

    Asc walaasheydi waxaan u rajeen ino ilahey ugu so qaado sharciga wana uso doceyneyna

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  26. daris uroon says:

    khalid

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  27. daris uroon says:

    alaha kufududeyo hee yarisey

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  28. Abdiwali Ali says:

    WLALO umada somaliyeed allah tuso dhulkeedo iyo wanaaga oow leyahay qabiilka baas oo meesha xun na dhiganah allah naka baxsho wllayaal umada somaaliyeed dhul islaameed uma baahno

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  29. labo sano says:

    insha allah dhiib arkimayso waayo kun qof oo iyada ka weynwyn aya maalin kasta qata sharci gabashan waba ilmo yar kamana weeyna 15 sano marka abaayo waxan rabii kaga rajeeynaya war khayr qaba adiga iyo intii dhiibataysan inshaa allah

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  30. Fuaad Dhuux says:

    Ilahey ha ugu soo qaado sharciga sawirkeda xataa gabar aad u yar u egtahay nasiib wacan walal macaan

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  31. abdicaiis says:

    Abdicasiis yaanlacelin gabarta yar ilaahay sharciga hogsoqado cawaale su aal aan qabaa aniyo dad badan oo meesha ku jirna dadkii diimada haysta iyo kuwii labo sano maxaa soi cusboonaaday bal jawaab nasiiya qof kii wax kala cosda

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  32. sanan says:

    Yaan lacelin gabadhayar ilaahay sharciga ha ugasooqaado

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  33. amina says:

    Asc waan ka xumahay plzz yaan lacelin hala siiyo sharci

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  34. luul says:

    asc
    waan u codeyey sacdiyo waana u duceyey in niyadeeda alle u yeelo kurbadana ka qaado inta u dadaaleysana alle hala jiro

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  35. Abdifatah says:

    yaan le celin waa gabar yaree waa ka soo horjednaa arintaas

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  36. salmaan says:

    Allah ha u fududeeyo qof dhib soomaray wayee waan usoo duceynayaa walasheen

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  37. salmaan says:

    Yaan la celin yaan la celin

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  38. abdi says:

    insha alhh lamacilinayo alaha ayan oogabaryeyna in uu ogasoqad sharciga ayaga waxb macilinkatan

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  39. cumar sagal says:

    waxan sacdiya allah uga rajaynayaa in allah awooda lehi uga soo qaado sharci qayr qaba oo degdeg ah insha allah

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  40. Mohamed says:

    ilaahay sacdiya haw gar gaaro

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  41. Abdiqadir says:

    waxaan dhi’hi lahaa hala siyo sharciga wa qof da,a yar oo dhibaateysan wadanke ay katimed iyo dhiwaato aya ka soo waday qof wadankiisa ama waalidkiisa ka soo tagaayo majirto duruuf ayaa ku kaliftay teeda kale qof og ma mjerto da.diisa saxza aha qof walbo woo is ka qiyaasta ilmaha ay meel ku soo wada koreen

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  42. warsame says:

    Asc Sxb sare jimcaale waxaan ku wey dinaa war kaan xageed ka soo xigatay maku jeraan xita websetyada svenska ama xita radio somaliska kaliga xageed ka keentay wa iga su’aal bror war ka ad shegeysed teeda kale waxaad noqotay sidii fanaankii qaldamay cml isbuuci hore qof ka ad soo galisay sawerkiisa xita hadey ku dhacdo ma ficna in ad soo dhigtid meel balik ah

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  43. warsame says:

    Asc Sxb sare jimcaale waxaan ku wey dinaa war kaan xageed ka soo xigatay maku jeraan xita websetyada svenska ama xita radio somaliska kaliga xageed ka keentay wa iga su’aal bror war ka ad shegeysed teeda kale waxaad noqotay sidii fanaankii qaldamay cml isbuuci hore qof ka ad soo galisay sawerkiisa xita hadey ku dhacdo ma ficna in ad soo dhigtid meel bablik ah

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  44. cabdi risaaq says:

    Runti waan ka soo horjedaa calinta gawadha yar insha alah qeerka

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  45. nuur farah says:

    Nuur farah hassan aad ayaa n uga xomahay in gabadhan yartaa lagu celiyo wadan eey kaso carartay

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  46. bashiir says:

    yaan lacelin

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  47. saahara says:

    xaliimo sacdiyo mohamed abaayo anigaba2012 ayaan imaday ilaa hadana wax sharci ah mahelin ee gabadhaan sidaan filaayo cidna celimeso ileen anagoo kasoo horeeyey ayaa wali wadanka ku sugan ee jimcaale asgaa niyadiisa warkaan kakeensaday oo malaha gabadhii arintaan ku dhacday ayuu wareestay sidaas ayuu usoo qoray ee ma ahan war raad leh ee magareshanka soo qoreen ama cidaacadaha laka siidayey

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 1