Gabar uurleh oo ka baxsatay in lagu celiyo Talyaaniga

0

Gabar lagu sheegay da’eeda 14 jir oo uur leh oo Soomaali ah ayaa ka baxsatey goob  lagu hayay oo loogu diyaarinayay in lagu celiyo Talyaaniga.

Gabadha ayaa baxsatay markii ay dalbatay balan dhakhtar ayadoo loo diyaarinayay in talyaaniga lagu celiyo ayadoo la raacayo xeerka Dublin.

Go’aanka ah in lagu celiyo gabadhan  uurka leh Talyaaniga ayaa ka careysiiyay ururada u dooda xuquuqul Insaanka.

Sveriges Radio ayaa faahin dheeri ah ka qori doona arintaan.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here