Ganacsiga Soomaalida Norrköping [Video]

Shalay waxaan booqasho ku tagay magaalada Norrköping ee gobolka Östergotland. Intii aan ku sugnaa magaalada ayaan booqday dhowr dukaan oo Soomaalidu furteen.

Soomaalida ku dhaqan magaalada Norrköping ayaa iila muuqday kuwa u soo jeestay sidii ay magaalada ganacsi uga sameyn lahaayeen maadaama ay Soomaalida ku adagtahay sidii ay shaqo uga heli lahaayeen suuqa shaqada Sweden.

Hadbaa halkaan ka daawo videow aan ka soo duubay goobihii aan booqashada ku tagay.

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

9 Responses

  1. ayaanle says:

    Hidden due to low comment rating. Click here to see.

    Fikrad aan lala dhicin Thumb up 1 Thumb down 9

  2. muhanad says:

    jamcale magalada marka so galayso wa inad canshur bixisa kkkk magalada wa iska so galaysa miyaa bro wa kaftan mansha alalh magaladena wa shidantahay wax kastana wa laga hela waxa ka dhimanayd inad so boqato grunskolanka ay somalida ledahay dukamo horlehna wa so socdan iyo waliba mesha ilmaha lagu xananeyo o labo qaybod noqon donta marka mansha alalh somalida wa dadalaysa magaladan dagan wana dad isku kalson marka naso boqda mrki wax so kodhan asc

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  3. Khadija says:

    Maashaa Allaah waa wax lagu farxo oo ku dayasho mudan. Waxan qabaa oo kale in ay wax ka beddeli doonto aragtida dadka swiidhiska ay ka qabaan bulshada soomaaliyeed iney yihiin dad aan firfircooneyn oo suuqa shaqadana looga badan yahay. Waana guul noo soo hoyatay hadaan soomaali nahay gaar ahaan gabdhaha soomaaliyeed.

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  4. C/k says:

    Jimcaale daahii hadaad ka qaaday Somaliska.com waad mahadsan tahay waxayna kuu tahay sharaf.

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 1

  5. Bashir abas says:

    Sxb wa sanadki somaliska,

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  6. hodan says:

    masha allah ganacsi horumar leh ayaan u rajeeynayaa umadeeyda somaliyeed waanda ku mahadsan tihiin somaliska.com bahdan o godoonday u adeegida shacabkeeda somaliyed

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  7. Mohamed says:

    kaamira la,aan maa idin haayso seee cml aqyaarta

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  8. rumeey says:

    maasha alaah jimcaale waa mahadsan tahay daahaas aaba iga soo dhax booday marka waat ku ,ahad san tihiin sida sharafta leh aat u texgaliseen dadka ra yi gooda

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  9. ubax831@hotmail.com says:

    mansha alla waa waxa ada lagu faraxo hormarkayi gadhen somalida ku noola norrköping waxan ku dara sanaya hal fiikrad taso ha inayi dadka gancasiga lehe ayi hadan dadda fuura furan waayo meeshayi gancasiga ku samyinayan maha dhuulakodi sidasa darateda waa inayi yeeshan soo jiidasho dukanka kameltorget gabdha yare hasinaso kale waa kala wadi karata asha waa qoofa khibarad ule gancasiga iyo xayasin tisa mansha alla waa ku sugaya duukan kagiye ku sonoqo dalkagaga

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0