Gunadii SFI-ga oo la joojinayo

Dowlada Sweden ayaa miisaaniyada cusub ee sanadka ku soo bandhigtay in la joojinayo lacagtii gunada ee la siin jiray qofka sfisanad gudahiis ku dhameeya koorsada luuqada Swedishka ee SFI-ga. Wasiirka isdhexgalka Erik Ullenhag ayaa sheegay in aysan saamayn balaaran waxbarashada luuqada ku yeelan gunada SFI-ga.

Lacagta gunada SFI-ga ayaa la dhaqan galiyay sanadkii 2009 iyadoo loo qoondeeyay 100milyan oo karoon sanadkii. Qofka koorsada ku dhameeya mudo ka yar 1 sano ayaa la siinayay 12 000 kr. Qofka hada dhigta SFI-ga ayaa la siin doonaa gunada balse wixii ka dambeeya sanadka cusub ayaa guud ahaan la joojin doonaa.

Gunadaan ayaa horay loo cambaareeyay iyadoo ay si weyn uga soo horjeedeen qaar ka mid ah xisbiyada.

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

40 Responses

  1. Abdinasir Ali says:

    Lacagtaas marka lajoojiyo hlst ga danbe waxaa lagu qarash gareynayaa da’yarta shisheeyaha ah ee wax ka barata iskoolaadka sweden iyafoo asbuucii lagu kordhin doono 3 saacadood oo ka baxsan sida caadiga ah ee hada sharcigaas waxuu bilaabanayaa höst ga danbe walee dawlada caadi ma ahan sfi lacagta laga soo jaro hada waxaa lagu bixinaa da’yarta kkkkkk reer SFI jiq ee idinku tahay abaa kkkkkk

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 1

  2. Dhamaan waan idin salaamay anigu waxaan ahay dadka arinta singleku cuslaysay, markaa waxaan la xidhiidhay Migrationka waxayna igu yidhaahdeen hadaydaan waxba isu dhalin wax dacwada oo idiin banaan ma jirto ee haku daalin waxaana sidaas leh Swedishka jooga Migrationka markaas waxay kusoo gaba gabeeyeen hadalkoodii oo ka yidhaahdeen sinlgleki ma jiro.

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 4

  3. osman says:

    Arinta dadka cusub ee aan faraha lahayn o inbadan shib loogayaal yaawarkahaayo asxaabey wax sheega kalkaan waxbaa jira ashmaahan albaabada ayay xirtayn

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 2

  4. layla says:

    Arinta 2sano ee waa lafurey eheed intey ku dambeysey yaase ka war haayo ninwalba meesva u dasan uu kahadlaayaa. Allaha soo sahlo

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  5. saleban says:

    waxalafurayaa dadka ilmaa isu dhalay ee 2sano sanafkan markuu dhamdo waxa 2sano dhaqangashay 20012 bishii janawry marka 2sano ayee xiran sharciyada sas ee 2 sqno kubuuxsamin ilaa janawaray 20014

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  6. yasmin says:

    asc walalaya waxan idin waydiyay waxan kamid ahay 2.sano markai waxan jawabkaogayay maxkamada markai waxay igo idhahdan arintadawaxalago caliyay magarashanka balcidi warkahaya arintaokala bal icawiya tack

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  7. xawo says:

    mashalh wa ogolansho wall

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  8. xawo says:

    abauo mar hadi arinkaga lagu celiyey wa ogolansho isoo wac telkaa 0709881989 ama kaga ieoo qor

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  9. maandeeq says:

    40 guuradii boqorka ee dhaxalka kursiga
    La daabacay: fredag 13 september kl 15:03 , Somaliska — Somali La qaybso

    Boqor Carl XVI Gustaf, boqorrad Silvia, amiirad Madeleine, amiirad Victoria iyo amiir Carl Philip 1982. Sawirle: Jan Collsiöö/Scanpix.
    Axadda foodda innagu soo heysa ayaa loo dabaal-degi doonaa sannad-guuradii 40-aad oo ka soo wareegtay kolkii uu boqorka dalkan Carl Gustav-kii 16-aad uu la wareegay kursiga dhaxaltooyada boqortooyada. Xafladdan ayaa ku soo beegantay iyada oo ey hoos u sii dhaceeyso taageerada bulshadu ku qabaan iyo dhaleeceeymo dhowaantan loo soo jeediyey ee la xiriira wareeysi ku jees jees ah oo uu siiyey idaacadda la iska waado ee Svt

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 1

  10. maryan says:

    sac dhaman walalaha labada sano xiita aniga mar hore aya makaxmada kiiskayga ku so ciili say magareshinka kadibna diidmo aya ii sodirtay ee ilah aya nomaqan wa nagyu ciiyarayan kuwan

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  11. xawo says:

    maryan abayo isowac

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  12. sahroo says:

    osmaan sxb dad badan ayaa jwb lasiiyey oo iskugu jirto sharci iyo diidmo aniga waxaan ku jiray dadkii diiamadii lasiiyey 5bil ka hor hadane 20 semteper ayaan balan leyahay maxkada stochoml ee insha aallah qeeyr illhay ha ikaga dhigo sharci qeer qaba insha allah

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  13. Abuukar says:

    asc all Somaliweyn and qoraaga webka and dadka soo booqda webkan oo fikradaha wanaagsan is weydaarsaday waxanka mid ahay dadka singalka ah waxan donayaa qof wax iga sheegikaro arinta singalka waxan Maqlay waala furaayo marka qofki warka haayo waan Kaga mahadcelinaya somaliweyney

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  14. salmo says:

    walal abukar arinta singalka dhibteda dadka ey heysato ayan ku jiraa waxan helay 3diidmo kadib waxn laxiriray migrationka waxey igu yiraden soo xarest dacwo cusub kadib waxan laxiriray qolyo loyaro ah waxey igu tiri hada waxba haso xareysan markan calancalay ayey igu tiri sarcigan wa labedeli rabaa oo familada isku mid ayay naqanayan oo jdka kusojiraa mustaqbalka lkn mushi in ey igu qancineyso waxeysa ilatahay in an anaga ka jifno waxalo bahanyahay in an dhibkena so bandgno waa mahadsantihin

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  15. yasmin says:

    asc walalo waxan mantawacay maxkamada stokholoma waxan kamid ahaydadeka 2sano markasi waxay dhahan waxankusojawabayna wigan maxada umalaynaya sana

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  16. Abuukar says:

    dadka caruurtooda loo keenay marki ay xirneed waxa dhanbo Aniga waxan kamid ahaa dadki bananbixi Jiray si aan garab u siino balse hada markey familadoda u yimadeen waa iska jiiifteen marka anagana salma waa hagaageeysaa inshallah Walal

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  17. Asma says:

    Asc waan idin salaame dhamaan, aniga waxan ka mid ahay dadka aan ilmaha leheen laakiin ninkoodu uu ka maqanyahay, inkastoo aan diidmo wali helin hadane waxan jeclahay inaan wax uun ka ogaado xaalada sida ay tahay, maxaa la isku xujeeyaa?! ma caruur mase wax kale?! hadeey caruurtahay ilmaha ILAAH ayaa bixiyo sax, xaq uma lahan ineey caruur dhala ay umada ku xayiraan.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  18. osman says:

    Sahro ilaahay hakusahlo arintaada ee waxi aqbaar ah soqor aab kala warqaadno kuwaan waa soojeesteen asxaabey ducada badsha

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  19. abdifatah says:

    Asc asxaabeey waan idin salaamay dhammaantiinba sxbyaal waxaan ka mid ahay raga kelidu dilootay swedishkuna caruurta ku xidheen xaaskiin itoobiyey soo fadhidaa waxana ma fahansana waxay taagantahay ama I fur ama kaalay I kaxayso shan sano ayaan ku sugayoo samirkii wuu dhamaadee bal ila taliya asxaabeey maxaa xal ah maxaa rajaa oo laga qabaa in la furo bilaa caruurta waa ii muhiim taladiinu sxbyaal thanks

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  20. salmaan yare says:

    waan idiin salaamay asaxaabta aan isku danta nahay halkee ku jirteen aniga kaligeey baan ismoodayee sxb anigab akula mid baan hay singalka ayaanka mid ahay mark ainsha llah rajada allah lagama quusto iska samra insha llah culeeskaan waa naga fudeedayaa hala samro aqyaareey salma and abuukar and cabdifatah and asma thnks all

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  21. Ex_hanad says:

    asc dhamaan asxaabta somaliska aad baa idin salamayaa ee arimaha 2sano lagu hestay aniga ogalaasho wax iso diray maxkamada malmö idinkana wax idin rajenayaa inu illahay idinka so sahlo aadna waa idin wada salamaya

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  22. sxbyaal waxaan idiin sheegyaa in la mudaharaado aniga waxaan ka mid ah dadka singalka ah marka aay familda xirned waa la mudahaadi jiray waxey idinka arkeen jika ee ha la kaco mudaharaad si loo ogaado dhibka jira sweden saa idayey dadka u qaadaysaa sxbyaal mudaharaad aan lookala harin ha lasameeyo aniga waxaan ka mid ahay dadka joogo aadis waxaan sameysaa safaarada adis in horteeda laga mudaharaado si aay u fahmaan dhibka jira war kaca ee xaqiina soo dhacsada somaliyey

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  23. Gucle says:

    Dowladdaha Netherland iyo Norway ayaa si qasab ah magaalada Muqdisho ugu celiyay Afar Wiil oo dhalinyaro Soomaaliyeed ah, kuwaasi oo diyaaraddii sitay shalay gelinkii danbe ay ka degtay garoonka diyaaradaha Muqdisho.

    Dhalinyaradan oo sitay diyaaradda Turkish Airline ayaa waxaa lasoo marsiiyay wadanka Turkiga, iyadoo diyaaradii ay saarneeyeen lagu soo daray ciidamo Boolis ah oo ka socday Netherland tiradooduna lagu sheegay 10 Askari.

    Ciidamadii la socday diyaarada ayaa markii ay kasoo degeen Muqdisho waxay ku wareejiyeen dhalinyaradii Afarta aheyd Mas’uuliyiinta Hay’adda IOM iyo Taliska Waaxda Socdaalka Dowladda Federaalka Somalia.

    Dhalinyaradaasi ayaa waxaa ka mid ahaa Mahdi Geeddi oo si qasab ah looga kaxeeyay Netherlands, wuxuuna mar uu warbaahinta la hadlay uu sheegay in mudo ah uu xabsi ku yaal Amsterdam uu ku jiray, halkaasii gaari looga soo qaaday isagoo indhaha ka xeran.

    Wiilkani ayaa sanadkii 2009-kii magangelyo weydiistay Netherland, balse ay diiday iney qaabisho, wuxuuna mudo bannaanka uu ku noolaa, dib markii uu isu dhiibayna xabsi la dhigay.

    “Anigoo aan war u hayn oo leygala tashaa habeen madow diyaarad xoog leygu saaray, waxaana la iga soo dejiyay garoonka diyaaradaha Muqdisho”ayuu yiri Mahdi Geeddi.

    Mahdi ayaa ku eedeeyay Taliyaha socdaalka Jen. Cabdullaahi Gaafoow in lagu wareejiyay, loona diiday inuu ka doodo xaquuqdiisa

    “Jen. Gaafoow ayaa inoo sheegay in Dowladda Somalia ay heshiis dib dalka loogu celinayo ay la gashay wadamada Yurub”ayuu sii raaciyay wiilkaasi.

    Jen. Gaafoow ayaa dhankiisa ka beeniyay eedeymaha uu Mahdi u jeediyay isagoo sheegay in uusan jirin wax heshiis ah oo ilaa hadda dhex maray Dowladda iyo wadamada Yurub oo u saabsan dib u celin.

    Garoonka Muqdisho ayaa mudooyinkii u danbeeyay waxaa laga soo dejinayay dhalinyaro si qasab ah looga soo celiyay wadamadii ay ku noolaayeen ee Yurub.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  24. layla says:

    Maashaa allaah walaal hanad illahbaa mahad leh haduu kaagasoo qaadey oo aa ogolaansho heshay.anagana noosoo ducee in illaah noosoo sahlo

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  25. EX_hanad says:

    Layla walaalo idinkana wax idin rajenayaa inu dhamatihin alle idinka so wada sahlo isha allaah samirka hala badiyo howlaha waa iska wada hagagayaan yaana laga niyad jabin waxaad kuwada farxdaan baan dhamaantihin idin rajenayaa

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  26. sabir says:

    asc asxabta sharfta leh ee ku xiran websitakan somaliska aad ayan idin salmaya aniga waxan ka mid ahay dadka 2sano migrattons diidma ayu iga siiyay waxuna diidma igu siay is so caday idkaga waxan ka qatay överkalg u maxkamda stockhlom ayda ayan hada jawab ka sugoya allah sahlo amuraha asxabey wel wal ayi inaga heysa wallhi arintan waxan ahay abo u joga sverge laba caruur iyo xaas marka an dacwada furanaye waxa ka so furtay talyaniga ee aan isku duceyno asxabey wa laga baxa dhibatadan in sha allah walkey ex hanad aad ayan kugu habnbalyena anaga ino so ducey

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  27. salmaan yare says:

    hanbalyo x hanad walal war maka heysaa dadka singalka ah sxb

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  28. Ex_hanad says:

    salmaan dadka singel ah xalka ugu dhow waa passpor ajanib ina qofka ugu dacwootid sidaa baa ugu wanagsan dadbana arkay lagu kenay dadki udacwodeen marka arinta samee isha allah

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  29. sumayo says:

    hanbalyo x hanad walaal khyr allaah ha kaaga dhigo. inaguna noosooducee in allaah nooga sooqaado insha allaah

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  30. yasmin says:

    maxakamadan kasugaya jawab maxad umalaynayansan
    jawabtasi tack

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  31. sumayo says:

    asc yasmin walaal ilaahay baa og,wax khyr qaba allaah hakaaga soo sahlo,laakiin aniga maxmada diidmo ayeey iisoodirtay

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  32. asad says:

    sabir iyo dhaman inta webka somaliska soo booqata waa idiin salaamey marka xikta waxaan rabaa in sxbkey sabir wax su aalo waayo aniga waxaan ka mid ahay dadka talyaniga dacwad ku soo xareystey marka weli wax jawaab ah weli maheeyo DN waan soo marey marka sabir waxaan ku weydiina DN malaga qadey mise weli waaye teeda kale xasakada marki hore maku sheegatey mise inta ayaad ku guursatey sxb aan kala faa ideysan ilaah hainoo fudideeye inta muslimin ah dhibkan heysato

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  33. walaal macaan maxaa ingu dhacay away mudaharaadkii dadkiina joogo joogo swden waad jiftiin war xaqiina soo dhacsada eemudaharada waxa adinka raayey familada markey dantooda gaareen ayey sshib idinka dhaheen dadka single ahwaw gaca ee u sheegta in aay jirto arinka nin iyo naag is qabo oo hadane meek kukala nool

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  34. sabir says:

    asad aniga xaska inta ayan ku gursaday swededn migrattionsverket diima ayu isiiyay maxkamda ayan jawab ka sugaya allah so sahlo safrad talyniga uga talo sweden wax DN igma qadan marka so furanye dacwada sxb asad waxena igu dhaheyn ma ubahnid DN wayo ilmahaga xaga ayi ku dahsheyn wa cadahay lkn imagreshanka diima waxa u igu siyay ID kaga so cadey

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  35. sabir says:

    ASAD sxb insha allah wa hile jawab adiga xaska swden ma ku gursatay

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  36. asad says:

    sabir sxb ani africa ayaan isku qabney lakin waan kala maqneen ilaa muda marka sidada oo kale hada 2 caruur ah ayey ii dhashey sidas ayaan DNA la iiga soo qadey iyadana wey martey mar jawaabta ilaa 3 biloot sugeynaa ilaah hanoo saqo dhamanteena

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  37. sabir says:

    sabir wa hile jawaab insha allah ducada badi adiga

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  38. sabir says:

    asad wa hile jawab insha allah sida uga dhaqsaha badan ducada badi adiga

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  39. sabir says:

    asad lkn ilmaha sweden mi kugu dhasheyn sxb mise africa

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  40. asad says:

    sabir sxb 2011 mid ayaa ii dhashey 2013 midle ayaa ii dhashtey lakin waxaan kula mid ahay waxaan iskaadka la iiga diiwan galiyey 2012 waayo markii hore ma udiiwan galsaneen

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0