Ha hilmaamin in aad saacada badasho!

Sida ay la socdaan dadka ku nool Sweden, saacada dalka ayaa la badalaa 2 waqti ayadoo marna lagu daro 1 saac marna laga jaro.saacada Habeenka Axada ugu dambeysa bisha Maarso ayaa 1 saac lagu daraa saacada Sweden, ayadoo saacada marka ay tahay 2:00am is badalka la sameeyo oo laga dhigo 3:0oam.

Caawa marka ay saacadu tahay kl. 02:00 ayaa laga dhigayaa kl. 03:00 -hadaba ha hilmaamin in aad saacada badasho.

Arintaan ayaa aad muhiim ugu ah in ay ogaadaan dhamaan dadka ku nool Sweden iyadoo tani saameen wayn ku yeelanaysa saacadaha shaqada, iskuulada , tareenada iyo dhamaan qaybaha nolosha.

Sidoo kale waxaa saacad laga jarayaa Habeenka Axada ugu dambeysa ee bisha Oktobar  ayadoo marka saacada ay tahay 3:00am laga dhigi doono 2:00am.

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

17 Responses

  1. shankaron says:

    mahadsaid jimcale

    U codee: Thumb up 3 Thumb down 0

  2. Faa,id F.M says:

    Marna ku dar marna ka jar ka waran heee yaaabkaas, wadan xili wanaagsan, cimilo wanaagsan hasyad wanaagsan ayaan ka soo tagnay balse kuwaxaa naga maqan amaan ee amaankeena alle ha sahlo iyo nabad aamiin.

    Fikrad lala dhacay Thumb up 5 Thumb down 0

  3. najiib hannad says:

    war dad walan waye ma anage na walayaan wadan ana sweden aheyn oo sacada lo badalo ma aragtay waligaa

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 2

    • Mahdi says:

      Najiib hannad, Sxb waxa saacada la badelo oo marna laga jaro marna lagu daro waa yurub oo dhan( EU).

      U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  4. Xamar weyne says:

    Hidden due to low comment rating. Click here to see.

    Fikrad aan lala dhicin Thumb up 0 Thumb down 6

  5. daade,yare says:

    TO,WALAL JIMCALE IYO INTA KALE EE WAX KA TAQAANA SACADA SAAKA WAAN ARKAY LKN KUMBUYUUTARADA MA SI ISKOOT AH OO ,OOTAMATIK AH AYEEY ISUBEDALAN MASE AYAGANA WAA LABEDELAA SIDA MOOBEYLKA OOKALE MAHADSANID

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  6. wadani says:

    TO walal daade yare ayaka is badalaya lkinbuyutarada walal

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  7. farxiyo says:

    sacada waxaa lagu dara oo laga jara wadamada carabta xata somali iyo afrika besa la badalin marka sweden kaliged ma ahan

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  8. khalid says:

    Ummmm.saas miyaa abaay

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  9. Madka says:

    Asc asaxaabta sacad dhibka weynbaa na heestee yaa wax cusub ka haya dadki lagu heestay 2sano jawaabtiinu waaa muhiim

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  10. cade says:

    waad mahadsanthiin waa na soo xasuusiseen

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  11. sumayo says:

    asc asxaabta baryahaan arinti labada sano maxaa looga aamusay .wax akhbaar ah yaa kahayo jawaab wacan idinkoo mahadsan

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  12. ahmed says:

    asc asxaabta kuligiin wan idiin salaamay arintii 2sano weli waa sideet wax kasoo kordhay majiro ee aqbaar ka haaya maal ma haan wax sharci lasiiyay

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  13. Ali bashi says:

    Asc aqyaarta arinta 2 sano mudaharaad ayey rabtaa 24 April barlamaanka ayaa ka doodaya arimaha migrationka moshina waakayaalaa arintaan lkn waxaa xoojin karo mudaharaad iyo in ladadaalo walaayaal waa idiin salaamay

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  14. cadde says:

    Asc dhamaan.
    walalayaa anigu ma arkin ruux wax la siiyay marka suura gal mahan in uu qoysku kala tagnaadaaa marka waa in aan xamar iyo gobolada dalkeena an iska xadiraa insha allah

    Tankale maalin hore wiil ayaa so qoray in ay maxkamada yurub ay so ogolaatay.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  15. hanad says:

    run ahaanti wax uwada badanahay dadka hesto arinta 2sano wax ilaa hada laga garayna majirto arin layaab leh noqtay dad isleh misna lagu xujeenayo 2sano ma wada noleen sverige malinba sheko cusub baykenaysaa

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  16. Abdi says:

    Walaahi waa arin layaab leh, laakinse Ilaahey waa saqiri doona Insha Allahu. Allahu kariim.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0