Ha hilmaamin in aad saacada badasho caawa

Sida aad la socotaan, saacada Sweden ayaa la badalaa 2 waqti iyadoo marna lagu daro 1 saac marna laga jaro. Habeenka Axada ugu dambeysa bisha Maarso ayaa 1 saac lagu daraa saacada Sweden, iyadoo saacada marka ay tahay 2:00am is badalka la sameeyo oo laga dhigo 3:0oam.

Caawa marka ay saacadu tahay kl. 02:00 ayaa laga dhigayaa kl. 03:00 -hadaba ha hilmaamin in aad saacada badasho.

Arintaan ayaa aad muhiim ugu ah in ay ogaadaan dhamaan dadka ku nool Sweden iyadoo tani saameen wayn ku yeelanaysa saacadaha shaqada, iskuulada , tareenada iyo dhamaan qaybaha nolosha.

Sidoo kale waxaa saacad laga jarayaa Habeenka Axada ugu dambeysa ee bisha Oktobar  ayadoo marka saacada ay tahay 3:00am laga dhigi doono 2:00am.

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

5 Responses

  1. Yusuf says:

    Waad mahadsantahay Mr. Jimcaale.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  2. single says:

    OGEYSIS OGEYIIS DHAMAAN DADYOWGA MEESHAAN SOO GALO WAXAAN OGEYSIINAYAA IN BISHA APRIL 16 LA FURI DOONO SINGLEKA IYO KORIINKA LABADAAS OO OO AKHBAAR LAGA SUGAAYEY MIDO DHAN WAXAA KALOO JIREY IN LAGA WAR SUGAAYEY 2SANNO TAASNA WAXAA AKHBAAR KA HEYSALAAN ISLA XILLIGAAS OO MIGRATIONKA DHAN WAX BADAN LAGA BEDELI DOONO INSHA ALLAAH HADDII ILAAH IDMO INSHA ALLAAH

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 1

  3. MASSGAWAAY says:

    waa mugaan 300 oo koris ah sooo qunsalahaay e warkaas miiga hubtaaa

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  4. c/raxmaan ismaciil says:

    single sxb managa hubtaa mise waad iska hadleeysaa koriis kama rabneee xasaaska ha inoo kenaaan kkkkkkkk

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  5. fahad says:

    kkkkkkkkkkkkkkkk goris aaa hhh beegka ciyarta kadaaya

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0