Ha iloobin waqtigii waa la badalay

10

Sida ay la socdaan dadka ku nool Sweden, saacada dalka ayaa la badalaa 2 waqti ayadoo marna lagu daro 1 saac marna laga jaro. Habeenka Axada ugu dambeysa bisha Maarso ayaa 1 saac lagu daraa saacada Sweden, ayadoo saacada marka ay tahay 2:00am is badalka la sameeyo oo laga dhigo 3:0oam.

Xalay markii saacadu ahayd kl. 02:00 ayaa laga dhigay kl. 03:00 -hadaba haddii aadan badalin saacadaada ogow in aad ummada saacad ka dambeyso.

Arintaan ayaa aad muhiim ugu ah in ay ogaadaan dhamaan dadka ku nool Sweden ayadoo tani saameen wayn ku yeelanaysa saacadaha shaqada, iskuulada , tareenada iyo dhamaan qaybaha nolosha.

Sidoo kale waxaa saacad laga jarayaa Habeenka Axada ugu dambeysa ee bisha Oktobar  ayadoo marka saacada ay tahay 3:00am laga dhigi doono 2:00am.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here