“Hala mamnuuco gudniinka wiilasha”

Haweenay siyaasi ah oo ka tirsan xisbiga talada haya ee Moderaterna ayaa ku baaqday in Sweden laga mamnuuco gudniinka wiilasha yar ee ay sameeyaan Muslimiinta iyo Yuhuuda.

Haweeneydaan oo lagu magacaabo Elisabeth Elgh kana tirsan xisbiga Moderatka magaalada Malmö ayaa sheegtay in gudniinka wiilasha uu u dhigno waxyeeleynta caruurta sidaa darteedna laga mamnuuco Sweden. Waxay sheegtay in wiilasha yaryar loo geysto dhaawac iyo xanuun diin darteed. Waxay intaas ku dartay in la dhaafay xiligii gudniinka oo aduunku hada casri gaaray.

Haweeneyda ayaa waxay tusaale u soo qaadatay go’aan ay gaadhay maxkamad ku taala Germalka oo bishii hore mamnuucday gudniinka wiilasha ka dib markii ay sheegtay in ay ka soo horjeedo xuquuqda caruurta. Sweden ayaa waxaa mamnuuc ka ah gudniinka gabdhaha balse wiilasha waa caadi. oo xitaa dhaqaatiirta qaar ka mid ah ayaa sameeya.

Inkastoo aysan muuqan in Sweden ay mamnuuci doonto gudniinka wiilasha ayaa hadana waxaa jira dad badan oo la wadaaga fikrada haweeneydaan ay ka dhawaajisay. Gudniinka wiilasha ayaa loo arkaa in ay tahay arin ku xiran xoriyada diinta oo Muslimiinta iyo Yuhuuda ay waajibtahay in la gudo wiilasha. Yuhuuda ayaa qaasatan waxay sameeyaan in wiilasha la gudo 8 maalmood gudahooda marka ay dhashaan,  haddii kale Yuhuud noqon mayaan.

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

11 Responses

  1. Mawalad Girl says:

    wiilashooda oo kale beejaqabyaasha. mey rabaan hadana caruurteena iney ka dhigsan ayadeey u taalaa habartaan ninka beeja qabka la jiifato

    Fikrad lala dhacay Thumb up 5 Thumb down 0

    • ayuub says:

      ma gudeyno qasab maahan qaasatan soomalidain la gudo maahan maxaa yeelay waadad kkkkkkkkkkkkkkk

      U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  2. Mawalad Girl says:

    waa gudeynaa caruurteena kama yeeleyno taas,,

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  3. duceysane says:

    waaliyeeywadaaye islaantu iyada in la gudaa rabnaa kaasaan u ololeynaynaa

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 1

  4. Najma says:

    Sweden kabad badis waaye waxooda oo hadana wiilashii may usoo dhigteen. waalaga guuraa haday saaas ku dhawaaqaan.
    Ilaahaan kamagan galnay sharkooda!

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 2

  5. Najma says:

    Sweden kabad badis waaye waxooda oo hadana wiilashii may usoo dhigteen.

    waalaga guuraa haday saaas ku dhawaaqaan.
    Ilaahaan kamagan galnay sharkooda!

    U codee: Thumb up 3 Thumb down 0

  6. Khadija says:

    Elisabeth waxay soo koobiyeysay maxkamad Jarmalka ku taalla go’aankeeda kaasoo weliba racfaan laga qaatay ee aanan ahayn go’aan kama danbeys ah. Diinaha oo keliya maahee xitaa cilmi baaris dhakhaatiirta aduunku sameeyeen ayaa lagu ogaaday in gudniinka wiilashu uu daawo u yahay cuduro badan oo ku dhaca ragga aan gudneyn.

    Fikrad lala dhacay Thumb up 7 Thumb down 0

  7. Maryan says:

    ASC walalayaal hadii ay dhacdo in swedan ay mamnuucdo gudninka wiilasha waxa nagu wa jibah in aan isaga guurno wadankooda madama aan la dhafi karin aay muhiim uu tahay muslimiinta.

    U codee: Thumb up 4 Thumb down 1

  8. abu qaalid says:

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk walee waa dan dan si cat tas tan waxa karon kuwa durka ku jiro waxaba ma ogee mey isk amusto waxas mey kentay hadanaa waxa kale na wa lagaa sugaa

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  9. somaalidhaba says:

    ASC walalayaal wadankeenii oo cidna kula laheen ayaa noo baahan ee ilaahay nabad hanooga dhigo hana loo duceeyo dalkii iyo dadkii walalayaal bishaan ramadaan oo qeyrka badan habartaan warkeeda wax kadaran ayaan maqlaynaa intaan dhul shisheeye joogno waxay u doodaysana hawu malaynina caruur ee waa diin neceeb ku jira wadankaana yuhuuda ayaaba haysatee mayadaa joojin karta waxay rabaan ileyn waa kitaabi ayagu

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  10. Aydarus Abukar Haaji says:

    Fikirkeyga ku adan aniga oon an qof ku xadgudbin waxaa waye haday sas tiri nagtan kamid ah siyaasiyiinta waxey mel uga dhacday kuwa ay ku siyad sad tahay hadeyno nahay Muslimintana waa inaa codkeyna ugu ridna kuwa noo ogol ubadkeyna inaa gudano mida kale waa wadan kodi malin kistana inay dhacdo wax muslimka iyo Somalida dhibayo waa iska dabici ileen anaga yaa kasoo qaxnay dhulkeyno Hooyo oo an Muslinimadeyni iyo sharafteni ku dhowri lahayn marka muwadan kista oo Swedish ah malin kasta wax sharafteyna bahdilayo ayan ka maqalna sanad kisa bilihi laso dhafay ayan maqlayay nin af lagadeyey Somalida oo wariya ah mantana tan ayaa tagan waxso dhan waxay natusayan katashada lakin matashane wan isku maqanay waxan kuso gabagabeynaya Rabi talo ku filan ee Somaliyey aan is dabo qabano…wabilahi towfiiq….

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0