Hargabka doofaarka oo ku habsaday Sweden

7

Hargabka doofaarka ayaa isbuucyadii la soo dhaafay aad u saameeyay daafaha Sweden iyadoo ay ilaa hada u hargabkageeriyoodeen 6 qof. Machadka ka hortaga cudurada (Smittskyddsinstitutet) ayaa ka digay in uu sii fidayo hargabka oo dad badan ay la soo dhici doonaan isbuucyada soo socda.

“Aad ayay u sareysaa tirada dadka uu sameeyay hargabka. Waxaan filaynaa in intaas ay ka sii badan doonto” ayay tiri  Hélène Englund oo ah quburada ka hawl gasha Smittskyddsinstitutet.

Sanadkii 2011-2012 ayaa macluumaadka lagu soo bandhigay in ay hargabka u geeriyoodeen 1000 qof. Qaasatan caruurta iyo dadka waaweyn ayaa ah kuwa uu aadka u saameeyay hargabka.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here