Wiil 23 jir ah oo kufsaday haweenay 92 jir ah

7

Haweenay 92 jir ah oo ku nool gobolka Skaraborg ayaa dacwad ka gudbisay wiil 23 jir ah waayeeloo ay ku eedeysay in uu kufsi kula kacay. Booliska ayaa soo xiray ninkaan ku kacay falka la yaabka leh ee uu ku weeraray haweeneyda waayeelka ah.

Dambi oogaha maxkamada Skövde Lars-Göran Wennerholm ayaa warbaahinta u sheegay in uusan faahfaahin badan ka bixin karin kiiska balse waxa uu sheegay in ninkaan sidoo kale la aaminsanyahay in uu galay dambiyo kale.

Horey ayaa ninkaan waxaa dambi kufsi ah loogu xiray magaalada Gävle.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here