Haweenay lagu eedeeyay in ay la seexatay wiil da’a yar wadanka ku jooga

32

Haweenay ka shaqeysa xarunta soo dhaweynta caruurta magangalyo doonka ah ee wadanka da’da yar ku yimaada ayaa lagu eedeeyay in ay la seexatay mid ka mid ah wiilasha halkaa ku xareysan oo wadanka ku joogo 16 sano.

Haweeneyda ayaa shaqada laga cayriyay isla markaana dacwo looga gudbiyay booliska iyadoo lagu eedeeyay in ay ka faaidaysay wiilka maadaama ay qaabilsanayd daryeelkiisa.

Hadaba ma la dhihi karaa haweeneyda ayaa ka faaideysatay wiilka mise isaga ayaa ka faaideystay maadaama uu wadanka da’a yar ku joogo?

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here