Haweenay Soomaali ah oo wali weerar ku haysa diinta Islaamka

Haweenayda lagu magacaabo Mona Walter oo Soomaali ah taasoo aan dhowr jeer wax ka qornay wareerada iyo aflagaadada ay ku hayso diinta Islaamka iyo rasuulka (scw) ayaa wali ka dhex muuqata saxaafada Sweden, iyagoo mowduuceedii ugu dambeeyay ku qortay wargeyska Nyheter24 kaasoo ay kaga hadashay sida ay Swedishku uga cabsanayaan in ay cambareeyaan diinta Islaamka.

Haweenaydaan oo muddo hore ka baxday diinta Islaamka isla markaana qaadatay tan Kiristaanka ka dib markii ay guursatay nin Swedish ah ayaa shaqo ka dhigatay in ay been abuur iyo weeraro joogto ah ku qaado diinta Islaamka iyo Muslimiinta, iyadoo Islaamka ku tilmaamtay mid aan nabad ahayn oo dhibaato ku haya dadka aan Muslimiintu ahayn. Muslimiinta ayay ku tilmaamtay kuwo been ka sheegaya diinta Islaamka oo aan soo bandhigayn wajiga dhabta ah ee diintooda. Quraanka ayay dhowr aayadood ka soo qaadatay oo ay ku tilmaamtay in ay yihiin kuwo faraya in la dilo dadka ka soo horjeesta Islaamka.

Haweeneydaan ayaa u muuqata mid ka mid ah dadka wax kasta u samaynaya si ay u fuulaan masraxa saxaafada oo ay u helaan magac, iyadoo halkii ay ku mashquuli lahayd diinta cusub ee ay qaadatay, ku mashquulsan cambaareynta iyo weerarka ay ku hayso Muslimiinta iyo Islaamka. Aqoonteeda diimeed ayaa u muuqata mid aad u kooban, iyadoo soo koobiyaysay hadalada ay inta badan isticmaalaan cunsuriyiiinta waaweyn ee Islaamka neceb. Waxay u muuqataa mid doonaysa in ay u soo caanbaxdo sidii Ayaan Hersi Ali iyo raggii la midka ahaa.

Haweeneydaan ayaa sida ay magaca u raadinayso waxay xitaa ku biirtay xisbiga cunsuriga ah ee SD taasoo noqotay Soomaaligii ugu horeeyay ee xubin ka noqda xisbigaas.

Muslimiinta Sweden iyo daafaha aduunka ayaa waxaa la gudboon in aysan wax waqti iyo qiimeyn ah siin hadalada macno darada ah ee ay ku doonayso in ay ku hesho magac. In loo jeediyo hanjabaado iwm ah ayaa noqonaya mid ay ka dhigato shidaal ay ku soo caan baxdo.

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

24 Responses

  1. jijo says:

    nacad haku dhacdo qumayada

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 2

  2. cadnaan says:

    Tan dariiq xun bay ku dhex dhacday ee ilahay ha so hadeeyo

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 3

  3. Ayaan cadeey says:

    ilahey ku cadaab oo balaayo kugu dhacde dariig xun aa ku socotaa ee ilahey hanaga bad baadiyo amiin

    U codee: Thumb up 3 Thumb down 2

  4. sumayo says:

    Dadkaasoo kale yaan lagaba hadlin waxbayahay ha laga soo qaado waa fikirkeyga

    U codee: Thumb up 3 Thumb down 2

  5. abdirahman says:

    allaha ku cadaabo aduun iyo aakhiro beel ayaaba kugu dhcaday murug aan dhamaan aan alle kaaga baryay haseexan hana harsan in shaa allah waad is arki doontaa cadab dunyaa wal aakhira inta muslim allaha naga koriyo tan ow kale aamiin

    U codee: Thumb up 4 Thumb down 2

  6. suldaan says:

    asc all aqyaarta naagtaan waa galo cadaysatay gaalnimaduna malahan cadan iyo madow marka iska daayo ilahay ayaa ayaa udiyaarsaday mala igu ladhaho sabaniyiin calayhaa tisca ta cashara waa 19 malak ku waas ayaa ilahay udiyaarsaday inta ayadoo kalaa marka lacadabo oo ladhaho aduunyo imisaad joogtay ayadaa dhihidoonta maalin barkiid

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 2

  7. luul says:

    asc
    nasiibdaro ayaa ku dhacday qofkii diin islaam ku dhashay ee ka baxay mida kale hadii ey caaydo iyo hadii ey iska deydo waxba kama bedeli karto iyada

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 2

  8. qadar says:

    Hidden due to low comment rating. Click here to see.

    Fikrad aan lala dhicin Thumb up 0 Thumb down 7

  9. nawal says:

    illahay hasohanuunsho ayada iyo inta dhunsan

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 1

  10. umu muscab says:

    asc. naagtaan warkeda in lasooqoro oo laqiimayaba mahan waayo waa wax dulooday abaal marinteeda allaah agtiisa ayeey ka helaysaa marka yaan waxba la isku mashquulinin kadaabadaan.

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 2

  11. Yuusuf Somali says:

    إنا نحن نزلنا الذكر وإنا له لحافظون

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 2

  12. Khaliif says:

    إنا نحن نزلنا الذكر وإنا له لحافظون

    U codee: 0 0

    U codee: Thumb up 3 Thumb down 2

  13. garoon says:

    Gabadhan wan umah mahaya Somali waxay tirahda hadi awr rarasholeyahy rerki laha bararn laha marka gabdha haday. Qimoledahay somali iyo islanimadi lagu dhalay bay kijogilhyd kuwan qorayana iyo xisbiigay ku biirtay. waxtri mayso. Wana dhaqalo doon galada cabtoga ahmed ba aweel dabecadan lagiyaqany. Kk

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 2

  14. Samsam says:

    subxaanallaah Halaagbaa usugnaadey qofkii diinta islaamka iyo aayaddaha rabi faraha lagalo. illaahna wuxuu yiri. YURIIDUUNA LIYUTHFI UU NUURALLAAHI BI AFWAAHIHIM WAYA, BALLAAHU ILLAA AN YUTIMMA NUURIHII WALOW KARIHAL KAAFIRUUN. marka wallaalahayga muslimka ahow nimcadda illahay nasiiyey oo ah islaanimo aan ku mahadino. mushrikuuntu waxay ku noolyihiin ciriiri iyo caddab qofkii kamid noqdana sidaasbuu ku noolaan nolol ciriiri ah oo cabsi iyo welwel leh.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 3

  15. gabaldaye says:

    hhhh waa marka dalka la rabo iin u ka lexdo dariqa ah ladagalanka shaqo li ida , faqriga , guriyo xumida , dhaqtar darida aya laa abura dhib oo cunsuriyada meel walba lo furaa siba idacadaha oo laso gacan qabta cunsuriyada si malinta dorashada ay u yimadiin dorka labaad oo ay iyaguna si sahlaan uga badiyaan , waa siyasaad dhowr daal hada burburinayso

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 2

  16. zakaria says:

    asalaamucaleykum waraxmatu laahi wabarakatu asxaabta qiimaha iyo qaayah leh waan idin salaamey dhamaantiina meel kaSTA AAD JOOGTAAN SIDAAN QABA YAAN LAGU MASHQUULIN QOFTAAN IS DULEYSEY

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 2

  17. agmed says:

    Nacalat haku dhacdo

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 2

  18. Sharmarke. says:

    Nacayb iyo habaar midna wax mataro hadii uusan Qofku shaqsi dhaawac ugaysan.
    Waxay tahayba waa gabar aad iyo aad u CaQli badan oo taqaana danteeda.
    Waxay leedahay xaquuq, qof walba oodagan wadaka uuleeyahay.
    Waxay degentahay magaalada Borås waxay kashaqaysaa Göteborg Restuarang kuyaala.
    Cid saa u eegi kartaa majirto. Meeshaa waa Demogracy maahan meeshii halka madaxweyne go aanka gaarijirey ama ka talin jirey.
    Hadii aad doonaysaan unaad run ka dhigtaan afkiina habaarka kasocda. kudhaha horteeda ama shaqada marka ay joogto. Walaahi in diyaarad iyo xabsi la idin kugurin. Ama meel aad kabaxdeen lawaayi. Ma cid ka xigtaa jirta kitaabka hadii ay wax ka sheegto?. Aaway awoodii ilaahay?.
    Maxaa idin ka galay. Udhaafa masuuliyada ilaahay asagaa difaacanaya kitaabkiisa soo maahan?.
    Mise shaki ayaa idinka laftigiina idin kaga jira diinta?. Waa in loofekeraa logik.
    Joojiya waxa aad kujirtaan. iyo waxa aad ku qoraysaan meeshaan ee yaqyaqsigaa.
    Ma ogtihiin in lalasocdo meeshaan waxa aad kusoo qortaan?.
    Waxaasi waa ceeb ee gabarta kaleexda. OO Qaada masuuliyada Reerkiina.
    Tan Caruurtiina la idin kaga baahanyahay, iyo Qaadashada La Qaadanayo caruurtiina daily.
    udaneeya sidii aad samhällka uga xagsan lahaydeen booskiina.
    Hadii kale inta aad ku mushQuulaysaan Qof kacararey islamka.
    Ayaa idinkana waxaa idin ka faa iidaysanaya Cadowga kale.
    isku duubnaada inaad tihiin Somali.
    Qabiil ayaa nakala firdhiyey hadana inaan diin dib isu layno dan nooma ahan,
    Ee waxaa dan inoo ah inuu Qofku yahay Somali una taliyo arimaha somaliyed.
    Ama uu udaneeyo arimaha Somaliyed. Qofku waxa uu haysan karaa waxa uu rabo.
    Muhiimadu waa inuu yahay Qofku Somali kuna hadli karo Somali.
    Umada ilahay waa wada noolyihiin Qofwalbana waxuu doono ayuu caabudaa.
    Laakiin waxaa ka dhaxaysa wada shaqayn wadaninimo.
    Hadii la isu laayo sidaan ama Qofwalba waxa uu rabo loo diido waxaa imaanaya in la isku dhamaado. Taasina Somali dan uma aha. Waxaan maqlaayay maalin dhoweyd Somali noqotey Sheeco iyo kuwo noqdey Christen. Iyagay utaalaan Qofku waa xor Diinta islamkaa horey utiri.
    Hadii labeeneeyo aayadaas. Maxaa yaala?. Waxaan arkay Somali muslim wada ah oo isku laynaya ehelu sunna, Alshabaab, Alqaida, iwm. iyo anagaa saxsan. wadaado is khilaafaya.
    Marka waxaasi inooma aha dan. hadii kale waxaa cidla ina ka helaya dugaaga ama tukaha.
    ha la isdaba qabto. Yaan la isku mush Quulin. Cadow waxaynu leenahay inoo neceb inaan nahay madow. Xaaladu maanta ma taagna inaan ku mushQuulno Muna Walter.
    Waxaa loo baahan yahay inaan eegno sidii aan uga bixi lahayn Tunnelkaan mugdigaa oodheer oo cidina aysan kuu soo gurmanayn.

    Waa Salaaman tihiin.

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 1

  19. xasan says:

    naagtan waa REER BORÅS,BORÅS waxayna ka dagan tahay xafad Kristinberg la dhaho

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 2

  20. Abu walad aboo little boy arab gay. says:

    Maxaad kaQaadi kartaa ?

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 3

  21. usman says:

    Sharma arke iyo abu walad idinkaba iska dhaha wan gaalownay laa xowla wa laa quwatah ilaa bilah qofkii diinta islamka caaya ilaahey asagaa kufilan allh idin so hadeeyo haduu alle idinku talagalin .. fasahaadiina allh kaqabto umada muslimka ah idinka iyo kufaarta muna ah cudur aan la aqoon allh idinku rido mesha an idinku aragnana qoorta ayaan idinka jareeynaa insha allh wadamadaan gaalada aad ku fakaneysaan mustaqbalka rayada towxiidkaa kashaqeynaayo Insh allh

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 2

  22. samaan says:

    Ac wr dhamaan dadweynaha somaaliyeed melkasto aad dunida ka joogtan waan idiin salaamay waxana mahad iska leh alihi badankeyn islaam dhaga dhigay wad karaneysaa waxa ey ku hadashay gabadha iney yihiin wixi ey soo alifatay somaali waxa lagu bartane waxa ka mid wixi xun dheg shaq uma siiyan waa dad caqli iyo maskax iyo isjaclaasho lagu bartay marka yan lala yaabi iney hal qof eyna naga soo baxdo oo aduun ugu caqli yar ugu fikirka yar ugan liito uguna fool xum. diinta wan wada naqaana waa mid alla xakiisa ka timid yan leys mushquulin aduunkan dad awood leh ayaa soomaray dhacabka diinta ey uqabaane ey tara leheen balsa iyaga waxba ka tarin ka dhintay tan maxey tahay is weydii waa nacas lagu sheqeysto waa daaleee aduun iyo aakhiro wey qasaartay yowna hadal naga tegen walalaha an is jecelnahay waxan idiin leehay aduun iyo aakhiraba kuma khasaartaan amiin

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 1

  23. samaan says:

    somaali hadan nahay waxan naloo karaba inaan u istaagno sidow wadankeyne marlamaad cagihiisa ugu istaagi lahaa taasne dhici mee ilaa aan u aragno madaxdeyna iney yihiin kuwa la aamin karo ow qabiil iyo wixi la mid ah ka madax banaan waxi cadow ku ahne aan u aragno iney cadow islaam iyo cadow somaali yihiin ilaahey somaali haka qaado dhibk iyo fitnada aafeysay amin amiin

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 1

  24. nur elmi says:

    Hej vad bor hon

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 1