Haweeney ninkeeda ka jartay xubinta taranka

35

Haweenay ku nool gobolka California ee dalka Maraykanka ayaa shalay ninkeeda ka jartay xubinta taranka ka dib markii qilaaf dhexmaray iyadoo la sheegay in labada qof ay u socotay dood ay isku furayaan. Haweeneydaan ayaa la sheegay in ninkeeda ay cashada daawo suuxiso ah ugu dartay ka dibna intey sariirta ku xirtay isagoo jiifa markii uu soo kacay ayuu arkay iyadoo midi uga jareysa xubinta taranka.

Markii booliska u yimid ayay sheegtay in uu astaahilay falka ay ku sameysay. Haweeneydaan ayaa 48 sano jir ah, halka ninkeeda uu yaahy 51 sano. Ninkaan xubinta taranka laga jaray ayaa durbadiiba loola cararay hospitalka.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here