Haweeney Soomaaliyeed oo lagu dilay Stockholm

26

Haweeney Soomaaliyeed ayaa lagu dilay xaafada Sätra ee magaalada Stockholm sida ay noo sheegeen dad xog ogaal ah. Haweeneydaan ayaa la sheegay in uu si fool xumo ah u dilay ninkeeda isagoo qoorta ka jaray.

Ninkaan ayaa la sheegay in uu hospital ka shaqeyn jiray oo ka dibna uu ay shaqo la,aan ku dhacday. Wararka ayaa sheegaya in ninkaan uu xanuunsanaa.

Gabadhaan la dilay oo 4 caruur ah haysatay sida wararku nagu soo gaareen ayaa la duugay maalintii shalay ahayd.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here