Haweenka Soomaalida oo la sheegay in uu ku yartahay Vitamin D

Cilmi baaris ay dhawaan samaysay xarunta Baaritaanka caafimaadka ee lagu magacaabo (CKF, Centrum för klinisk forskning) ayaa lagu soo bandhigay in haweenka Soomaalida ee uurka leh ay haysato nafaqo la’aan xaga Vitamin D ah taasoo keentay in jirkooda uu aad daciif uu noqday.

Haweenka Soomaalida ee ka qeyb qaatay baaritaanka ayaa lagu soo bandhigay in 10-kii 9 qof ay haysato Vitamin D la’aan. Qofka uu ku yaraado Vitamin D ayaa waxaa la soo darsi kara in uu daciif ka noqdo lafaha. Cilmi baarayaasha ayaa ku taliyay in haweenka Soomaalida la siiyo dawo ay ka heli karaan Vitamin D maadaama aan inta badan laga helin cuntada. Waxaa sidoo kale Vitamin D laga helaa iftiinka qoraxda. Sababta aysan haweenka Soomaalida qoraxda uga helin Vitamin D ayaa xitaa lagu tilmaamay maadaama ay xirtaan dhar culus xiliga xagaaga.

Haweenka uurka leh ee uu ku yaryahay Vitamin D ayaa xitaa la sheegay in ay qatar ugu jiraan in ay dhalaan caruur daciif ah ama qaba cudurka autism.

 

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

8 Responses

  1. jeeri says:

    Hayeh goono iyo dabagaab dumarka ha xirtaan meyna leeyihiin sideey u helaan Vitamin?

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  2. Bashiir AbuXudayfah says:

    Dumarka Soomaaliyeed waxa ka maqan waa qoraxdii dabiiciga ahayd. Waxaana arinkaa Vitamin D la’aanta in dumarkeeni Qurbaha ku dhalaan ilmo xanuunsan ama fooshii lagu qalo.

    Islaan 6 ilaa 10 wadankii kusoo dhashay ayaa kii 11 aad Sweden ku dhashay lagu qalay.

    TALO AHAANA Waxaan Dhihi Lahaa qurbe Caafimaad iyo Diinba lagu waaye dalkii Haloo noqdo. Welibana gaadh ahaan dumarka dalkii hala geeyo Hana lagu biilo.

    Fikrad lala dhacay Thumb up 8 Thumb down 1

  3. asma says:

    arinta labada sano maxa war laga haayaa walaaalayaal

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 1

  4. 2sano says:

    Waal asma waxaankamid ahay dadkaas kiiskayga 3 bilod buu maxkamad yaalaa warna ka
    A haayo ee walal adigu xagaaga war igasii Hadad awodid

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 1

  5. omer says:

    2 Sano walal waa inad sugtaa kiiska haduba maxkamada yaalo mudo 6 bil ah maxaa yelay aniga ayay iso martay oo sugayay mudadaas markaa wediyay waxay igu dhaheen waqtigas la sugaa oo dadka ayaa badan marja ilaah ha fududeeyo aniga waxay iso direen diidmo kale maxkamada oo ay i leyihiin Aqoonsiga iyo Mudo somalia kuma wada noleen lakin ilmo ayaa iigu dhashay sweden DNA waa is wada lahaanay marka ilaah hanoo wada saqiro

    U codee: Thumb up 3 Thumb down 0

  6. jamal says:

    asc akhyarta ,aniga jawab waxan kasugoya migrationsveket 19bilood markan waceyna wexey ileyihin sug wankusojawaabi dhona ,cunug iyo xaas ayaa ijooga sverige ,2013 bishi agosto ayaan dacwo migrationsverket kaxareystey ila markas jawab leen sugoya marka maxad isledihin walaal ?mahadsanidin

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  7. Sheekh Osmaan says:

    Dhalinta sharafta leh oo iiga war roon dalka maxad iga siin kartaan war qofkii de’ yar ahaa oo asaga oo aan waxba u dhamaan qaan gaara 18 gaara xitaa aan wareesi marin
    Ma saxa uu la xukun yahay de’yarta?
    Mise haduu qaan gaaro waxba meesha uma yaalaan?
    Waa qof faro lahaa maadaama ay awal dheheen qofkii fari leh oo de’yar AH waa cafis!?

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  8. MOHAMED IBRAHIM says:

    Vitamin D mainly comes from your skin when it is exposed to sunlight. After that, your body goes through a number of chemical processes to change it so that your body can use it.

    When your skin is exposed to the sun, it produces vitamin D and sends it to your liver. If you take supplements or eat foods that contain vitamin D, your gut also sends the vitamin D to your liver. From here, your liver changes it to a substance called 25(OH)D. When your doctor talks about your vitamin D levels, he means the amount of 25(OH)D you have in your blood.

    This chemical is sent all over your body where different tissues, including your kidney, turn it into activated vitamin D. This activated vitamin D is now ready to perform its duties. From here, it gets a little complicated, but you can think of activated vitamin D working in two ways:

    Manages calcium in your blood, bones and gut
    Helps cells all over your body to communicate properly
    As you can see, vitamin D goes a long way from its original form from the skin, supplement or food. But without vitamin D, your body can’t perform at its best.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0