Hey’adda caalamigga ah ee la dagaalanka Nukliyeerka oo la siiyey biladda Nobeelka

0

Magaaladda Oslo ee dalka Noorweey, ayaa hey’adda bixisada abaalmarinta nabada ee Nobel Prize-ka (Noobeel Baraayska), waxaa ay sanadkan 2017-ka siisay biladaas qiimaha leh, hey’adda caalamigga ah ee la dagaalanka hanashadda hubka Nukliyeerka ah ee marka la soo gaabiyo loo yaqaano ICON.

Hey’addan ayaa la sheegay in lugu siiyey da daalkeeda wax ku koolka ah ee ay ku bixisay ku baraarujinta caalamka khatarta uu leeyahay hubku nukliyeerku. Ugu dambeyntiina hey’addan ICON ayaa helay adduun gaaraya sagaal malyan oo lacagta karoonka ee noorwijiyaanka ah taas oo u dhigantan 1. 1 malyan oo doolarka Mareeykanka ah.

Somaliska.com-Göteborg

 

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here