Hooyooyinka caruurta yaryar oo loo bilaabay kulamo ay luuqada ku barayanyaan

Urur lagu magacaabo Internationella Bekantskaper oo ka shaqeeya isku keenida bulshada ayaa naga codsaday in aan gaarsiinotensta hooyooyinka Soomaaliyeed ee nool Stockholm qaasatan xaafadaha Tensta iyo Alby in uu jiro barnaamij ay ugu magacdareen “Svenska med baby” oo ay ku kulmayaan hooyooyinka haysta caruurta da’dooda u dhaxayso 0-2 sano.

Ujeedada barnaamijkaan ayaa ah in ay kulmaan oo luuqada ku bartaan hooyooyinka ku jira fasaxa caruurta (Mammaledig). Waxaa kulanka ka soo qeyb galaya hooyooyin ka soo jeeda wadamo kala duwan oo doonaya in ay bartaan dad cusub isla markaana heerka luuqadooda kor u qaadaan.

Hadaba haddii aad xiisaynayso waxaad kaga qeyb gali kartaa maalmaha Talaadada saacadu marktay tahay kl 10.00-11.30 Alby bibliotek, Alby centrum iyo Arbacada kl 10.30-11.30 Tensta konsthall, Tensta centrum. Wax shuruud ah kuma xirna ka soo qeyb galka.

Faahfaahrin waxaad ka heli kartaa

www.bekantskaper.se/svenska-med-baby

Facebook: ”svenska med baby”

Kontakt: svenskamedbaby@bekantskaper.se

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

23 Responses

  1. war aawayey dakii aan u sheegnay in aay mudaharaadaan sxb yaal adinka ma fikirtaan miyaa xitaa waxaa jira dad badan oo aqoonyahanay ee u sheegta dhibka midakale jimcaale markoow u sheega markii aay familyda xirnaayenn laanta socdaalka ayuu la xariiri jiray meesha aay wax marayaan dadka familadaa oo kaliya miyoow u shaqeyn jiray ama bulshada dhaman jimcaale waxaan nahay dadka ku jiran webkaan xariir lasamey meesha aay wax marnayaan iyo qaabka laga damacsanyahay dadka singleka

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 1

  2. sxb jimcaale xarrir la samey laanta socdaalka dadka singalka ah inteey wax u marayaan

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 1

  3. salmaan yare says:

    qaasim sxb dadkaas waala hilmamay wax xitaa warkooda haaya malahan jibcaale waaa nin markii hore wanaagsana lakin hada maqaan malaha webkaan ayuu ku xayeesiin jiray inla so booqdo iska iloow waxas saxiib qaasim

    U codee: Thumb up 3 Thumb down 1

  4. osman says:

    Asxaabey walakaladaranyahay dad aan sharci lahayn aa joogo dhab ahaanti ma aqaan si ay wax o jiraan lkn hada xataa waxaan o cabsaa in dadka caroorta heysto in sharuud lagoxiro marka aan sabarno swedan albaabada ay xirteyn

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  5. salmo says:

    walal qasim diyaar ayan ahay waxan ka mid ahay dadka xaqoda ka amusan marka waxan deganahay yetobori sideen kuxirinaa halkesa ka dhacaa banan baxa

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  6. asaxabeey waxa nahay isku dan hadaan anaga danaheena shegan cidna nooma hadleeyso salma aniga malmo an deganahay waxan ka mid ahay dadka singalka ah allah qof kasto arimahiisa ha u sahlo banaanbaxa markuu dhacayo nososheega thnks all

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  7. salmo says:

    qaasim walaal fadlan a jawaab kaa helo horaa lo yiri nin sexday siiciis dibi dhay oo wan hurudnaa marka wana badanahay waa in aan dhibkeena so bandhignaa waxaa nola modaa in an qanacsannahay ama an ben shegeyno marka qafka hadawsan asiga hadlin malahan cid uhadleyo

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 1

  8. walaalayaal waxaan idin dheegayaa in aan dhibkeena u sheegano haayadaha xaquuqul insaanka laanta socdaalka maxkada sare iyo in aay arintaan kiis buuxa tahay laakin waxaan aad ugu raja weinahay in goaan laga gaaro dhamaan dadka sinka ah meel kasta aay joogaan isku mowqof ha noqdaan goboldaa caasimada dhamaan wax noo maqan malahan sxbyaal aan maalin walbo aan hortagno barlamaanka swden iyo socdaalka waa sharci arinkaan ee ha laga kaco ani waxaan ku jiraa ololaha aad mar walbo soo sheego xitaa waxaabn la xarooray dad looyara ah waxey ii sheegeen in arinta la soo shaacbixiyo si loo u gaado dhibka ee hadii aad shib dhahdaan dowlada wey aamusee waad mahad santhiin ninka jimcaale la hadho walaahi magaranaayo thanks

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 2

  9. salmo says:

    wasax walal waa in aan fadhiga ka kacnaa ee aan bilawnaa wax sharci ah aniga malisasta WAA LAXIRIRAA MIGRATIONKA WAXAN KALO LA KULMAY LOYARO RUNTIWAXEY IGU DHEHEEN HADAA SO BANDHIGTAN DHIBKIIN WAA LAA EEGAA LKN HADA LAMABA OGO EE XAGEE WAX KA BILAWNAA WALAL QAF KALIGEED WAX MAQABAN KAREE WAA IN AAN ISKASHANAA WAXAN DEGANAHAY YOTOBORI WAA MAHADSANTAHAY

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  10. salmo says:

    haa wlal ninka jimcalaa asiga ma hesto dhibka waxa dhiban waa anaga wax numa qabanayo ee waa in aan anaga wax qabsanaa oo jiifka ka kacnaa jimcaale wax kama gelin waxey ilatahay dadka carurta leh bis ayuu wax uradiyaa cadad darada dawlada nagula dhaqantay ayuu asigane ku qancsan yahy sababto ah hal mar kama hadlo kamna jawabo su alaha marka mahan in an jomcale wax ka sugnaa ee indhihiina fura hrdadana ka kaca walalyaal daamaan dadka singalka h iyo kuwa 2sano lagu yiri

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 1

  11. Xirsi says:

    Walaalayaa Jimcaale haku meeraysanina dhibku inaka ayuu ina haystaa aan Muda haraadno si dag dag ninkan waa nin calooshiisa u shaqayste ah waxba kama galin dadka dhiban ee aan dhibkeena muujino yaynaan internetka uun fadhi ku dirir ka samayne aynu fadhiga ka kacnoo oo balano Qaasim iyo Salmo Gudoomiyaha iyo ku xigeenka idinkaan idinka dhiganaynaa ee xubno fir fircoon noqda dhakhsada wax sameeya fadlan.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  12. Amina says:

    Asc dhaman akhyarta somaliska ensam iyo familj kaca kaca waxan hortegayna insha Allah malinta onsdag 2013-10-2masuliyiinka socda migrationsverket iyo dad udooda dhibanayasha marka farkeliya folma dhaqdo Ruun waa dedashey jizakumulaah idinka waxa laydinka rabaaa ineey arkaan dhibanayaasha iyo aad soo bandhigtaa dhibkina wan idin baryayaa kalay aan wax wada qadsanee waxay bilaban klockan 13…till 16 meshu waa Stockholm .adress ku waa sociala missionen Högbergsgatan 31 A Stockholm

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  13. Xirsi says:

    Amina waad Mahadsanatahay, insha allah waa in aynu dadaalaa oo aynu guntiga dhiisha iskaga dhignaa hurdadana ka kacnaa sidaas ayaan idinku boorinyaa dhamaantiin waana in lasoo wada xidhiidhaa intaan laisu iman.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  14. Asma says:

    Asc dhamaan walaalyaal dhamaan somalida dhibka ku heesto sweden waa in aan wixii sharci ah oo aan xaq u leenahay aanan ka aamusin, aniga diyaar ayaan ahay, gacmo wada jir ay wax ku gooyaan aan anaga dhibkeena ka hadalno aan aduunka dhan u sheegno joornaalada aan ku qorno. aniga Umeå ayaan daganahay aan isla xiriirno dhamaan dadka aan isku kiiska nahay.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  15. sxbyaal waad mahadsanthiin hada waxaad moodaa in hurdada laga kacay walaahi dhamaan isku nowqof ayaanu nahay ani waxaan ka mid ahay dadka bilaabay arinkaan ama fikirkaan markaan arkey in lajiifo runtii waxaan la kumay nin ka shaqeeyo xaqquuqul issaanka oo sharci yaqaan ah waxoow igu yiri adinkaa fadhiyo ee waxaad sharci u leedihiin ha kafadiisanahaya sxb dhamaan daageerayaasha iyo xirsmeel kasta ha loo sheego hala kulmo xirsi shiqaalaha laanta socdaalka war eemail kaliya wax ma taro ee runta ha loo sheego mudaharaadka dhamaan halaga qeyb galo ha leysku sheego barlamahanka aan hor tagno salmo amina war arinkaa ha laga dooda ogaada war daoow ha jiifanahay ee kaca

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  16. Amina says:

    Asc dhamantii Xirsi Salmo Qasim walalyaal waxad dad garaneysaan soo gudbiya meshana isugu kenkena telefonada aan kala qadano habenka maalitisu dhacayo shirku waa inana telkuwadaa xiriirnaa anigawaxa layso wicikaraa 15 17 isoo waca telkaga 0700057401 dadka somalidu wax ma fahman intii caqli leh iskeen maalinta jornal iyo tv wey imanayaan ama somaliyey halka fadhiya oo caya inta dedalaysa sida jimcale iyo inta lamidka ah waad mahadsantihiin inta nool oo wax fahmeysa

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  17. salmaan yare says:

    walee dadkeeeygi mantaan helay amina waankula soo xiriirayaa walal waa sax qof haduu dhibkiisa sheegan yaa garanaayo inuu dhibanyahay iyo inkale dadkaan hada caruurta iyo xasaaska lokeenay meeqa mar ay banaanbaxeen tv yada ka hadleen waana heleen waxay u doodayeen balse anagu markaas garabkooda ayaan taanneen marwalbo labanaan baxaayo waaan bixi jirnay hada marka anaga ay sheekadu na joogtaa saas ayaa noo balan ah asaxabeey gabdho and wiilal thnks all

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  18. Saalax says:

    Hadii dantaada lasoo qori waayo nin xun waaye miyaa Jimcaale.
    Aniga waxan fahmi la’ahay dadka in Jimcale yahay wariye oo waxii markas jira usoo tabiya somalida ee uusan ahayn nin ka shaqeeya laanta socdaalka. Teeda kale waa nin adiga kula mid ah oon waxaba ka qaban karin arrinka. Sverige na iyadaan rabin dad oo aan shaqaysan ama xirfad lahayn waayo SD oo ah xisbiga cunsuriga ayas hellay taageero aad ah marka Taas aya laga baqayaa oo ma rabaan in ay keenaan dad trasi waaye xaqiiqda doorashana soo dhow oo xizbi walba waxow rabaa kalsonida dadka. Badan dadkana waxay soo nacayaan qaxootiga faraha badan hadana aan waxba soo kordhin . Ee Jimcale bilashkin aad u xag xagansysiin.

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 2

  19. Asma says:

    Asc dhamaantiin, waa runtaa inaan wariyaha wax laga sheegin waane qalad in isaga lagu eedo dhibaatada naheysato, lkn waxaan kuu sheegaa SD inaaneey somali iyo ajaanib kale kala jecleen maxaa dadka kale oo Sweden ku nool loogu keenaa dadkooda Somalidane loogu diidaa taas waad fahmi kartaa waa qalad laga kalay umada soomaliyeed oo dhan ma ahan xataa qalad shakhsiyaad laga galay, wadan waan ku noolnahay uma imaan in xabsi naloogaago xaq ayaane u leenahay in cidii aan guursano naloo keeno Awlaadane ILAAH ayaa bixiyo waxba yaan la difaacin dowlada. asxaabeey waa in aan xaqeena dhacsanaa oo aanan ka aamusin.

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  20. Asma says:

    Asc dhamaantiin, waa runtaa inaan wariyaha wax laga sheegin waane qalad in isaga lagu eedo dhibaatada naheysato, lkn waxaan kuu sheegaa SD inaaneey somali iyo ajaanib kale kala jecleen maxaa dadka kale oo Sweden ku nool loogu keenaa dadkooda Somalidane loogu diidaa taas waad fahmi kartaa waa qalad laga kalay umada soomaliyeed oo dhan ma ahan xataa qalad shakhsiyaad laga galay, wadan waan ku noolnahay uma imaan in xabsi naloogaaga dhigo, xaq ayaane u leenahay in cidii aan guursano naloo keeno Awlaadane ILAAH ayaa bixiyo waxba yaan la difaacin dowlada. asxaabeey waa in aan xaqeena dhacsanaa oo aanan ka aamusin.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  21. thnks asma insha allah hada aan hurdadi ka toosnay xaqeeyna waa inaan soo dhacsanaa

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  22. Sam says:

    Somlida waxa loogu diido ma jiro cadayn iyo aqqonsi waraaqadeed oo la rumaysan karo taas waaye. horta xaq aan ku leenahay ma jirto ee bani aadanimo ayaan i´ku leenahay hadii ay noo keenaan kheyr hadii kalena waa sidii uu alle qoray.

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  23. farax says:

    waxa dalku haduu inoon hagago waba kudiidi mayno hjadii ilahay nabad inooga dhigo

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0