ILA QOSOL: Maxaa kala haysta ragga iyo dumarka Soomaalida Sweden

Waa sheeko qosol badan oo Facebook lagu soo daabacay. Masaajid ku yaala Dalka Swedan ayaa marki salaadi Jimce laga baxay ayuu Sheekhi Misaajidku yidhi Cabasho badan baa isoo Gaadhay oo ragu dumarkoda ka cabanayaan, marka ha istaago ninkii xaaskiisu dhibtay si aan talo fiican u siiyo.

Hal mar baa lawada istaagay Nin kaliya mooyee. Wadaadkii baa yidhi Masha Allah walaalkeena fadhiya, Horta xaaskiisa haloo duceeyo waa naag fiicane. Ninkii fadhiyay baa qayliyay oo yidhi “Balaayo Ha u ducayso Lugahaan ku istaagi lahaa xalay bay iga jajabisay ma nooli labada lugood bash.” KKKKK.

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

29 Responses

  1. raxmo says:

    waxaas waa barobagaando. dadku hadday isfahmiwaayaan way iska kala detagaan maxaa dilid keenay ninku ma ciyaalba xata ciyalkan yurubladiline .Ninmanka somaliyeed sharafta haka qaadina. swedan wan jogna waxladilayana maragnee

    Fikrad lala dhacay Thumb up 13 Thumb down 1

  2. Cadnan says:

    Kkkkkkkkkkkkk wlhi wan qoslay kal iyo lab wey dacda

    U codee: Thumb up 4 Thumb down 3

  3. mohamed says:

    😀😀😀😀😀😀 waa sheeko qosol badan
    Very funny

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  4. Boqortooyoo says:

    Hidden due to low comment rating. Click here to see.

    Fikrad aan lala dhicin Thumb up 2 Thumb down 8

  5. Nashad says:

    Kkkkk kkkkk astaqfurallah nkiyadbaan u qoslay

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  6. Samatar says:

    Sxb maanta ma filimkan ayaad keentay ,si websiteka aad loogu akhristo mowduucan miyaa kkkkkkk walahi waa yaab sweden sheekh masjid ka hadlay oo arimo family kaga hadlay waligay ma maqal ,20 sanona waan jooogaa, Sxbow filinkaaga cadeyso nin mowduucan qorayow

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 5

    • Samatar says:

      Xataa sheekadu way iska hor iyo daba imanayasaa waxaad tiri ha istaagaan wixii dumarkoodu dhibeen markaa waa istaageen dadkii oo dhan hal nin mooyee kkkkkk Been cad waa taas.

      Dood kulul. Ka Jawaab? Thumb up 5 Thumb down 4

  7. Xusen says:

    Sheekooyinkii khiyaaliga ahaa ee Faceboog aan u nacnay miyaad noosoo Min Guurisay, walee ninka webkan lihi wuxuu rabo webkiisa haku qorto ileen waa u madax banaanyahee, sheeko facebook maad lasoo shir Tagaty maantana

    Dood kulul. Ka Jawaab? Thumb up 6 Thumb down 7

  8. Casaanyo says:

    Walee Khayr ma lihid ninkan webkan lahow, horaan kuu arkay in aad Tahay nin aan ixtiraam lahayn oo dadka webka soo booqanaya ixtiraam aan u muujinin, waxaad soo mal maluuqdo marka suaalo lagaa waydiiyo kama Jawaabtid mooji sababtu, waxaan filayaa in aad isla wayni iska baadhayso, maanta waxaad noo keentay Facebook ayaan sheeko ka keenay oo aanu been iyo balaayo uga yaacnay, niyow qof waynbaad tahee xishood webkana waxba lama joogtide iska xidh, manaa facaad uu leeyahay malaha;

    Dood kulul. Ka Jawaab? Thumb up 6 Thumb down 7

  9. faarax says:

    Kķkķkkkk imaamka masaajidka dadka istaagay isaga naftigiis makujiray mise wuu fadhiyey? kkkkkkkkk

    Dood kulul. Ka Jawaab? Thumb up 5 Thumb down 4

  10. Jey says:

    Waa sheeko run ah, 90dumarka Swden wa sidaas

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 5

  11. saamiya says:

    dumarki waa ceyseen kuwa ladhibo waa iyaga kuwa ilmaha korinaayo waa iyaga ilaah dumarka ha unaxariisto

    Fikrad lala dhacay Thumb up 17 Thumb down 0

  12. Gabdhaha dhan ya la isku qaban, Ragga qalad dhinac bey ka leeyahin dumarkana sido kale.
    Tan Ragga waxa waaye wa jaad cunayaal,badankooda mise Qamristiyaal, sidadarteed gabdhaha waxee waayen Rag uqalma oo ay naftooda ku aaminaan.
    Tan gabdhaha waxaa dishay kow qabiil, tan labaad nin taajir ah, tan sadaxaad cowradooda oo ay banaanka keenen.
    SORRY WAA XAQIIQDA TAAGAN

    U codee: Thumb up 3 Thumb down 1

  13. siraad says:

    Asc dhamaan.aniga waxaan umaleeyn Sheekadan waa.gefloo geeytey dumarka. Ee ragoow waa inaad raali galisaan dumarka waye anaga waa jecelnahaay regeen mana umaleeyo haween ka oo dhaan ineey ragga dhibaato waa 100. 1 ama kayar. raganaa waa lamiid oo waa kabuuxan. middag xun iyo midfiican oo an lahelikeerin reer kisa ushaqeeyo ilmahana la caawiyo oo xaaskisana u fiicaan. Viva raga somaliyeed waa nimaan aan aduunka laga helikeriin.wana idin jecelnahaay. ++++++++

    Fikrad lala dhacay Thumb up 10 Thumb down 0

  14. Nafta says:

    Rag la dilaay ma yuurub bow joga ala been badaana kaan ma somaliba meshaa hhhh

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 1

  15. kosovo says:

    Waxan surtagal ahayn in layswadiyo mahan meshi ladono halaga keno warkan waxi qaraba waxiriin waxii gurana wa israbiid iyo garasho garabiid dulqad dadaal sababto ah wa mustaqbalki rerka hore rerka so kordhay iyi kan so k doona hadi ilahay idmo wax wada xun majiran wax wada ficana majiran lakiin waxkasto dhaca waxa lama hurana inaan somalinimo iyo muslinimo lagu xaliyo ama sidi laga fursan wayo tasan u arka xalka ino ah gedfadhiga

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  16. zaara says:

    Hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh wey dhacdaa lkn xoogaa no qafiifi noh jimcaale

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  17. Olhaye says:

    WAXAA AH WAX LALA YAABO INLAGA BEEN SHEEGA DADKA AHLUDIINKA AH
    TA LABAAD GURYAHA ILAAHAY DHEXDOOD INAAD WAX BEEN KA SHEEGTIDNA WAA DANBI KU SAARAN LAGAAGAN XISAABTAMI DOONO,
    LKN HADII REERKU ADIGA KUGU XUNYAHAY ILAAHAY CEEBTAADNA HA SOO DHIGIN BARAH DADKU KU KULMAAN

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 2

  18. ninka dadka qaldan saxa says:

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk sxb jimcaale kan fadhiyey sow adiga maha. yacni kan lugaha laga jajabiyey. ilahay haku sahlo sxb

    U codee: Thumb up 4 Thumb down 3

  19. Naser says:

    Maanta Somaliska war mahaayo waxa oo is ku dooriyay waxaa rabto sheeg. Marka hadii aa Facebook ga waxi la rabo laga soo qaadanaayo maxaa looga baahan yahay wibsite…

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 3

  20. Amal says:

    Kkkkkk waa sheeko qosol badan tack

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 3

  21. Haji says:

    Ka dhaafa gabdhaheena caayda. Ayaga la’aantood dal iyo dibad midna kuma noolaaneene.

    Kuwa nolosha ka dhacay ayaa caayay gabdhaheen. Haweenka soomaalida ee ku nool Sweden wax ka fiican lama arag lana arki maayo.

    Jimcaale qoraalkaas ma’aha mid ku haboon hemside han

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  22. Zaki says:

    Aryaa eebow dumarka saas haday noqden siil caag ah inaan so gato waye eber waye kk

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 3

  23. Haala says:

    Been Maa Ku darsatay maalaayacnigaagi Somali nacaybka ahaa gaalo jaceylka ahaa naagta germalka Aad qabto Maa Somali ka wanaagsan Somalina ma ahan sheekadan beenta dhaaf Alle ka cabso

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  24. Aaway kuwii page ka mas,uulka ka ah, nacaska kuso galay magaca ZAKI.
    Ma Hilmaamtay in aad waxa ad gabdhaha ku ceynayso in ay hooyada kugu dhashay dabaal jaahil noocaaga ah.
    RAALI KA NOQDA ASXAABTA KALE NOOOCAN OO KALE NAGU JIRO

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  25. Ismog says:

    Jimcaale sheka kala mahaysan tan mabo dhaween xiliga la shegi jiraya anigaa wan yaray mise waxad rabta ayaa iska soo qorta adiga tan swedan mabo ka dhicin ee wax kala ayaan kaa sugeynaa hadan koley ben ayaaba kentay aya mahan ee iska ogaw dadka AT wax isoo tawineysa wey kaa horeyaan ee by

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 1

  26. Cadi fitaah says:

    Kkkkkkkkkkkk walhi waa Qosle ilahow ha igeeynin yurub

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 1

  27. Hassan says:

    Dumerka ya lacan wa ceb culumada yan ben laga shegin

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  28. abdi somali says:

    Waad salaaman tihihiin dhamaantiinba.
    Suaal? Kuwa aan weli guursan hadaa wey istaaagen so ma aha ? Dib haloo eego qoraalka.
    Waa sheeko qurux badan runtii.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0