Imisa qof ayaa qaadatay dhalashada Sweden?

11

Sanadkii la soo dhaafay ee 2010 ayaa waxaa dhalasha Sweden dalbaday dad gaaraya 32 891 oo qof, iyadoo dhalasha la siiyay 20 864 oo qof. Dadka dhalashada Sweden qaatay ayaa inta badan ka soo jeeday wadamada Bosnia, Ruushka, Serbia, Iraq, Turkey, Poland, USA, Syria iyo Somalia.

Sanadka 2011 ayaa la filayaa tirada dadka dalbanaya dhalasha Sweden in ay siyaado, waxaa lagu qayaasayaa 37000 oo qof in ay dalbato baasaboorka Sweden. Guud ahaan ilaa sanadkii 2005 ilaa 2010 ayaa waxaa dhalashada Sweden qaatay dadka gaaraya 145 291.

Laanta Socdaalka (Migrationsverket) ayaa sanadkii la soo dhaafay bilowday in codsiyada dhalashada laga dalban karo qadka internetka.

Migrationsverket.se

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here