Iskuul ku yaala kamuun yar oo lagu magacaabo Kisa oo ka tirsan gobolka östergotland ayaa u diiday ardada dhigata SFIga in ay ku tukadaan iskuulka ka dib markii ay sheegeen in Soomaalidu ay diideen in ay ka qeyb galaan maalinta lagu magacaabo Luciadag oo ka mid ah caadooyinka Kiristaanka ay sameeyaan taasoo ku beegneyn 13kii bishii December ee la soo dhaafay. Sida uu noo soo sheegay mid ka mid ah ardada iskuulkaas waxkabarata kaasoo codsadey in magaciisa aan la sheegin ayay macalimiinta iskuulku ka mamnuuceen ardada Soomaalida qolyar oo ay salaada ku tukan jireen ka dib markii ay Soomaalidu diideen in ay ka qeyb galaan Luciadag. Arintaan ayaa loo fasiran karaa cunsuriyad lagu cunsuriyenayo diinta ardada ayadoo ay u furantahay ardada inay ka dacwoodaan arintaan.

Iskuul ku yaala Kisa oo ardada u diiday in ay tukadaan

Iskuul ku yaala kamuun yar oo lagu magacaabo Kisa oo ka tirsan gobolka östergotland ayaa u diiday ardada dhigata SFIga in ay ku tukadaan iskuulka ka dib markii ay sheegeen in Soomaalidu ay diideen in ay ka qeyb galaan maalinta lagu magacaabo Luciadag oo ka mid ah caadooyinka Kiristaanka ay sameeyaan taasoo ku beegneyn 13kii bishii December ee la soo dhaafay.

Sida uu noo soo sheegay mid ka mid ah ardada iskuulkaas waxkabarata kaasoo codsadey in magaciisa aan la sheegin ayay macalimiinta iskuulku ka mamnuuceen ardada Soomaalida qolyar oo ay salaada ku tukan jireen ka dib markii ay Soomaalidu diideen in ay ka qeyb galaan Luciadag.

Arintaan ayaa loo fasiran karaa cunsuriyad lagu cunsuriyenayo diinta ardada ayadoo ay u furantahay ardada inay ka dacwoodaan arintaan.

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...