Kaniisadii Masaajidka loo badalay ee Flen oo weeraro joogto ah lagu haayo

Isbuucaan waxaa markii shanaad la weeraray masaajidka Flen Moske ee ku yaala magaalada Flen. Muaraayadaha masaajidka ayaa dhagaxaan lagu weeraray. Illaa iyo hadda lama garanayo cidii kadanbaysay dhibaatadaa. Masaajidka Flen ayaa horay u ahaan jiray goob kaniisad ah, iyadoo Muslimiinta ay iibsadeen sanadkii 2011 ka dibna ay u badaleen masaajid. Ma ahan markii ugu horeysay ee la weeraro Masaajidka.

Maamulka Masaajidka ayaa Muslimiinta ka codsaday in la caawiyo. Iyagoo sheegay in dagaal joogto ah lagu haayo masaajidka.

Daawo Video:

 

Faafi mowduucaan

C.Baliile

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

3 Responses

  1. اسلام says:

    arinta waa ina laga hor taga gacmaha lis qabsada

    U codee: Thumb up 4 Thumb down 0

  2. Abdiaziz says:

    ASC
    Qofkii doonaya in uu caawiyo masjidkaan dhibka badan lagu hayo, wuxuu wax u soo marin karaa
    kontonummer. 825784234336701 Maamulaha masjidka Sh C/laahi Cusmaan tel 0735702292 ama maamule ku xigeenka Jaamac tel 0704895104.
    ASC

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  3. abdallah says:

    asc waxan idin kula talin lahaa in masaajidka lagu xidho kaamirooyin siloo ogaado qofka dabiga galaya taas ayaa muhiim ah sidaas hadii lasameeyo waa la ogaan kara kadibna waa laqaban oo waa ladacwey karaa

    U codee: Thumb up 3 Thumb down 1