Khaad lagu qabtay Jönköping

0

Booliiska Jönköping ayaa gacanta ku dhigay ilaa 200 kilo oo khaad ah, ayagoo sidoo kale xabsiga dhigay 3 qof oo soomaali ah iyo oday iswiidish ah oo 50 sano jir ah.

Khaad ayaa si kadis ah booliisku ugu qabteen asaga oo gaari ka buuxa ayadoo lagu qabtay ninka iswiidishka ah magaalada Jönköping.

“Sadex qof oo soomali ah ayaan soo xirnay, dhamaan waxay ku nool yihiin Jönköping wali makala cada lugta ay ku leeyihiin khaadka” Lennart Wennblom oo ah dambi baaraha booliska.

Waxaa qoray Jnytt.se

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here