Kooxda Ciyaaraha barafka Somalia oo la siiyay visada Ruushka

Safaarada Ruushka ee Stockholm ayaa maanta viisaha u ogalaatay kooxda Somalia ku matali doonta ciyaaraha Bandy ee ka dhici doona gobolka Siberia ee Dalka Ruusha bisha soo socota. Maalmihii la soo dhaafay ayaa ciyaartoyda iyo taageerayaasha waxaa la soo daristay walwal ku saabsan viisada.

Kooxda ayaa boggooda Facebook waxay maanta ku shaaciyeen in ay heleen visada oo ay maalinta sabtida u ambabixi doonaan magaalada Irkutsk, gobolka Siberia.

Haddaa nahay bahda Somaliska.com . Waxaan u rajaynaynaa guul kooxda iyo maamulka .

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...