Kooxda kubada cagta Darfur oo Sweden iska dhiibtay

Kooxda kubada cagta Darfur United oo la waayay meel ay jaan iyo cirib dhigeen ka dib markii ay ka qeyb galeen ciyaaro lagu qabtay maagalada Östersund ayaa hada iska dhiibay Sweden. Kooxdaan oo markii ay wadanka soo galeen ka koobnayd 13 qof ayaa ka qeyb galay ciyaaraha wadamada aan la aqoonsanayn (ConIFA World Football Cup) ee lagu qabto Östersund.

Ka dib markii ay ciyaaraha dhamaadeen oo la filayay in ay ku noqdaan wadankooda, ayaa 13 ciyaartoy ee reer Sudan la waayay meel ay qabteen. Hada ayaa 7 ka mid ah ciyaartoyda waxay iska dhibeen magaalada Gävle halka 6 kale ay iska dhiibeen Norway. Ciyaartoyda oo ka soo duulay wadanka Chad ayaa sheegay in aysan amaan ahayn halka ay ka yimaadeen oo sidaas darteed ay Sweden isaga dhiibeen.

Ciyaaraha ConIFA World Football Cup  ayaa ah ciyaar loo qabto dadka laga tirada badanyahay iyo wadamada aan la aqoonsanayn iyadoo la qabto marka ay dhacayaan ciyaaraha aduunka ee FIFA World Cup. Ciyaarahaan ayaa ah kuwo ka madax banaan FIFA.

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

6 Responses

  1. guessi says:

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    U codee: Thumb up 3 Thumb down 2

  2. faarax says:

    Kkkkkkk Mohamed hassan iyo zamzam farax ba UK bey iska dhiibeen cayartii kadib london olympic 2012. Waa jaanis qaali.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 4

  3. moh says:

    kkkkkkkkkk

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 2

  4. aragsan says:

    Waa iska caadi iney gooyaan ileen dan aduuyo u geysay

    Fikrad lala dhacay Thumb up 5 Thumb down 0

  5. MAQAAL KA SOO QOR ARINKA KUNA SOO QOR IN NIN DALACNI LA YIDHAA KUSOO DIRAY WALAAL says:

    WAXAY WADA OGSOON NAHAY IN DADKA SWEDISHKA AHI AY DABEECADOODU AAD U WANAGSAN TAHAY LAKIIN AY, YIHIIN DAD AMUSAN MISANA AQOON BADAN LEH, HADABA AJAANIBKA WAXA KU JIRA DAD AAD U DHAQAN XUN SIDA GABADHAN AAD KA ARKI DOONTO LINKSKAN AAN KUUSO DIRAY WAXAY U DHAQMAYSAA SI FOOLL XUN WAXAAN KAA CODSANAYAA INAAD SIDAN DADKA KA WAANISO OO SXB SHARAF IIGA DHIB INAAN KUUSO DIRAY MAQAALKAN KUNA SOO QOR WAXA IISO DIRAY DALACNI NIN LA YIDHAA MAHAD SANID,
    https://www.youtube.com/watch?v=50NRkxZCVZ0

    Fikrad lala dhacay Thumb up 8 Thumb down 0

  6. heeliyo says:

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Ma nacasiinbaa maxaa ku celinaya meeshii Kululayd ma nacasiinbaa ee gaajadana ahayd Caalam ayay yimaadeene Big Chance ayay heleen waanay ka faaiidaysteen.

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0