Video: Kooxda Somalia oo ciyaarihii kale looga adkaaday balse goolasha yareeyay

9

Kooxda barafka Somalia ee ka qeyb galaysa ciyaaraha Bandy 2014 ayaa maanta kulamo la yeelatay kooxda Ukraine iyagoo looga adkaaday 13-0 . Waxay sidoo kale la ciyaareen kooxda Japan oo ugu adkaatay 12-0. inkastoo aysan wax gool ah dhalin ayay hadana ku guuleysteen xaga difaaca in ay yareeyaan tirada goolasha.

Kulanka ku xiga ayay Somalia la yeelan doontaa kooxda wadanka Mongolia maalinto barito ah. Daawo Video uu ka sameeyay telefishinka wadanka ruushka.

 

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here