Lacagta cayrta oo la kordhinayo

Sida ay qortay idaacada Sweden dowlada iyo xisbiga bidixda ayaa ku heshiiyay in la kordhiyo lacagta cayrta ee la siiyo qoysaska danyarta ah. Qoysaska ay u joogaan caruurta da’ooda u dhaxayso 7 ilaa 20 sano ayaa lacagta cayrta waxaa loogu dari doonaa 250kr bishii taasoo ka bilaaban doonta sanadka 2016.

Qoyska ay u joogaan caruurta da’dooda ka yartahay 7 sano ayaa lacagta cayrta loo kordhin doonaa 100kr.

“Annag waxaa muhim noo ah in aan hagaajino sharuudaha nolaleed ee ay ku sugan yahiin qoysaska caruur leyda ah ee danyarta ah. In loo kordhiyo masruufka waa arrin wanaagsan oo toos u gaaraysa reeraha danyarta ah” ayey tiri afhayeenka arrimaha dhaqaalaha ee xisbiga Vänsterpartiet Ulla Andersson oo la hadashay SR.

Ulla Andersson oo hadalkeeda sii wadata ayaa sheegtay in doonayaan ay dib ugu habeeyaan masruufka reeraha danyarta ah in dawooyinka caruurta reeraha danyarta ah laga dhigo lacag la’aan , ookiyaalaha aragtida laga saacido reeraha aan awoodin in ay caruurta u iibiyaan , dhamaan waxyaabahan waxaan qabnaa in ay waxtar u yeelan doonto dhaqaalaha qoysas faro badan. Waana wax aad annaga muhim noogu ah.

Si kastaba ha ahaatee, dowlada ayaa ka laabatay balan-qaadkoodii ku saabsanaa in ay kordhin doonaan lacagta caruurta ee Barnbidag.

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

26 Responses

  1. Icaawiya by Hassan says:

    walaalayaal adinko rali ah talo isiiya mida hore oo ah rerkeyga kampala jogan passport somali ayeyna heystaan oo ee doonayaan markii ee codsiga safarada sweden sameynayan iney latagaan passport somaliga marka qofba waxu igu yidhi dhibaata kaga iman karta passport-ka waxa ka wngsn card qaxootinimada ee uganda ee maxay idin la tahay cid walbo talo iyo tusaalo isiineysa aad ban uso dhaweynayaaaa aadna wan idinkugu mahad celinayaaa

    U codee: Thumb up 4 Thumb down 2

  2. Husain says:

    Suuriyaan badan miyay u ciil qabaan’ ileen Cod dheerbay ugu yeedhayaane.

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  3. 2 years says:

    Reer 2 sano please halkee wax marayaan?

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 2

  4. Daade says:

    Hassan aniga kugalama talinayo pass.Somaali ah waayo waxba kuma so kordhinayo in uu wax ka qaldo moye marka qaxotiga ayaba ila ron wa Fakar keyga

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 1

  5. soomaal says:

    Hassan, passporka hadii uu midkodii runta yahay oo xiligii soomaliya nabada kajirtay eey heleen, waa ineey latagaan oo ey tusaan safaarada.

    U codee: Thumb up 3 Thumb down 1

  6. yaxye says:

    asc aqyarta shrafta leh marka hore slaan diiran aan hawada idin soo mariyay waxaan idin weydiin lahaa arinta wili tagaan ee 2 sano ,, kaba qoo qaad hadan kulaabto barta ey ku nooleed xaaskeega oo labo sano aaan la soo nolaadaadey arinta maka sii gidisan tahay ama jug jug meshaada joog waye

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 1

  7. samiircade says:

    sxp Hassan aniga Kampala Jogo waxa na iidacwo nayo hooyade basabort malku Dako safarada waxa warqad la dhaho salamasikar oo qaxoti ah taas ayaa latage mesha waliba waxa la raba iney is la hadan magaca aad ugu dacwo neyso iyo dada hadii kale qalad ayaa dhacayo hadii aad cawin intas ka badan ubahan tahay nambarkan ikala so xidhiid +256791826763

    Fikrad lala dhacay Thumb up 7 Thumb down 1

  8. Fatima says:

    Asalamu’alaykum walalayaalow wax Stockholm dagan oo Iga cawiyo arimo yar MA la ‘arka ?mahadsanidiin

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 3

  9. Halimo says:

    Asc walalayaal waxaan idinka codsanaa inaad igalatalisan arintan 3 jeer ayaa didmo laisiyey cunug na wan kudhaley wadanka ilaa hada 4 no lamasiin dad ayaa igultaliyey dib isu dhib hada marka masorta galba inaan dib isudhibo cunuga wan uxareyey sharciga inuu abihii kuqaato sharciga jawaab na kamahayo 7 bilna wuu jiraa cunugayga ilataliya plz

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  10. Adoon Alaah says:

    ASC..ALL MARKA HORE WAXAAN IDIIN SOO HORMARINAA TAHNIYADE CIIDE AL ADXAA EE CIID WANAAGSAN DHAMAANTIIN.TAN KU XIGTO HASAN ANIGE UGANDA WILIGEEY MATAGIN LAAKIIN WAXAAN KUUSHEEGAA SAFAARADAHA SEWDEN EE ADUUNKE OO DHAN AQOONSI EEY UBAAHANYIHIIN MARKE WAXEEY ILATAHAY WAXAA KUU DHIBYAR KAARKE QAXOOTIGE INAAD UGEEYSAAN LAAKIIN BASABOORKE KAN CUSUB HADUU YAHAY WAALAGA FIICANYAHAY AAN QABAA EE BADIISE HAGALIN OK ..DADKE INTII MURUGSAN ILAAHEEY MURUGTE HAKA QAADO SABARKANE AAN BADINO IYO DUCADE WAX KASTANE KHEYR AYEEY KU DHAMAANEEYSAA WADANKEENANE ILAAHEEY AMNI IYO AMAAN HANOOGU DHIGO KUWA SHARTE KUWADO ALLAH HANAGA QABTO INTA KHEYRKA JECEL ILAAHEEY HANOO BADIYO …AAMIIN WADANKAANE KHEYRKIISE ALLAH NASIIYO SHARTIISANE ALLAH NAGA QABTO …..

    U codee: Thumb up 3 Thumb down 0

  11. dhuubane says:

    halimo walal hadii aad dib isku dhiibto mexey kuu kordhineysaa weeyaan su aashu hadii wandanka aad caruur ku dhashay carurtaada aabohoodna ow sharci leeyahay macnaha sida aan hadalkaaga ka fahmey carurtina aabohood ayaad sharci ugu dalabtay talada saxda ah ilaah baaa hayah aniga talo ahaan waxaan ku dhihi lahaày iska sug inta carurtaadu sharci heleyso hadii carurtadu sharci hesho adna waad heleysaaa in sha allaah

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  12. Halimo says:

    Mahadsanid dhubane walal dadka ayaga sidaydo kale qabsatey isoo jawaba plz

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  13. ifka says:

    kkkk waxan layaba sweden maxay kordhiiyan 100 iyo 250 ma lacagba biilkasta ma oga in aan afrika u diirno qofka u yar ee wax diira 5000 kun oo kr markasay ku leeyihin qoysaska danyartaa wax ma oga dadka kale magaranayo laakin somalida waxay ku jiiran dhiib weeyn oo eheel iyo waaliidkii dhalay ayaaba beerta u diiray 100 iyo 250n wax noma tarayso ee hadi aay wax koorninayan aliistii 1000 ha ku koordhiiyan

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 2

  14. Abdifatah says:

    Fatima walal aniga ayaa dagan maxaa dan ah oo ka xalisan leheed stockhol aniga hadii aan kaa caawin karo anigaa joogee stockholm

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  15. Fadumo says:

    Asc abayo xalimo Aniga xita sidado kala ahay lakin norway aya joga hal canug aya haysta canugta aabaheyd aya u xareya wala siye ana Lema sin africa halagaga so dacwodo ayay I dhahen inta sharci family laguguma sinayo madama bini adamnimada diidmo ka hesto marka ma ogi sida sameyo insha Allah qeer aya ku rajeyna abayo

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  16. mohamed says:

    walahi waayaab aduun midlamaqlayna ma ahan africa halagaagasoodacwooda waamaxay qofkii africa diidma lagusii markuu kulaabta ogolaasha meysiinayaan masa ogyahiin qofka markuu yurub imanaay dhibka iyo tahriibka uu usoomaray @faduma walasheey waankaxumahay lakiin ilaah hakagasooqaada adiga iyo inta sugeeysaba insha alah amiin

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  17. Halimo says:

    Inshallah abayo fadumo ilaheey hainogasoo qaado Allah ayaa kaweyn galadane inshallah

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  18. roodo says:

    asc dhamaan umada somaliyed rag iyo dumarba walaashy faadumo ilaahy talda saaro waana kuu so ducynaynaa waa 10barkysnaa e ilaahy siduu lhayirku kugu jiro hakaga soo qaado mcnto aamiin aamiin

    U codee: Thumb up 3 Thumb down 0

  19. mohamed says:

    asc wr wb walaalayaal waxaan ahay aabe ilma swedan ku heesto marka aniga ayaana halkaan uku dacwooday sanad ka hor ayeey ii yimaadeen hooyadoodna iiima diwaan kalsaneyn marka wiilka uku yar oo 8 jir ah ayan dacwo uku furay inuu hooyadiis u dacwoodo bisha april ayeena iyada iyo laba cunug kale oo kampala jooko dhacaanka soo mareen lkn wiilki yaraa ee swedan ila jookay wili nlma so xariirin marka inuu wiilkeyka hooyadiis loo keeno malaka yaabaa idinkoo mahadsan wabilaahi towfiiq jawaabdiina waa ii muhiim walaalyaal

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  20. Hassan says:

    Mohamed horta wax kasoo qaadka ilaahaybaa haya, laakiin Cunug markii Horeba aad isaga iyo Hooyadiis kala reebtay oo misna 8 jir ah, waxay ila tahay in ay u qaadanayaan in ay caruurtaadu ka maaranto hooyadood, maadaamoo markii hore kuu diiwan gashanayn, aabahoodna haysto wakhti xaadirkan caruutiisii, markaas walaal xaga rabi ayay wax ka qoran yihiin laakiin aniga sidaas ayay ila tahay Fikir ahaan .

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 1

  21. jeeri says:

    Faadumo, cunugaada aabahis haduu leeyahay norway passport, sweden kuligiin usoo guura, waxaa xaq u leedahay sharciga sweden adigoo qaxooti is dhiibin.

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  22. jamaad says:

    aniga waxay ila tahay aabaha iyo hooyadu hadey wada socdaan iyo caruurtooda in aan la weydiineyn warqada aqoon siga. macnaha waa aabaha ama hooyada midkoon waa inuu halkan joogaa deedna codsadaa carurta iyo hooyadood, jicaale taasi ma caden baa leyska frabaa?

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  23. Deeqo says:

    Asc wll wiilka ubadkiisu Kampla joogaan aniga ayaa ilmo kasoo watay 2sano ka hor waxaana lagaa rabaa cardka qaxootiga waa muhiim psprt cidna lama weydiiyo waliba marka ay ogolaanshaha helaan Nsha allh airport ka waa la weydiin hadana card ka qaxootiga waa in loo cusboonaysiiya Nsha allh

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  24. Deeqo says:

    Tankale passport ka ma daganaanshaa usaaran haduu daganaan sho usaaran yahay macquul

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 1