Lix iyo tobban jir loo soo xiray dilkii Maxamuud Alizade ee lugu dilay Stockholm

0

Wiil lix iyo tobban jir ah oo la tuhunsan yahay inuu ka dambeeyey dilkii Maxamed Alizade, sidaasna waxaa maanta shaaca ka qaaday maxkamadda  Södertörn ee magaaladda Stockholm. Dacwad oogaha ayaa codsaday in la sii hayo tan iyo dhamaadka bishan inta baaritaanka laga dhameeynayo.

“Xaaladda haatan kama hali karo waan ka xumahay, sidaas waxaa tiri qareenadda Sandra Danowsky oo difaaceysa eedeysanahan 16 jir ah. Intuu socday dhageeysiga dacwada eedeysanahan ayaa wararku sheegayaan inuu dafiray eedeymaha looheeysto oo ah i dilka Maxamuud isaga ka dambeeyey. Hase ahaate muuqbaahiyaha SVT oo tagay iskuulka wiilka lugu dilay, ayaa sheegaya in goob joogeyaal u sheegeen in wiilka la dilay lugu dilay mindi, waxaana la rusan yahay in tani salka ku heeyso dagaal ka dhaxeeyey labada wiil.

Somaliska.com-Göteborg

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here