Home Wararka Maanta Lix iyo tobban sanno ka dib Yaasmiin waxaa loo musaafurinayaa dalka Jabuuti

Lix iyo tobban sanno ka dib Yaasmiin waxaa loo musaafurinayaa dalka Jabuuti

3

Haweeney asalkeedu yahay Jabuutiyaan, balse markii ay Noorweey timid sheegatay ineey ka timid Soomaaliya, ayaa haatan dowladda Noorweey waxaa ay biloowday ineey kala noqoto dhalashada dalkaasi.

Sheekadda haweeneydan ayaa bilaabatay sanadkii 2104-tii, markaas oo ay barteeda facebook ku qortay ineey tahay Jabuutiyaan. Haweeneydan ayaa dalkaasi timid sanadkii 2001-dii,  waxaa ay markii dambe guursatay nin u dhashay dalkaasi oo ay u dhashay afar carruur ah. Yaasmiin oo kiiskeedii daba gal lugu hayey waxaa markii dambe cadaatay ineeysan aheyn soomali ee ay tahay Jabuutiyaan. Laanta socdaalka dalkaasi ayaa muddo labbo sanno ah waxaa ay Yaasmiin ku amreen ineeysan soo galin.

Horey ayaa waxaa dhalashada dalkaas lagala noqday Mahad Cabiib oo ah sida goor dambe lugu sheegay Jabuutiyaan sheegta soomaali, luguna amray inuu ka baxo dalkaasi.

 

Somaliska.com-Göteborg

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here