Ma jirto sabab aadan u tukan karin [Sawiro]

Sawiradaan waxaan ka soo helay Facebook, runtii si weyn ayay u taabteen dareenkeyga waxayna muujinayaan heerka ay nolosha Muslimiinta kaga jirto salaada. Waloow hada Ramadan soo dhawyahay oo xitaa kuwii aan sanad tukan ay hada masaajida soo camiri doonaan. Sawiradaan waa xasuusin!!!

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

8 Responses

  1. muhdeen says:

    MASHA ALLAH WAA SAWIIROO ADD IYO ADD SOO JIIDASOO LEH .

    U codee: Thumb up 3 Thumb down 0

  2. disowboy says:

    laa ilaah illallaah muxammad rasuulullaah

    Fikrad lala dhacay Thumb up 7 Thumb down 1

  3. kaysar says:

    masha alaah waa tusale aad iyo aad u wanagsan taasin waxay ku cadiynasa in qofkasta lagu leyahay salaad

    Fikrad lala dhacay Thumb up 5 Thumb down 0

  4. Massago says:

    LKN MUGI BARAF JIRO SEE LOOGU DUKAHAA BANAANKA
    TAAS MALAGU DARAY QORSHAHA

    Fikrad lala dhacay Thumb up 6 Thumb down 1

  5. AbuXudayfah says:

    Masha’Allaah Walaalkeen Allaha Kaa Abaalö Mariyo.

    Wallaahi Sawirada iyo Cinwaanka waa iku Haboon Yihiin , Sax Sabab aan lagu Tukanayn Ma Jirto Sawiradaan marka la arko.

    U codee: Thumb up 3 Thumb down 0

  6. A kuuriyo says:

    A.c.W.W ,

    ku socoto Massago walaal waxaa ku shega 5 daqiiqo oo aad banaan tagnato wax ey ka dhibeyso malahan marka baraf wax uu ka celin karo malahan

    U codee: Thumb up 4 Thumb down 0

  7. najma says:

    masha alaah waye. waa wajiib in la tukada inti xayiga la yahay .
    meelkaaste ey salada kugu qabato ku tuka. ile fursadadi waa inta noshahaay ina ka fa.ideysano .hadi maanta laga cajisaay waxaa imaantonta maaliin an laga yeleeynin waa cajisaay .
    ee alle hanaga dhigo kuwi sameyo wajiibkoda xaga diintena macaan.ee muslimka
    ile dunida waxaa ku nol dad diin la.aana .oo xayawaan wax dhamiin.
    waa ina alle uu mahad celina maaliin walba .ille waa imaanka barkisa salada .

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  8. Aadan Abdisalaam says:

    Masha allaaahg Mash allaaah

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0