Maamulka kamuunka Växjö oo Soomaalida ku booqanaya Kenya

Maamulka degmada Växjö ayaa wafdi u diraya Kenya si ay ula kulmaan ku dhawaad 700 oo Soomaali ah oo la filayo in ay yimaadaan gobolka Kronoberg.

Waftidigaan oo ka kooban 9 qof oo uu hogaaminayo ninka lagu magacaabo Per Sandberg oo kamuunka u qaabilsan arimaha qoysaska ayaa kulan la qaadan doona qaar ka mid ah Soomaalida la filayo in ay yimaadaan magaalada Växjö, iyagoo daraasad ku samayn doona baahida dadka cusub iyo waxyaabaha loo qaban karo marka ay Sweden yimaadaan.

Wafdiga ayaa waxaa ku jira xubno ka tirsan maamulka kamuunka, dhaqaatiir iyo macalimiinta iskuulada. Per Sandberg ayaa sheegay in aysan u tagayn dalxiis balse ay doonayaan in ay arkaan xaalada ay ku suganyihiin dadkaas iyo in ay helaan macluumaad dheeri ah.

Maanta ayaa dhinaca kale waxa uu kulan dhacay Växjö kaasoo ay isugu yimaadeen kamuunada Gobolkaas si ay uga arin sadaan diyaar garowga loo samaynayo Soomaalida cusub.

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

29 Responses

  1. bahal hoose says:

    asc jimcaale bro adoo raali iga ah maamulka växjö ma waxa kaliya ayuu usocdaa dadka växjo degan uu kamuunkiisa kushaqo leeyahay mise dadka kenya joogo ee uu proceska sweden wada sugaayaan mahadsanid jawaab adoo raali iga ah by ,bahal hoose

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  2. Nimco dahir says:

    Mahadsanid abowe jimcale balse waxan ka codsan laha waxan kunolahay s/africa waxan haysta pasport kenya ah,wilka aan wada jognana waxu jogaa swidan marka maxa laygu cawin kara o talo iyo tusala ah??? Qofkasto o iskudayo inu i jwbo wan sodhawani thankz,

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

    • Jimcale says:

      nimco 100% ma hubo balse waxaan filayaa in shuruuda cadaynta aqoonsiga aysan ku qabaneyn maadaama aad Kenyan haysato. Marka ma isku daydeen in aad dacwo xareysaan , Migrationka maxay idin yiraahdeen?

      Bahal Hoose Wafdigu waxa uu booqanayaa dhowr famil oo aan filayo in ay yihiin kuwa qaraabadooda ku nooshahay Växjö.

      U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  3. hodan says:

    jimcaale walal waxay ku weydinayaa dadkaan ahad la dhahayo foomaka cusub soo xareesta masidii hore uunbeey diidmo u sinayaa mise hada waxa yaa ka dhab ah oo sidii hore ma noqoneeyso oo hada qofku markuu xareeyo foom cusub sidii ahaan jirtay markii hore aysan xirmin ayaa loola dhaqmayaa walal isoo jawaab adigoo mahadsan sida ay kula tahay

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  4. hodan says:

    jimcaale walal waxan ku weydinayaa dadkaan ahad la dhahayo foomaka cusub soo xareesta masidii hore uunbeey diidmo u sinayaa mise hada waxa yaa ka dhab ah oo sidii hore ma noqoneeyso oo hada qofku markuu xareeyo foom cusub sidii ahaan jirtay markii hore aysan xirmin ayaa loola dhaqmayaa walal isoo jawaab adigoo mahadsan sida ay kula tahay

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

    • Uriel says:

      ayhan kalemkoy diyor ki:değerli hocam sizi kulutyorum gf6stermiş olduğunuz cesaretinizle ve dik durusunuzde erdekte refarandum oylamasında gerekeni i yaparak ve bunun karşiliğinida hayır oylarıyla ispat ettiniz bu kadar engellenmenıze karsılık bu kampanyada yanında olanlar belliydı..kendı ie7inizden bile engellenemediniz z sizi kulutyorum..ve başarılarınızın devamını dılıyorum..DP demek gelecek demektır..siz birlik bareber olan bfctfcn GERc7EK DP LİLERİ KUTLUYORUM..saygılar

      U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  5. hodan says:

    jimcaale walal waxan ku weydinayaa dadkaan ahad la dhahayo foomaka cusub soo xareesta masidii hore uunbeey diidmo u sinayaa mise hada waxa yaa ka dhab ah oo sidii hore ma noqoneeyso/ oo hada qofku markuu xareeyo foom cusub sidii ahaan jirtay markii hore aysan xirmin miyaa loola dhaqmayaa walal isoo jawaab adigoo mahadsan sida ay kula tahay

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  6. Siikaawi says:

    As c sidii hore xaalku maaha waxaa hadda la diyaarinayaa paspooradii ay ku soo bixi lahaayee

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  7. malaak sharif says:

    sc walaal siikawi sideed ku ogaatay in baasabooradii ay kusoo bixi lahaayeen in loo diyaarinooyo ????

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  8. Siikaawi says:

    Albaaqiyaatussaalixaat (subxaanallaah walxamdulilaah wa laailaaha illa laah wallaahu akbar)

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  9. hodan says:

    jimcaale plz noo jawaab

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

    • Ameyali says:

      Mahadsanid. Waan ku fakarnay inaan af Soomaaligana aan ku qorno. Howlahaan waa wax aad u shaqa badan. Wax walba laba ldoauoqd in lagu qoro waa hawl dheeraad ah. Hadduu Eebbe idmo, waxaan ku dadaalaynaa videoga inaan ku qorno Soomaali iyo Ingiriis.

      U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

    • Nurhasan says:

      rob: hey! Congrats! This is a fantastic tenitmosial of the true value of the WAA Certification – and the nice thing is it come from someone who is not a WAA director :)Again: CONGRATS!

      U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  10. Ali says:

    As naciimo walal anigaa ku siinoyo talo fiican eee qaado taas runtii wada ku guuleesan u sheeg in uu yimaado nin kaaga south africa is oowlada idin ka dhex abuuro alle in ashaa allaah saa samee fikir iyo wal walakn is kadhaaf

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

    • darbane cadde says:

      kamuunada walee is ku mid ma haha midna meesha ay joogaan ayuu ku booqanaa midna dad ka soo socda tabar uma heeno ayuu leeyahay walee kamuunada qaar ma aha oo dhahaaya somalida soo socota tabar uma heeno kkkk walee växjö waa kammuun aley lehe

      U codee: Thumb up 3 Thumb down 0

  11. Barwaaqo says:

    A.S.C salaan kadib waxaa is weydiin mudan horta safaaradda kenya ma furantahay haba la booqdo ma xumee xageysa dadku wax ka ogaankaraan maxaase laga filaa safaaradda kenya oo dad aad u farabadan ku xayiran yihiin mase leedahay wax rajo ah hadiiba wax la billaabo mase waa la iska booqanaa sida dalxiiski oo kale.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  12. Nimco dahir says:

    Walalow jimcale ado 100% pasportka daganasho aya isaran marka ilmana malihi,bal waxan jeclan laha ina iskudaydo inad so ogatit,ali walal taladaada maxumo blse wa wakhti dheer ha imado wakhti s,africa joga inkasto ilahay haysto ur yelo 9 month dhal kadib,balse si kafudud ayan ilahay karajayni walalahana xog qofki hayo isoqor,thankz

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  13. Kadar kadar says:

    S.c nimco horta waxad tagaysa wakhtigu ilahayku qoray. Mida kale adiga waxad haysata pasport kenyana marka walalo hadii ninkagu rabo inu ku dhofiyo sifudud ayu kugu kaxayn kara hadi kale dee haku yimado oo ur qad waa wadada kale ee ku banan magaratay inader.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  14. Nimco dahir says:

    Walalow kadar sidee igu fudud e iguqadi talada bro,

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  15. ducaysane says:

    nimco ina ader aniga xaaskayga waxay sanad kahor iigu dacwootay kenyan.4 isbuuc ayay iguqaadatay inaan u imaado sweden. inkastoon leeyahay yaadalkaagii kuuceliya.marka ninkaaga usheeg in dacwada keenyaan laga dhiga.hadiin been horeto lasheegin.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  16. baariyow says:

    Nimco marba haddii aad waxba isku dhalin ninka oo aad basaboor S:Afrika aad haysato shuruudii basaboorka waad ka fakaneysaa ,laakiin shuruudo kale oo aan dadka wax isu dhalin weli haysta ayaa jira kuwaas oo ah
    1-qofku sweden waa in uu 4 sano joogo waddanka.
    2-qofka waa in uu shaqeyyaa oonu cayrta ku tiirsaneyn.
    3-qofka waa in uu dagan yahay guri oo uu isagu iska bixinayo oo filan isaga iyo qofka uu dalbanaayo.
    Hadda waxaa la ii sheegay qof sidaada oo kale basabor Etobiyan haysta oo dacwadiisa loogu diiday shuruudahaas.
    Marka ilaah hakuu fufdudeyo laakiin arrimahaas iney jiraan ku xisaabtan ,hadaadse ilmo ilaah idiinkala siiyo shuruudahaas meesha wey ka baxayaan. wabilaahi towfiiq

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  17. Abdiraxman says:

    Asc jimcale sxb aniga waxa kenya jogta xaskeyga safaradi weyxirantahay intebey jogan wafdiga anudire odadka kuwareysanayan fadlan ??? Jawab

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  18. hodan says:

    walolow Abdiraxman jawaab ha sugiin hortaa yaaan ku dalnay malaha jimcaale intuu sheekadaan webka soo galiyay ayuuu iska baxayba malaha

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  19. Nimco dahir says:

    Thanks ducaysane iyo bariyow markale bariyow bro waxan haysto wa pasport kenya ah e ma,ahan s,africa midkan waxa laygaqatay 7000 o randka s/africa ah marka ninkana mahaysto pasportka wayn e swidan waxu haysta temprery ama entrim blse wan ku iman kara ayu leyahay anigana inan halkan ur kuyesho marabo k k k aan hoos udag dage marka walalahayow talo wa tii ilahay wixi kaso haray wa idinka,

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  20. Deeq.darajo says:

    NACIMO Wad iga qoslisay wlh micnahaga hadu sweden kugeynwayo uur marabtit o canuga swd ma kafican calukulixal loolz kaftanka markan kagudbo walashey ana kulajogo s/afrika boroses swd ahna ixareysanyahay marka hadad maclumad badan ubahantahay shek mel lagalasoxiriro mahadsanit?

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  21. Nimco dahir says:

    Walal deeq aniga talo hadad igudhanto isheeg,hadadse shardi kadhikto adress bul Allah siyo,

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  22. Kowsar abdi says:

    Wil xogogal ah o nacmo kaqanciya su,asheeda ma lawayay gabadha shardi ha kuxirana e ushega hadad garanaysan,

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  23. Deeq'darajo says:

    Asc/dhaman,salan,kadib,kowsar, walale nimco waxa loshegaya jw.ey kuqanacdo o waxku ool ah runti dadka s/afrika ku nol wexey hestan fursad qaliyah o eysan heysan dadka kunol sida ethobiya iyo kenya iyo kanbala. Marka mana ahan qasab in lagu shego mel kuminati ah o cadan iyo madow iyo cunsuri ey soboqdan marka hadi ey daneneyso maclumad wan usheknay sida ey kuhelikarto, wabilahi towfiq?

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0