Magaalada Kiruna oo la rarayo

3

Inta badan magaalada Kiruna ee waqooyiga iswiidhan ayaa laga rarayaahalkaay ku taalo hada. Ayadoo tani dhalisay ka dib markii macdan badan oo laga qoday goobta ay ku taalo magaaladu ay khatar galisay nolosha dadka ku nool Kiruna.

Ayadoo qorshaha lagu rarayo magaalada uu socday waqti dheer ayaa hadana waxaa dib u dhigay isfahandaro ka taagan dhinaca loo rarayo magaalada.

Go’aanka ugu dambeeya ee goobta loo rarayo magaalada ayaa la gaari doonaa bisha sabteembar, balse dhismaha cusub ee magaalada ayaa bilaaban doona 2 sano ka dib.

Sveriges Radio.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here