Magaaladda Hamburg ee dalka Jarmalka oo mindi dad lugu weeraray

0

Wargeyska dalkaasi ka soo baxa ee Bild ayaa qoray in hal qof  dhintay tirro kalena ay dhaawacmeen, ka dib markii dukaan laga adeegto uu qof dad mindi ku weeraray. Booliska dalkaasi ayaa hadal qoraal ah oo ay soo dhigeen boggooda twitter-ka ayey ku sheegeen ineeysan aqoon sababta ka dambeeysa in ninkaasi geeysto balse ay gacanta ku hayaan.

Booliska waxaa ay sheegeen in soddon daqiiqo ka dib ay soo qabteen gacan ku dhiiglahaasi, iyadoona ay baarayaan sababta ka dambeeysa. Booliska ayaa sidoo kale ku gaaf wareegaya agagaarka dukaanka shilka ka dhacay.

Somaliska.com-Göteborg

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here