Magaalooyinka ugu nolosha fiican Sweden

Wargeyska Fokus oo sanadkasta sameeyaa cilmi baaris ku saabsan magaalooyinka ugu nolosha fiican ayaa markale soo solnabandhigay liiskooda. Magaalada Solna oo ka tirsan Stockholm ayaa sanadkaan noqotay magaalada ugu nolosha fiican Sweden. Sidoo kale kaalinta 2,3,iyo 4-aad ayaa waxaa galay Nacka, Lidingö iyo Danderyd oo dhamaan ka tirsan Stockholm.

Solna ayaa lagu amaanay in ay u wanaagsantahay dhalinyada iyo qoysaska. Solna ayaa waxaa ku yaala garoonka ciyaaraha ee ugu caansan Sweden. Sanadkii hore ayaa Solna waxay gashay kaalinta 22-aad. Magaalooyinka waaweyn ayaa waxaa ugu fiican Stockholm oo gashay 7, Göteborg oo gashay 100 iyo Uppsala oo gashay 24.

Sadexda magaalo oo ugu nolosha liidata ayaa waxaa galay Flen, Perstorp iyo Grums.

Halkaan ka akhriso liiska magaalooyinka oo dhamaystiran..

 

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

7 Responses

  1. jamiila says:

    scwrb dhamaan waan idiin wada salaamey reer somaliska inta soo boqato ayaa mahan dad ki 2 sano maxaa luuga aamusey mise wax news ah ayaa lahen wax maxkamed jawab ka heley jawaabtina waa inoo farxad aan aqbaratka aan kala helno

    U codee: Thumb up 3 Thumb down 1

  2. ifka says:

    to jamiila haa walalo way jiirta aniga aya heelay jawab wana isiiyan ogalasho adiga iyo inta kalee ee suugaysana waxan u rajeeynaya khayr iyo jawab wacan

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  3. sumayo says:

    asc asxaabta waan idin salaamay dhamaantii. ifka walaal adiga iyo inta kula midka ah wax maxkamada soo ogolaatay ma aragteen

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 1

  4. jaafaajiriq says:

    Good, MashaAllah…. Maanta ayaa dhihi karaaa… Halkii aan doonaye in aad gaartay… Waxaa muhim ah in aad soo lifaaqtid warka halka aad ka soo qaatay.. hadii aadan adiga iska laheyn… warkasta oo aad soo daabacdo, fadlan halka aad ka keentay aynu aragno… Good Luck ayaan ku lee yahay walala thanks

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  5. Avv cadde says:

    Assalamu Caleykum all of you.

    Waxaaan u sidaa Bishaaro walalahii lagu Haystay arrinta 2 sano waxaa ay ii soo dirtay maxkamadda Göteborg Ogalaasho waxeyna cadsatay in Canuga laga qaado DNA, Insha allah dhamaan walaalaha waxaan u rajeynaa guul,

    Heerkaas markii timid maxey cadan kartaa yaaa war ka haayo?

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  6. HASSAN KAAMILL says:

    Wcs wr wbr dhamaaantiiiin.

    Sln kadib
    Ifka iyo Avv cadde arrin lagu farxo ayaad soo sheegteen waaana ku mahadasantihiiin
    Ee adinka arinteeeno 2bada sano miyeey ka mid aheyd?
    Ilaa waqtigeedse ila nooleydeeen 3bil sanad ambo kayar ambo kabadan faaahin naga siiya waa inoo muhiim adinkoo mahadsan
    Jwb ayaaan idin ka sugeeynaa ifka iyo Avv cadde jwb wacan

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

    • Ex Hanad says:

      asc dhamaan asxaabta 2sano war farxad leh baa shegteen ifka iyo aw cade inagana ilahay wax ka rajenaynaa wax khyr leh isha allaah aniga jawaabta ka sugayaa maxmada malmo marka alle ha inoga so wada sahlo dhamaanteenba

      U codee: Thumb up 0 Thumb down 0