Magaca nabiga oo ka mid noqday magacyada ugu caansan Sweden

Magaca Mohamed ayaa sanadihii la soo dhaafay ka mid ahaa 100 magac ee ugu caansan Sweden ee loo bixiyomohamed wiilasha ku dhasha wadanka. Sanadkii tagay ee 2012 ayaa magaca nabiga (nnkh) waxa uu ka mid yahay magacyada ugu caansan Sweden isagoo galay gaalinta 54.

Sanadkii ka horeeyay ee 2011 ayaa magaca Mohamed waxa uu ku jiray nambarka 66.

Magaca ugu caansan ee sanadkii la soo dhaafay ay dadka Sweden ula bexeen wiilasha ayaa ahaa “William” halka gabdhahana ay ugu caansanayd “Alice”.

Halkaan ka akhriso liiska magacyada ugu caansan Sweden.

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

9 Responses

  1. Ayan says:

    Max waa maxamed oo lasoo gabshay

    U codee: Thumb up 3 Thumb down 0

    • Max MIO says:

      Ayaaneey waxad garatay dadku waxay garanwaayeen, MAX waa Maxamed oo la soo gaabiyay, anigaa ah Max waa Maxamed MIO
      Dadka qaarkood waxay u qaadanayaan inaad magac gaaleed la baxday,

      U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  2. SHAF-LIBAAX says:

    Ma.shalah waa wax lagu farxo ilaahaana koryeelay magacan
    nabadgelyo iyo naxariis korkiisa alaha yeelo ruux kasta oo ku nool galbeedka yurub waa in loo bixiyaa maxamad wana muqadas in lakoryeelo lana xurmeeyo .
    soomalida waa iney ku dadaasho koryeelida maxamad.
    Jimcaale adigana waad ku mahadsantahay sida habsamida leh eed inoogu soo gudbisay koryeellida magaca kheyru qalqilah.
    Ilaahna hakaa jiseeyo.

    Fikrad lala dhacay Thumb up 7 Thumb down 1

  3. Abdinaasir Ali says:

    as salamu aleikum!
    Waxaan la yabay ama aan ka xumuuday qofka war bixintaan soo qoray ee garan wayay. In uu ku saliyo Nabi Mohamed Sallahu Aleihi wasalam. Adigoo magaca Nabiga soo qoray hadaane awoodi wayay in aad ku saliso waxaan u arkaa nasiib xumo. Rabi haku soo hanuuniyo.

    U codee: Thumb up 4 Thumb down 3

  4. ifka says:

    alahuu akboor alahuu akboor waxa halka kaga cad in muslinminta soobadanayso sweden alahuu akboor

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 1

  5. Adam Musa says:

    Mohamed صلى الله عليه و سلم Mashallah!…Peace be upon him

    U codee: Thumb up 4 Thumb down 0

  6. Nabi Muxamed NNKH says:

    Mansha Allah Waa Arin Lagu Farxo Kor Ahaanshaha Magaca Nabiga NNKH Waana Ku Mahadsan Tahey Soo Tabintaada Sxb Jimcaale Dhanka Kale Ninka La Dhahayo C/naasir Cali Sxb Mataqaan Ereyga Laga Soo Gaabtey NNKH Waa Saliga Nabiga oo la soo gaabshey Afsoomaalina ah Waana Nabad galyo Naxariis Korkiisa H ahaate Waxana Loo Qora NNKH mahadsanidiin!!

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  7. mohamed says:

    maante waa 12 bisha mowliid markaan arkay magaca nabige scw waxaan umalaynaayi in taariikhda nabige ad kasheekeyndoontid jimcaalow maante waa maalintii nabige uu dhashay scw nabige ayaa kasharafbadan nabige ayaa kamagacweyn nabige ayaa ka fadli badan aduun oo dhan kusaliya nabige scw jimcaalow kusali nabige walaalow

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  8. ali says:

    MASHALLAH WAAYE

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0