Magacyada wasiirada cusub ee dowlada Sweden

Raysal wasaaraha cusub ee Sweden Stefan Löfven ayaa saakay baarlamaanka ka hor aqriyay magacyada wasiirada cusub ee dowladiisa iyo isbedalada ay samaynayso dowladiisa. Stefan Lövfen ayaa soo magacaabay wasiiro ka kooban xisbigiisa Socialdemokraterna (S) iyo xisbiga Miljöpartiet (MP).

Arinta la yaabka leh ayaa ah in Löfven uusan soo magacaabin wasiirkii socdaalka iyo wasiirka isdhexgalka.

Åsa Romson (MP) – klimat- och miljöminister samt vice statsminister, wasiirka deegaanka.
Margot Wallström (S) – utrikesminister, Wasiirka arimaha dibada.
Morgan Johansson (S) – justitieminister, Wasiirka cadaalada.
Anders Ygeman (S) – inrikesminister, Wasiirka arimaha gudaha.
Isabella Lövin (MP) – biståndsminister, Wasiirka deeqaha caalamiga.
Peter Hultqvist (S) – försvarsminister, Wasiirka Difaaca.
Annika Strandhäll (i dag ordförande i fackförbundet Vision) – socialförsäkringsminister, Wasiirka caymiska.
Gabriel Wikström (S) – folkhälsa-, sjukvård- och idrottsminister, Wasiirka caafimaadka.
Åsa Regnér (tidigare bland annat generalsekreterare för RFSU) – barn, äldre- och jämställdhetsminister, Wasiirka caruurta, waayeelka iyo sinaashaha.
Kristina Persson (S) – strategi och framtidsfrågor samt nordiskt samarbete, Wasiirka qorshaynta.
Magdalena Andersson (S) – finansminister, Wasiirka Maaliyada.
Per Bolund (MP) – finansmarknads- och konsumentminister, Wasiirka maaliyada, ar
Ardalan Shekarabi (S) – civilminister, wasiirka shacabka.
Gustav Fridolin (MP) – utbildningsminister, wasiirka waxbarashada.
Aida Hadzialic (S) – gymnasie- och kunskapslyftsminister, Wasiirka dugsiyada sare iyo aqoonta.
Helene Hellmark Knutsson (S) – högre utbildning- och forskningsminister, Wasiirka waxbarshada sare iyo cilmi baarista.
Ibarahim Baylan (S) – energiminister, Wasiirka tamarta.
Mikael Damberg (S) – närings- och innovationsminister, Wasiirka ganacsiga.
Mehmet Kaplan (S) – bostads- och stadsutvecklingsminister, Wasiirka guryaha iyo horumarinta magaalooyinka.
Anna Johansson (S) – infrastrukturminister, Wasiirka dhismaha.
Sven-Erik Bucht (S) – landsbygdsminister, Wasiirka baadiyaha.
Alice Bah Kuhnke (generaldirektör för Ungdomsstyrelsen) – kultur- och demokratiminister, Wasiirka dhaqanka iyo dimoqraadiyada.
Ylva Johansson (S) – arbetsmarknadsminister, Wasiirka suuqa shaqada.

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

6 Responses

  1. Faai.id says:

    Howl wacan dheh waa inay cod ka heshaa Baarlamaanka dowladaani markaas ayey dhaqan galeysaa!!!!!!!

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  2. fahad says:

    Shaqo wacan ayaan leeyahay balze dhib wayn ayaa hortaagan oo ah xaga ansixinta barlamaanka…..

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  3. wasiirka geela says:

    wasiirka baadiyaha lol,somaliya wasiirkeeda o baadiyaha wa kee

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  4. SHAMAAKH SOMALILANDER says:

    SOMALIYA WAA DAL BUR BURSANE MUXUU WASIIR BAADIYE YEELAN, LAAKIIN SOMALILAND AYAA LEH WASIIRKA DHAQANKA IYO REER MIYIGA VIVA SOMALILAND ALLOW DHOWR

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 3

  5. Massago says:

    Wasiirka socdaalka waala magacaabay waxana waaye Maria Ferm mp lkn isdhaxgalka wasiir uma baahno

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  6. saalax says:

    Bal aan aragno iyagane waxay kenaan 2 sano aya kaam dhax fadhina dowladi hore way nagu adkeyse sharciyada illahow amuraha somalida u sahal kuwa kala maqane midey inta sharci la aanta ahna u sahal an kamid ahay

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0