Magangalyo doon isku dayay in uu dab qabadsiiyo kaamka magangalyo doonka

Mid ka mid ah magangalyo doonka ku xareysan kaam ku yaala magaalada Surahammar ee gobolka Västmanland ayaa boolisku raadinayaan ka dib markii uu isku dayay in uu gubbo kaamka.

Ninkaan oo da’diisa lagu sheegay 25 sano jir ayaa la sheegay in uu isku dayay labo goor in uu dab qabadsiiyo guriga ay ku jiraan magangalyo doonka iyadoo shaqaalaha kaamku ay labadii goorka damiyeen dabkii uu shiday ninkaas.

Ka dib markii lagu qabtay markii labaad isaga oo dab ka shiday hareeraha guriga ayuu ninkii baaskiil ku baxsaday iyadoo boolisku ay hada ku raadjoogaan sida uu qoray wargeyska VLT. Sababta ka dambeysa in uu ninkaan isku dayo gubitaanka kaamka ayaan la ogeyn.

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

11 Responses

  1. brave-man says:

    web lacag lagu soo galaayop waligeey ma arag akhyaarta ee sidaan iska dhaafa hadii kale sheekadii soomalida lagu yaqiinay ayaad biuloowdeen !! hunguri badan !!!

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  2. abdi says:

    Asc Waligey Intaan noolaan ma arkin webb lacak lagu soo galayo qof hadii uu Furanayo web sanadki dhan ayaa ah 150 Usd Marka aqiyaarta ka dhafa waxaan aad ku xerteen hadii aad lee dihiin webka lacak wayena soo qora ma xumada iyadana……. laakiin hadii aad u sameyseen walaalihii haka faa iidestan wixii war ah oo wadanka sweden ka soo baxa waa Oki ha is ceebeynina awalba adinka bixin jirey hadana bixiya koley waa ogahey waxaad tihiin förenin ….mase maxamuud dukaanle ayaa rabo lacakti uu dukaanka ku kabi laha

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  3. Bashir abass says:

    Webkan dhalil malaha ha lasheego somaliyay halka nin o webset kashaqeyo o uso jwbi akhristayasha?nothing marka jimcale si tartib ah wax uwaydiya lacag kumiina shubanine,rali ahada cida kaxumata,

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  4. POSITIVE MAN. says:

    yabaye halkay ku taala inuu websiteku lacag noqday?

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  5. C/kariim says:

    Aniga waxan qabaa in uu daahu in uu ceeb keenay Jimacaalena taas ha ogaaado in kastoo aysan qasab aheyn in lacagta la bxiyo, hadana waa sumcad la,aan.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  6. nasiib says:

    somaliska waxaan u sheegayaaa arintaa lacagta nu kuma qancin ee dib uga fiirsada inigoo sharaftiina ilalinaya tani maaha wax hore loo arkay akhyaarta dib iskugu noqda waxan aad ku xidheena ka furo ,

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  7. somali !!!!!!!!!!! LACAG !!!!!!!!!!!!!!!!! says:

    asc asxabta dhan.
    war aniga waxan layabanahay jimcaala oo ahaa nin isu tagay bulshada somaliyeed in badan in uu warbixino kasiiyo arima badan oo quseya somalida sweden in hada uu rabo in uu ka ganacsado aqbaraadkii uu bulshada u soo gudbin jiray. jimcala sow ma ogid nolosha lacag kaliya ma ahan. nolosha waxa la fiiriya wax yaba badan oo ay kamid yihiin sumcada iyo in dadkaaga loo huro waqti iyo maalba lkn waxaan ka xumahay inaa waxba dhamin kuwa danesta yaasha ah hadaadan kalabanin lacagta ad shegeyso. isku xishoo walaal oo waxaas umada hakula kicin waxa tahay nin masuul ah.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  8. ifka says:

    salan dhaman aakhyarda somaliska.com jimcale webkisu iyo kuwa kale isku mid ma ahaa xasuusta jimcale warka ayuu meel badan ka dona wana ka jawaba wixi suu aala mida kale wa idinka ku qeeyliya in ad wax u dhibaten camel markuu ka sojawabi wayo waxad weydisen waxa uu idiin weydiyayna manta wax saa u sii weyn ma ahaa wa wax isagana wax u taraya idinkana aad ka marantan ee walalyal ka xishooda wiilka biri markii uu wax cusub sogaliyo wad ogtihin saad u su albadan tihin

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  9. war wabsedka ka daya ceebta says:

    walalayal sumcada xumada ka daya waa ceeb

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  10. GalMudug State Medborgare says:

    waar ninka sibey ka noqotee malaa wuu yara busaaradeystee dee la iskuma qarxiyee hadey odeyga cumaamadi kayara dhacdey waa loo qabtaaye hala daba galinee ninka sanaadhka ka daaye bilaa caleeg walaahi aniguba aadbaa ula yaabey balse waan garwaaqsadey jimcaale walee waa nin sare wey kayara bariiqatee ka daaya mar hadeydaan inta yaree uu ina weydiiyey aydaan u direy odeyga ka hadha waar waan idin salaamayaa

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  11. dadir says:

    jimcaale waa runtiis wax walbana waa idiin faah faahiyey marka inta yar uu idinka codsatay ku kaalmeeya isagaba waqti iyo lacag ayuu idin ku bixiyaa marka ha ku jees jeesina somaliyey wiilka hala kaalmeeyo webka waa webkiina

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0