Magangalyo doon kufsi iyo dhaawac isugu geystay Boden

Sida uu qoray wargeyska NSD nin 20 jir ah ayaa sheegay in ay kufsadeen 3 nin oo magangalyo doon ah oo ku jira kaam ku yaala magaalada Boden ee waqooyiga Sweden.

Dhacdadaan oo la sheegay in ay dhacday isbuucaan ayaa ninkaan oo ka mid ah magangalyo doonka ku jira xerada uu sheegay in si xoog ay u kufsadeen 3 ka mid ah magangalyo doonka kale ee xerada ku jira. Sidoo kale xerada ayaa laga soo sheegayaa tuugo, iyo qalalaase joogto ah oo u dhexeeya magangalyo doonka iyadoo la sheegay in nin Eretriyaan ah si xun midi loogu dhaawacay.

Booliska ayaa habeenkii arbacada soo xiray labo nin oo la sheegay in ay ku luglahaayeen kufsiga iyo tuugada ka taagan kaamka. Wareysi lala yeeshay magangalyo doonka ku jira xerada ayay sheegeen in ay meesha ka jirto cabsi iyo amaan dari baahsan.

Xiriir aan la sameeyay mid ka mid ah Soomaalida ku nool Boden ayaa ii sheegay in aysan jirin wax kufsi ah oo ka dhacay xerada magangalyo doonka balse ay jiraan ragg u dhashay Afghanistan oo arintaan ka been sheeganaya si ay sharci ugu helaan.

Laanta Socdaalka ayaa sheegtay in sababta ka dambeysa qalalaasaha ka jira xerada ay sabab u tahay qilaaf xaga dhaqanka iyo diinta ah oo soo kala dhexgalay qaar ka mid ah magangalyo doonka.

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

14 Responses

  1. wadani says:

    meel afgaan soo gashay balaayo ayaa soo gashay

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 2

  2. said says:

    asc dadku dad xun iyo dad fican way leeyihin lkin xumaanto cidna gooni uma aha ee dadka dhan yaan lawada aflagadayn

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  3. Dooyaale says:

    Wadani- walaalka wata Xikmad maahan in Ummad dhan magacood hal qof lagu xukumo. Afghan dad Muslimiin ah waaye , dad xun iyo dad wanaagsan Caamo iyo Culumo , Caruur iyo Ciroole , marka walaal sidaa ha yeelin oo dadka HAL QAANAD HA WADA GELIN.

    Soomaalida Sweden joogtaba kuwa xunaa ku jira , mana jeclin in SOOMAALIYAA WADA XUN LA YIRAA , sidaas oo kale dadka ” Dra inte alla över en kam!” waa maah maah swedhish ah waxaana loola jeedaa” Inaan dadka hal wax lagu wada xukumin”

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  4. Geo'rge afrax says:

    RAG is kuf sanaa’ !!? Kolleey waa dad aan dhaqan laheeyn iyo CAqli tona!?

    Dumarkii inta la soo dhafey maa Ragii loo Yimid!? oo wali Kufsi ah!?
    Police iyo shrci dhoowr ka Swden waa in Dib loo fiir shaa! HAdii kale Wadanka Swden oo dhan Farah oow ka bixi doonaa!? Jil jileeca iyo Naxariista DAd BARBARIK AH LAMA tuso, waxeey Moodaan doqon nimo-Democracy-ga laftiisa.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 1

  5. Saredo says:

    Waa wax layableh waxanokele osharafta sogalotiga an kuwanaagsanayn waxan kaloo layabay ninka ladhohe@afrax oo islafiican waxa layiri isma og aqalki bay aslaysa waxan kuleyahay adugu markad doonta kadagtid dadka wax kasheg ama wax usheeg tiisa dar yeela tukale kudara waxad saaran tahay doon meel halisa maraysa.. Halaga raali noqdo wixi gafa asc

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

    • Afii says:

      Wow those cupcakes look to die for. I hate it when I start cooinkg and there is some important ingredient missing. You were lucky to have such a good friend grab you some oil. It isn’t like you can run next door to your neighbors these days like when we were young. Will you share the recipe of those delicious looking cupcakes?.

      U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  6. Filsan sh,aden says:

    Saredo inshad kariday walibo kan afrax wato wa gaal nbi muxamed scw wu inkiray,marka nin dintisa nacay ya wax kufali!

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  7. Abdirahaman sheikh dahir (wasiirka) says:

    Asc yaa lees qab qabsanin yaana les edeynin afgnitan wey is jacelyihin anaga neh aan is jeclano marka waxii fikradaha ka baxsan hal joojiyo idinka oo raali ah xuman neh yaa la i fahmin oll thanks

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  8. MASSAGO says:

    TOLOOW MUGAAN ARDIGI GOOFEED JOOGI JIRAY QOFTI LAFARA XUMEEYO 6-DAGO OO MAHAR AH AA HIRIG LAGA DHIHI JIRAY EE RABTAAN OGAADHOO SIDI AHAA MASE ALLAHA KUU DHARAB SAARO LEE MEEL U TAAL ? SUBXAANALAAH NIN XATAA AMAA LACAFIHAA WAA INAN 30 SURWAAL NUUGO ISKU JIIDO INTAAB GURUGA KABIXIN ANAA DAYAAYO AMAAN MAJIRO BODEN
    EN FRÅGA TILL GOERG AFRAX ADIGA MAANDHOOW MAGAC MUSLIM MA-WEEYSAY MUGAAD MAGCAHA GAALO WADATO GAALAAD TAHAY INAN KU DHAHAY KAMA DHIGNO HADALKU LKN SU,AAL LEE IGA TAHAY BRA…

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  9. C/rashid says:

    Mr abdirashid asc/ waa wax lala yaabo rag iskufsanayo ilaah hasoo hasoo hanuuniyo aamin dhaha. Thanks

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  10. Khadija says:

    Waa wax lala yaabo in sharci lagu raadsho dariiq qaldan oo welibana sumcad dil u ah jinsiyada qoka ku andoocanaya in isagoo ragga uu yiraa rag kalaa i kufsaday mase ka fekerey in baaris caafimaad la marsiin doono si loo cadeeyo in arrintani dhacday iyo in kale. Mase ka fekerey iney recordka u geli doonto xitaa haddii sharci la siiyo oo ay ahaan doonto mid taariikh nololeedkiisa ka mida. Waxaa jirta maahmaah soomaaliyeed oo leh
    INTAADAN FALIN KA FIIRSO.

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  11. jimeel says:

    subxaan rakii maa lo soo gudbay iranitay isku dhibta afgaanstaniin aya dhibka ka wada mesha hadaan buufin karayo iraniyinta waan buufin laha wayo islanimadaba waxa ku haya ahmed najaad bes haday ka soo baxaan haal mar iaran wax aan la garanayn ayeey noqdaan ,

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  12. somali dhaba ah says:

    filsan iyo saredo waa ila aragteen kan wuxuu yahay waa la garan la,yahay isi soo cadee sxb meeshan waa lagu fahmay wuxuu jecelyahay dalalka islaamka ah dadka kasoo jeeda ama magacooda wata inuu ceebaalkooda raadiyo ama wax xun ku timaamo muslimiinta

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  13. calidhuux says:

    asc iqwaan asc markaan leyahay waxaan u ducanayaan muslimiinta waa salaan raxmo iyo nabadgaliyo xabaarsan o ay isku ducaynayaan muslimiinta ama kafrika nagu dhaxjiro e cadeysta galnimadiisa a hadan nala dhaxtaaagan galinamada e la baxay goerg waxaan ku salaamaya geerida ha timaado e caradada ku dhimo ama kuwa wax kufadasay ama falka faxshiga ah ku kacaayo waa dhaalimiina an iimaan iyo ixsaan heysan ayga waxaan leyahay waa in la celiya o lo safriyo meeshay ka imaadeen ama wadayanka ka imadeen hadu yahay wadaan islaam ah waa in lagu fuliya xadka ilsaamka goerg kaafir towbada waa ku furantahay

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0