Masaajid haweeney imam ka tahay oo laga furay Denmark

Magaalada Copenhagen ee caasimada Denmark ayaa waxaa laga furay masaajid ay imam ka tahay haweeney keliya, balse ay ku tukan karaan ragga iyo dumarka. Haweenka ka dambeeya furitaanka masaajidkaan ayaa ku tilmaamay fikradooda mid ay doonayaan in haweenku ay kaalin muhiim ah ka qaataan arimaha masaajida isla markaana aysan ka helin tixgalin masaajida kale ee raggu hogaamiyaan.

Latifa Akay oo ka tirsan maamulka masaajidka cusub ayaa warbaahinta u sheegtay in aan dhibaato loo arkin in haweenku ay door fiican ka ciyaaraan arimaha diinta.

Ma ahan markii ugu horeysay ee Yurub laga furo masaajid ay dumar imaam ka yihiin, iyadoo horay masaajid nuucaan oo kale ah laga furay magaalada London. Sidoo kale waxaa goobo kale oo masaajid lagu sheegayo kuwaasoo loo furay dadka qaniisiinta ah laga sameeyay wadanka Franciiska.

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

8 Responses

  1. Kabtan matii says:

    Waxaan filayaa kuwaan iney shiico yihiin

    U codee: Thumb up 3 Thumb down 4

  2. Kaw says:

    Dad cadi ah aanay ahayn waa wax laga danbeeyo siyaasad ku shaqaleh

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 1

  3. luul says:

    asc
    waa nuucee diintooda taasi islaam raad kuma laha e islaamku ma qabo in ey saf isla galaan ragga iyo dumarka ama in ey naagi imam u noqoto ragga

    Fikrad lala dhacay Thumb up 7 Thumb down 1

  4. siraad says:

    Acuudo billaah. Allah aa ka magaan galney kuwaas iyo shartaa ee wadaan. Quf islaam nima sheeganayo o waxaas sameynaayo waa yaabe gaaloo waa nala helaay waxeey rabeen. Laakiin allah aa ka weeyn.Suxaana laah.

    U codee: Thumb up 5 Thumb down 1

  5. umu Munasib says:

    Waxaan maqli jiray Dhurwaa qosol haka sugin, dumarna iimaan haka sugin Walee waa aaqiru samaan Alow qaatumada qeyr nooga dhig dhmn.

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 3

  6. Akram says:

    War cawaan weye kuwaan.wlh diinta islamka ayey sharafteeda meel uga dhaceen meeshey joogan in lagu gubo ayaa wanagsn

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 3

  7. Naser says:

    Waa fowdo ma ahan diini arinkan waa waxaan raban sameyhaaa sida Alshabaab oo kale.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  8. faay says:

    subxaanallaah illaahow naxifdi naag masaajid iimaan kanoqee meey keeneen.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0